Faahfaahin dheeri ah oo laga helayo xaalada dhaawac ee Neymar Jr, (Miyuu...
(PSG) 28 Jan 2019. Waxaa la xaqiijinayaa in xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr uu seegayo kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League ay ku wada...
View ArticleUEFA oo niyad jab ku riday kooxda Bayern Munich kahor kulanka Liverpool ee...
(Bayern) 05 Feb 2019. Kooxda Bayern Munich ayaa waayi doonta mid ka mid ah hubkeeda ugu muhiimsan kulanka ay kooxda Liverpool kula ciyaari doonaan wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Sida laga...
View ArticleAlex Oxlade-Chamberlain oo lagu daray shaxda Liverpool ee kulammada bug-baxa...
(Liverpool) 05 Feb 2019. Ciyaaryahan Alex Oxlade-Chamberlain ayaa lagu daray shaxda kooxda kubbada cagta Liverpool ee Champions League heerkiisa bug-baxa ama knockout-ka tartankan. Xiddiga khadka dhexe...
View ArticleJames Rodríguez oo si weyn u amaanay kooxda Liverpool
(Bayern) 08 Feb 2019. Khadka dhexe reer Colombia isla markaana milkiyadiisu ay leedahay kooxda Real Madrid, basle qaab amaah ah ku jooga Bayern Munich ee James Rodríguez ayaa ka hadlay kulanka adag ee...
View ArticleHaddii aad ogeed Neymar iminkana laacib kale oo weyn ayaa ka dhaawacmay...
(Paris) 09 Feb 2019. War farxad leh ayaa u soo yeeraya kooxda Manchester United kaddib markii laacib kale oo weyn uu ka dhaawacmay naadiga PSG saddex maalin uu ka hor kulankooda Champions League. Horay...
View ArticleXiddigaha PSG ee Cavani iyo Neymar oo la filayo inay seegaan kulanka Man...
(Paris) 10 Feb 2019. Labada Weeraryahanka ee kooxda PSG Edison Cavani iyo Neymar Jr ayaa la filayaa inay dhaawacyo ku seegaan kulanka todobaadkan ee Champions League oo ay wajahayaan Man Utd. Horay...
View ArticleDEG DEG: Kooxda PSG oo xaqiijisay xiddigaha seegaya kulanka Man United ee...
(Paris) 10 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta PSG ee Waddanka Faransiiska ayaa xaqiijisay xiddigaha dhaawaca ku seegi doona kulanka todobaadkan Manchester United ee Champions League. Edinson Cavani ayaa...
View ArticleJulian Draxler oo isbar-bardhig ku sameeyey kooxda Manchester United xilligii...
(Yurub) 11 Feb 2019. Ciyaaryahanka reer Germany iyo kooxda Paris Saint-Germain Julian Draxler ayaa xaqiijiyay in Manchester United ay si fiican u ciyaareysay waagii uu tababaraha ka ahaa Jose Mourinho....
View ArticleTababare Solskjær oo amaan kala dul dhacay Thomas Tuchel, xili dhinaca kale...
(Champions League) 11 Feb 2019. Macalinka reer reer Norway Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay inuu si weyn ula dhacsan yahay shaqada adag uu Thomas Tuchel ka hayo kooxda Paris Saint-Germain. Hadalka...
View ArticleBuffon oo fariin u diray Pogba, kahor kulanka ay habeen dambe isaga hor iman...
(PSG) 11 Feb 2019. Goolhaayha kooxda Paris Saint-Germain ee Gianluigi Buffon ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leeyihiin saddexda xidig ee kooxda Juventus, isagoo sheegay inay adag tahay in la...
View ArticleTababare Solskjær oo ku faanay in SHANTAN ciyaaryahan ay shaqo fiican ka...
(Manchester) 11 Feb 2019. Macalinka reer Norway ee Ole Gunnar Solskjær ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa Manchester United uusan hoos u dhac ku imaan doonin kulanka ay habeen dambe Talaadada kula ciyaari...
View ArticleSAWIRRO: PSG oo soo gaartay England ka hor kulankooda habeen dambe ee...
(England) 11 Feb 2019. Xiddiga PSG ayaa soo gaaray England ka hor kulankooda habeen dambe ee Manchester United. Kooxda reer France ayaa lugta hore ee wareega 16-ka Champions League ku wajaheysa Red...
View ArticleJose mourinho oo helay shaqo cusub .tolow maxey tahay?
(champions leage ) 11 Feb 2019 Macalinkii hore ee kooxda Manchester united Jose Mourinho ayaa marti ku noqon doono barnaamij lowga hadlayo falanqeenta kulamada champions league sida la xaqiijiyey ....
View ArticleMartial oo kahor kulanka PSG ka hadlay farqiga u dhexeeya macalimiinta...
(Manchester) 11 Feb 2019. Weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ayaa xaqiijiyay in sii joogi taanka tababare Ole Gunnar Solskjær xili ciyaareedka soo aadan uusan ahayn go’aan ku xiran...
View Article“Neymar Jr wuxuu ka sareeyaa qof walba”
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Laacibkii hore kooxda PSG ee reer Brazil Nenê ayaa caro weyn ka muujiyay in Neymar uusan ciyaari karin kulanka caawa ay ku wada ciyaari doonaan kooxaha Manchester United...
View ArticleInay joojin doonaan Pogba, sida weyn uu kaga soo hor jeedo isbar-bardhiga...
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Xidiga kooxda Paris Saint-Germain ee Julian Draxler ayaa amaan dusha kaga tuuray laacibka reer France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba, kahor kulanka labada...
View Article“Paris Saint-Germain nagama guuleysan karto” – tababare Solskjær
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Macalinka reer Norway iyo kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa aaminsan in kooxdiisa Red devils ay garaaci karto, koox kasta ee kahor imaada, wuxuuna...
View ArticleThomas Tuchel oo dardaaran culus u jeediyay ciyaartoyda kooxda PSG kahor...
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyay in gooldhaliyahooda taariikhiga ah ee Edinson Cavani uu seegi doono kulanka caawa ay Manchester United...
View ArticleXog Gaaban oo aad u baahan tahay inaad Ogaato ka hor kulanka Caawa ee...
(Europe) 12 Feb 2019. Manchester United ayaa caawa mininkeeda Old Trafford ku marti galin doonta PSG lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo ururinay xog...
View ArticleSolari oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xiddigaha Real Madrid ee kaga qeyb...
(Real Madrid) 12 Feb 2019. Santiago Solari ayaa ku dhaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulnka habeen dambe Ajax ee wareega 16-ka tartanka Champions League. Macalinka reer...
View Article