Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaal Careysan oo Cristiano Ronaldo ku bahdilay Baraha Bulshada kaddib...

(Europe) 14 Dis 2018. Taageerayaal careysan ayaa baraha bulshada ku weeraray Cristiano Ronaldo kaddib falkii uu sameeyay ciyaartii ay Juventus guul darada lama filaanka ah 2-1 kala kulantay kooxda yar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo….(Ka Bogo...

(Europe) 17 Dis 2018. Waxaa maanta la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka ee koobka xiisaha badan ee Champions League. Haddaba waxaan halkan kugu heynaa wax kasta oo aad uga baahan tahay wareega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay (Kulamo...

(Nyon) 17 Dis 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u adag oo xiiso leh, waxaana kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib markii la isku beegay Liverpool vs Bayern Munich, Xiddig wayn oo ka...

(Europe) 17 Dis 2018. Liverpool iyo Bayern Munich ayaa la isku aadiyay wareega 16-ka Champions League mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan wareegan. Daafaca Bayern Munich Mats Hummels ayaa durba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka wareega 32-aad ee Europa League oo la sameeyay

(Nyon) 17 Dis 2018 Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka wareega 32-aad ee koobka Europa League kaas oo ah koobka ku xiga Champions League. Isku aadka oo dhamaystiran: Viktoria Plzeň v Dinamo Zagreb....

View Article


Allegri oo ka hadlay kulanka adag ay kula ciyaari doonaan Atletico Madrid...

(Europe) 17 Dis 2018. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa ka hadlay isku aadka dhawaan la sameeyay ee wareega 16-ka tartanka xiisaha badan ee Champions League. Kooxda uu horjoogaha ka...

View Article

Kahor kulanka Juventus Vs Atletico Madrid…. kooxda reer Spain oo dhibane ugu...

(Europe) 17 Dis 2018. Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League ayaa maanta la sameeyay waxaana isku aaday kooxo waaweyn sida Juventus iyo Atletico Madrid, kulankan ayaa ah mid ka mid ah kulamada...

View Article

“Juventus waxay ku aaday mid ka mid ah kooxaha ugu adag tartanka Champions...

(Europe) 17 Dis 2018. Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka Champions League wareegiisa 16-ka oo ay saddexdii xili ciyaareed lasoo dhaafay soo difaacatay kooxda Real Madrid. Isku aadka dhawaan la...

View Article


Thomas Tuchel oo amaanay Manchester United kahor kulanka ay ku wada ciyaari...

(Europe) 17 Dis 2018. kooxda Manchester United kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan wareega 16-ka tartanka Champions League. Isku aadka dhawaan la sameeyay ee wareega 16-ka tartanka Champions...

View Article


“Iskuma haleyn karno nafteena, sababtoo ah Lyon waxay awoodaa inaan naga...

(Europe) 17 Dis 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa iska diiday fikrada ah in Blaugrana ay hadaba xaqiijisay inay u gudubtay wareega xiga ee siddeed dhamaadka tartanka Champions...

View Article

“Mourinho wuxuu heystaa wakhti uu ku saxo qaladaadka jira kahor kulanka PSG”...

(Europe) 17 Dis 2018. Halyayga kooxda Manchester United ee Denis Irwin ayaa xaqiijiyay in Jose Mourinho uu heysto waqti ku filan uu wax ku hagaajin karo, kahor kulanka Champions League ay ku wajahayaan...

View Article

Agaasimaha ciyaaraha Bayern Munich oo si weyn u amaanay Liverpool uu...

(Europe) 18 Dis 2018. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Bayern Munich Hasan Salihamidzic ayaa ka hadlay kulanka la wada sugayo ay kooxaha Bayern iyo Liverpool ku wada ciyaari doonaan wareega 16-ka ee...

View Article

Macalinka Lyon oo sheegay in ay u diyaar garoobaan 150% si ay kaga adkaadaan...

(Europe) 18 Dis 2018. Macalinka kooxda Olympique Lyon Bruno Génésio ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay u baahan tahay in ay diyaar u noqoto 150%, si ay isugu dayaan inay ka guuleystaan Barcelona, kulanka...

View Article


Manuel Neuer oo fariin u diray Liverpool, kahor is aragooda wareega 16-ka...

(Europe) 18 Dis 2018. . Goolhayaha reer Germany iyo kooxda Bayern Munich Manuel Neuer ayaa fariin u diray kooxda Liverpool, kadib isku aadka wareega 16-ka tartanka Champions League ee shalay lagu...

View Article

“Ma doonayo inaan wajaho Juventus ama Borussia Dortmund” – Jürgen Klopp

(Liverpool) 19 Dis 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay inuusan dooneynin inuu ku beegmo Juventus ama Borussia Dortmund inta lagu jiro tartanka Champions League. Isku aadka...

View Article


Neymar oo ka hadlay isbadalka ku yimid Man United, kahor kulanka ay ku wada...

(PSG) 20 Dis 2018. Xidiga Paris St Germain Neymar Jr ayaa u arka in kooxdiisa ay wajihi doonto loolan cusub ee ku aadan kulanka ay Manchester United ku wada ciyaari doonaan Champions League, kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Atletico Madrid kama cabsaneyso Cristiano Ronaldo” – Madaxweynaha Atletico...

(Atletico) 03 Jan 2019. Madaxweynaha kooxda Atletico Madrid Enrique Cerezo ayaa xaqiijiyay inuusan wax cabsi ah ka qabin Cristiano Ronaldo ka hor kulanka ay kooxda Juventus kula ciyaari doonaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Sanadka EE UEFA oo lagu dhawaaqay, Xiddigo waa wayn oo Safka laga...

(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa la soo saaray kooxda Sanadka ee UEFA 2018 iyadoo codka ugu badan uu helay Luca Modric halka safka laga cunay Neymar, Maxamed Saalax iyo Harry Kane. Real Madrid ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thomas Muller oo la Ganaaxay labada Kulan ee Champions League la Cayaarayaan...

( Munchen ) 12 Jan 2019. Weeraryahanka Bayern Munich Thomas Muller ayaa seegaya kulankooda wareega 16-ka koobka Champions League ay la dheelayaan Liverpool kaddib markii la ganaaxan laba kulan oo...

View Article

Van der Vaart oo xushay shaxda ugu fiicnayd taariikhda kooxaha Real Madrid...

(Yurub) 16 Jan 2019. Laacibkii hore xulka qaranka Netherland ee Rafael van der Vaart ayaa doortay shaxda ciyaartoydii ugu fiicnayd taariikhda ee kooxaha Real Madrid iyo Ajax Amsterdam, kahor kulanka...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live