Tababare Allegri oo amaanay dhigiisa Simeone iyo kooxda Atletico Madrid,...
(Juventus) 20 Feb 2019. Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa amaanay dhigiisa Atletico Madrid Diego Simeone kahor kulanka ay labada kooxood caawa kuwada ciyaari doonaan lugta hore...
View ArticleKlopp oo ka hadlay barbarihii ay xalay la galeen kooxd Bayern Munich
(Liverpool) 20 Feb 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa ka hadlay barbarihii ay xalay kula galeen kooxd Bayern Munich garoonkooda Anfield. Kooxaha Liverpool iyo Bayern...
View Article“Waa natiijo halis ah”- Ernesto Valverde
(Barcelona) 20 Feb 2019. Kooxha Lyon iyo Barcelona ayaa kulankii ay ku wada ciyaareen lugta hore wareega 16-ka tartanka Champions League wuxuu ku soo idlaaday barbaro 0-0 ah. Barcelona ayaa marti ku...
View Article“Barcelona waxay ku guuleysan doontaa tartanka Champions League hadii ay…” –...
(Barcelona) 20 Feb 2019. Ciyaaryahankii hore kooxda Barcelona Sonny Anderson ayaa sheegay ka cirib tirka kooxda Lyon ee tartankan inay furo u tahay in Blaugrana ay ku guuleysato xili ciyaareedkan...
View Article“Sidee Salaanta iiga soo daahisay.”.- Jurgen Klopp oo xalay ku qeyliyay...
(England) 20 Feb 2019. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp iyo kan Bayern Munich Niko Kovac ayaa waxaa dhex maray muran xoogan oo ku aadan sidee salaanta iiga soo daahisay kaddib ciyaartii xalay ka...
View ArticleRASMI: Sadio Mane oo noqday Weeraryahanka ugu fursad khasaarinta badan...
(Europe) 20 Jan 2019. Sadio Mane ayaa farsadii ugu wayneyd ka khasaariyay Liverpool ciyaartii xalay ay bar-baraha goolal la’aanta Anfield kula gashay Bayern Munich lugta hore ee wareega 16-ka Champions...
View Article“Juventus waxay awood u leedahay inay ku guuleysato Champions League”
(PSG) 20 Feb 2019.Tababarihii hore kooxda Manchester Unitedee ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in Juventus ay ku guuleysan karto xilli ciyaareedkan tartanka Champions League. Juventus ayaa caawa marti...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Schalke Vs Manchester City
(Champions League) 20 Feb 2019. Kooxaha Schalke Vs Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Atletico Madrid Vs Juventus
(Champions League) 20 Feb 2019. Kooxaha Atletico Madrid Vs Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda...
View ArticleAtletico Madrid oo garaacday Juventus iyo Man city oo guul dirqi ah ka...
(Yurub ) 21 Feb 2019 Kulamo ka tirsan tartanka champions league wareegiisa 16-ka ayaa caawa lagu ciyaaro garoomo ka tirsan Qaarada yurub waxaana fooda is daray kooxaha Atletico Madrid iyo Juventus...
View ArticleSimeone oo Sharaxaad ka bixiyay Sababtii uu Xaniinyaha u qabsaday mar uu u...
(Madrid) 21 Feb 2019. Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa sharaxaad ka bixiyay sababtii uu xalay Xaniinyaha u qabsaday ciyaartii ay 2-0 uga adkaadeen Juventus lugta hore ee wareega 16-ka...
View ArticleMuxuu ka yiri Massimiliano Allegri guuldaradii ay xalay kala kulmeen Atletico...
(Yurub) 21 Feb 2019. Macalinka reer Talyaani ee Juventus Massimiliano Allegri ayaa sheegay in kooxdiisa ay xalay ku dhacday shirqoolka kooxda Atletico Madrid, kadib markii ay soo bandhigeen qaab...
View Article“Manchester City diyaar uma ahan inay ku guuleysato Champions League” –...
(Yurub) 21 Feb 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa qiray in kooxdiisa aysan awoodi doonin ku guuleysiga tartanka Champions League hadii aysan hormar sameynin xiliyada soo...
View ArticleNIN DAAD QAADAY XUNBO CUKSAY: Daawo wixii uu Ronaldo ku sameeyay...
(Madrid) 21 Feb 2019. Cristiano Ronaldo ayaa u faanay taageerayaasha Atletico Madrid oo ku ooriyay kaddib guul daradii 2-0 ay Juventus kala soo kulantay kooxda reer Spain lugta hore ee wareega 16 ka...
View ArticleMane oo la dhacay intii uu ciyaarayay kulankii Champions League ee Bayern...
(England) 21 Feb 2019. Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa la dhacay intii uu ciyaarayay kulankii Champions League ay kooxdiisu bar-baraha 0-0 la gashay Bayern Munich lugta hore ee wareega 16-ka...
View ArticleCapello oo si jees jees ah kaga hadlay jiliinkii uu xalay sameeyay Leonardo...
(Yurub) 21 Feb 2019. Atletico Madrid ayaa guul muhiim ah kaga gaartay 2-0 kooxda Juventus kulankii lugta hore ee wareega 16-ka tartanka Champions League ay xalay wada ciyaareen. Inkastoo 2-0 la diray...
View ArticleUEFA oo ku dhawaaqday liiska musharaxiinta abaalmarinta xidigii ugu fiicnaa...
(Yurub) 21 Feb 2019. Xiriirka kubadda cagta ee qaarada Yurub (UEFA) ayaa ku shaaciyay website-kooda rasmiga ah liiska musharaxiinta abaalmarinta ciyaartoygii ugu fiicnaa toddobaadkan tartanka xiisaha...
View ArticleRASMI: UEFA oo Ganaax dul dhigtay Sergio Ramos
(Europe) 28 Feb 2019. UEFA ayaa ganaax labo kulan ah dul dhigtay kabtanka kooxda Real Madrid kaddib Jaalihii uu sida ula kaca ah u qaatay kulankii lugta hore ee wareega 16-ka Champions League ay Real...
View Article“Waligeyba waxaan Taageere u ahaa Ajax.”. -Suarez oo ku raaxeysanaya jabkii...
(Europe) 06 Maarso 2019. Ajax ayaa u soo baxday wareega sidee dhammaadka Champions League kaddib markii ay 4-1 uga talaabsatay Real Madrid oo mininkeeda joogta taa oo keentay in Luis Suarez uu qiro...
View ArticleMaxaad kala socotaa waxa ay ka dhigan tahay Guul daradii Foosha xumeyd ee...
(Madrid) 06 Maarso 2019. Ajax ayaa xalay ihaaneysatay Real Madrid oo guul darro iyo waliba kubbad isagu dartay kaddib markii ay kaga adkaatay 4-1 xilli ay ku ciyaarayeen Bernabeu isla markaana ay ka...
View Article