Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Sergio Ramos oo Baaritaano lagu bilaabay iyo Laacibka oo Ganaax wajihi...

(Europe) 14 Feb 2019. Xiriirka Kubbada Cagta Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyay inay baaritaano ku bilaabayaan hadaladii ka soo yeeray Sergio Ramos. Kabtanka Real Madrid ayaa afkiisa ka qirtay inuu si ula...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Laacibka ku guuleystay xiddiga todobaadka ee Champions League oo la...

(Yurub) 15 Feb 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta laacibka Isbuuca ee Champions League. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay goordhow in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo xaqiijisay mudada ay garoomada ka maqnaan doonaan...

(Manchester) 15 Feb 2019. Macallin Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyey in Anthony Martial iyo Jesse Lingard ay ka maqnaan doonaan Manchester United kulamada ku soo aaddan ee ay la leeyihiin Chelsea...

View Article

Michael Ballack oo ka hadlay kulanka xiisaha badan ee dhex mari doona kooxaha...

(Bayern) 16 Feb 2019. Halyeeygii hore kooxaha Bayern Munich iyo Chelsea ee Michael Ballack ayaa ka hadlay sida uu kaga careysan yahay guuldaradii 3-0 ahayd ee kooxda Borussia Dortmund kasoo gaartay...

View Article

Andrew Robertson oo ka warbixiyay hal sabab ay kaga guuleysan karaan kooxda...

(Liverpool) 16 Feb 2019. Xidiga kooxda Liverpool Andrew Robertson ayaa carabka ku adkeeyay baahida loo qabo in si bahalnimo ah ay ula ciyaaraan kooxda Bayern Munich. Liverpool ayaa Talaadada soo aadan...

View Article


Ousmane Dembele oo ka digay halista kooxda Lyon, isagoo dhinaca kale amaanay...

(Barcelona) 17 Feb 2019. Ciyaaryahanka Barcelona Ousmane Dembélé ayaa ka hadlay dhowr arimood ee quseeya kooxdiisa reer Catalonia, kahor kulanka ay kooxda Lyon kula ciyaari doonaan Champions League...

View Article

“Waan garanayaa sida loola ciyaaro Bayern Munich” – Naby Keita

(Liverpool) 18 Feb 2019. Xidiga khadka dhexe kooxda Liverpool ee Naby Keïta ayaa xaqiijiyay inuu si wanaagsan u garanayo sida uu ula ciyaari lahaa kooxda Bayern Munich kulanka ay ku wada ciyaari...

View Article

“Ma dareemeyno maqnaanshiyaha Virgil van Dijk” – Alisson Becker

(Liverpool) 18 Feb 2019. Goolhayaha reer Brazil Alisson Becker ayaa xaqiijiyay in Liverpool aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin maqnaanshiyaha adeega difaaca reer Netherland Virgil van Dijk, kulanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo u soo duushay Inigiriiska ka hor kulankeeda habeen dambe ee...

(Europe) 18 Feb 2019. Bayern Munich ayaa u soo duushay dalka Ingiriiska ka hor kulanka habeen dambe ay ku wajihi doonto Liverpool lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Daafaca reer Germany...

View Article


Griezmann oo fariin digniin ah u diray Cristiano iyo saaxiibadiis Juventus,...

(Atletico) 18 Feb 2019. Antoine Griezmann ayaa farriin digniin ah u diray Juventus ka hor kulanka lugta hore wareega 16-ka tartanka Champions League ay labada kooxood ku wada ciyaari doonaan isbuucan....

View Article

“Messi waa waayo-araga kaliya ee caalamka kubadda cagta” – Fabio Capello

(Yurub) 18 Feb 2019. Fabio Capello ayaa sheegay in Juventus ay tahay kooxda ugu cadcad ee ku guuleysan karta tartanka xiisaha badan ee Champions League xilli ciyaareedkan. Juventus ayaa ku wajihi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC : Liverpool vs Bayern Munich xidigaha maqan , rikoorada kulanka iyo...

(Europe ) 19 Feb 2019 kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda ku marti soori doonta kooxda Bayer Munchun kulan ka tirsan wareega 16-ka Champions league lugtiisa koowaad. Waa kulan aad loo wada sugayey ilaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC : Lyon vs Barcelona xogta kulanka oo dhmeestiran iyo xaqiiqooyinka...

(Europe) 19 Feb 2019 Kooxaha Lyon iyo  Barcelona oo marna guul daro aysan soo gaarin kulamadii ay ka soo ciyaareen wareega guruubyada ayaa isku arki dooona kulan ka tirsan wareega 16-ka tartanka...

View Article


Klopp oo codsi muhiim ah hor dhigay jamaahiirta Liverpool kahor kulanka caawa...

(Champ’ League) 19 Feb 2019. Macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa carabka ku adkeeyay in Liverpool ay muhiim u tahay garab istaaga jamaahiirteeda kulanka ay caawa kula ciyaari doonaan Bayern...

View Article

Capello oo wareysi uu bixiyay kaga careysiiyay Bayern Munich, kahor kulanka...

(Yurub) 19 Feb 2019. Tababaraha reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa aaminsan in Bayern Munich aysan ahayn mid ka mid ah hogaamiyaasha kubada cagta Yurub ee xilligan la joogo, sida ay horey u ahayd oo...

View Article


Henderson oo sharad ku galay in kooxdiisa Liverpool ay ku guuleysan karto...

(Champ’ League) 19 Feb 2019. Kabtanka kooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay awood u leedahay inay ku guuleysato Champions League iyo Premier League xilli ciyaareedkan....

View Article

Guardiola oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagayo kulanka habeen...

(Manchester) 19 Feb 2019. Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah xidigaha Sky Blues ee kaga qeyb galaya kulanka habeen dambe ay kula ciyaari doonaan Schalke...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Liverpool Vs Bayern...

(Champions League) 18 Feb 2019. Kooxaha Liverpool Vs Bayern München ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Lyon Vs Barcelona

(Champions League) 18 Feb 2019. Kooxaha Lyon Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Lyon Vs...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool iyo Bayern oo is mari wayey iyo Lyon oo taako u dhigatya Barcelona

(Yurub ) 20 Feb 2019 Kulamo ka tirsan tartan Champions League wareegiisa 16-ka ayaa la ciyaaray waxaana fooda is daray kooxaha Liverpool iyo Bayer Munech , halka kulan kale ay wada ciyaareen kooxaha...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live