Dani Alves oo kalsooni weyn ka muujiyay awooda ay ku garaaci karaaan kooxda...
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Difaaca kooxda Paris Saint-Germain ee Dani Alves ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay heysato awood lagama maarmaan ah ay ku garaaci karto Manchester United kulanka ay ku wada...
View ArticleÁlvaro Arbeloa oo u rajeeyay kooxda Barcelona inay ka hari doonto tartanka...
(Spain) 12 Feb 2019. Daafacii hore kooxda Real Madrid Álvaro Arbeloa ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko kabtanka reer Argentina ee Lionel Messi oo ka fariisanaya ciyaarista kubada cagta waliba...
View ArticleIbrahimovic oo kala doortay kooxda ugu cad cad ee guuleysan karta kulanka...
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Halyeeyga reer Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa aaminsan in Paris Saint-Germain ay tahay kooxda ugu cad cad ee ka soo tilaabi karta Manchester United si ay ugu gudubto...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester United Vs Paris Saint-Germain
(Champ’ League) 12 Feb 2019. Kooxaha Manchester United Vs Paris Saint-Germain ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champ’ League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo...
View ArticleSolari oo amaan kala dul dhacay Ramos, kahor kulanka ay caawa la ciyaari...
(Madrid) 13 Feb 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa ku amaanay kabtanka Los Blancos ee Sergio Ramos, qaab ciyaareedka wanaagsan uu muujiyay xiliyadii lasoo dhaafay. Santiago...
View Article“Waan u qalanay guuldaradan, balse kama niyad jabin inaan u soo baxno wareega...
(Manchester) 13 Feb 2019. Macalinka reer Norway ee kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa qiray in Paris Saint Germain ay u qalantay guushii ay xalay ku gaartay garoonka Old Trafford....
View ArticleKlopp oo niyad jab ku riday jamaahiirta Liverpool kahor kulanka ay la ciyaari...
(Liverpool) 13 Feb 2019. Tababaraha kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa ka hadlay xaaladaha dhaawac ee difaacyada Reds Dejan Lovren iyo Joe Gomez kahor kulanka ay Talaadada soo aadan kula ciyaari...
View ArticleThibaut Courtois oo shaaca ka qaaday sababta Real Madrid ay haatan u xoogan...
(Madrid) 13 Feb 2019. Goolhayaha reer Belgian ee Thibaut Courtois ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa Real Madrid ay awood u leedahay inay ku guuleysato Champions League markii afaraad oo isku xigta, iyo...
View Article“Bishii malabka ahayd waa lasoo afjari doono dhawaan” – Arsene Wenger oo ku...
(Yurub) 13 Feb 2019. Tababarihii hore kooxda Arsenal sidoo kalena haatan ah falanqeeye kubbadda cagta ee Arsene Wenger ayaa kaga digay Manchester United mustaqbalka mugdiga ah. Waayeelka reer France...
View Article“Waxaan garab istaagi doonaa Lyon kulanka isbuuca soo aaadan ay la ciyaari...
(Yurub) 13 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka France ee Kylian Mbappé ayaa ugu baaqay saxaafada caalamka iyo taageerayaasha kooxdiisa inay joojiyaan cabsida ay ka...
View ArticleMatic oo MARMARSIYO ka dhigtay kooxaha Arsenal iyo Tottenham, kadib...
(Manchester) 13 Feb 2019. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Manchester United Nemanja Matic ayaa tusaale ahaan u soo qaatay kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur, kadib guuldaradii xalay kasoo...
View Article“Kooxaha aduunka oo dhan waxay u baahan yihiin Francisco Isco”
(Yurub) 13 Feb 2019. Laacibkii hore xulka qaranka Netherland Rafael van der Vaart ayaa xaqiijiyay inuusan fahmi karin sababta macalinka reer Argantina ee Santiago Solari uusan ugu tiirsaneyn Francisco...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Ajax Vs Real Madrid
(Champ’ League) 13 Feb 2019. Kooxaha Ajax Vs Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champ’ League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Ajax Vs Real...
View ArticleKooxaha Real Madrid iyo Tottenham oo gaaray guulo muhiim ah + SAWIRO
(Europe) 14 Feb 2019 Waxaa soo gaba gaboobay kulan ciyaareedyadii u dhexeyey kooxaha Ajax iyo Madrid iyo kulanka kale ee Tottenham iyo Dortmound kaas oo ka tirsana wareega lugta koowaad ee 16-ka...
View ArticleMbappé waa 20-jirkii ugu fiicnaa ebid Taariikhda ee soo mara Champions...
(Europe) 14 Feb 2019. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday warbixin muujineysa cabsida laga qabi karo rikoorada uu sameenayo da’ayarka kooxda PSG ee Kylian Mbappé, taasoo xitaa...
View ArticleMuxuu ka yiri Santiago Solari guushii adkeyd ay xalay ka gaareen kooxda Ajax???
(Real Madrid) 14 Feb 2019. Macalinka kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa kasoo hor muuqday saxaafada, kadib marka uu soo idlaaday kulankii xiisaha badnaa ay la ciyaareen kooxda Ajax. kooxda Real...
View Article“Saalax waa Xiddig aad u fiican laakiin waxaan heysanaa laacib joojin kara.”.
(Bayern) 14 Feb 2019. Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka hadlay kulanka adag la wada sugayo ay kooxda Liverpool kula ciyaari doonaan lugta hore wareega 16-ka ee tartanka...
View ArticleDAAWO: Neymar oo Hal Lug ku bood-boodaya mar uu u dabaal degayay Guushii ay...
(Europe) 14 Feb 2019. Neymar ayaa si waali ah ugu dabaal degay guushii ay PSG Old Trafford uga soo gaartay Manchester United lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Laacibka reer Brazil ayaa...
View Article“Waxaan ku guuleysan doonaa Champions League”
(Champ’ League) 14 Feb 2019. Xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint – Germain Neymar Jr ayaa u arka in PSG ay heysato koox aan caadi ahayn, isla markaana ay guuleysan karto isaga la’aantiisa. Paris...
View ArticleMaanta oo kale sanadkii hore Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryanakii ugu...
(Turin) 14 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sanadkii hore ee maanta oo kale taariikh sameeyey. Dhaliyihii hore ee kooxda Real Madrid, CR7 ayaa noqday...
View Article