Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Paris Saint-Germain Vs Manchester United
(Champions League) 06 Maarso 2019. Kooxaha Paris Saint-Germain Vs Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha FC Port Vs Roma
(Champions League) 06 Maarso 2019. Kooxaha FC Port Vs Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda FC Port Vs...
View ArticleManchester United oo soo laabasho cajiib ah sameesay, kadib markii ay si...
( Yurub ) 7 March 2019 kooxda manchester United ayaa xilfaha u qaaday kooxda PSG iyada oona uga adkaatay 3-1 balse wadarta goolasha ee labada kulan ayaa ah (3-3) United ayaa kus oo baxday qaab sharci...
View ArticleMuxuu ka yiri Thomas Tuchel guuldaradii niyad jabka ahayd ay xalay kala...
(Yurub) 07 Maarso 2019. Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa sheegay inuusan iloobi doonin inta ka dhiman noloshiisa kulankii xalay ka dhacay garoonka Parc des Princes. Thomas...
View ArticleTababare Solskjær oo shaaca ka qaaday doorka ay kooxaha Real Madrid iyo Ajax...
(Yurub) 07 Maarso 2019. Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaca ka qaaday doorka ay Real Madrid iyo Ajax ka ciyaareen inay u soo baxaan wareega siddeed dhamaadka ee tartanka...
View ArticleNeymar oo si kulul u weeraray garsoorayaasha, kadib markii ay xalay PSG ka...
(Yurub) 07 Maarso 2019. Laacibka reer Brazil ee Neymar Jr ayaa weerar culus ku qaaday garsoorkii xalay dhex dhexaadinayay kulankii dhex maray kooxaha PSG iyo Manchester United. Kooxda Manchester United...
View ArticleNeymar oo taageero wayn ka helay labo Halyeey oo soo maray Man United kaddib...
(Europe) 07 Maarso 2019. Manchester United ayaa xalay si lama filaan ah ugu soo gudbtay wareega sideed dhammaadka Champions League kaddib markii ay 3-1 uga adkaadeen PSG oo joogta mininkeeda. Cidna ma...
View ArticleSAWIRRO: Geesiyaashii xalay dhigay Mucjisada oo dib ugu soo laabtay Magaalada...
(Manchester) 07 Maarso 2019. Geesiyaashii guusha lama filaanka ah ka soo qaatay kooxda ka dhisan Paris ee PSG ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester. Inkastoo ay United horey u sameysay soo...
View ArticleLiverpool oo gaartay wareega sideed dhamaadka kaddib guul raaxo leh ay...
( Yurub ) 14 Marso 2019 kooxda Liverpool oo daaqada ka saartay kooxda Bayer kaddib markii ay kaga adkaadeen 3-1. Qeebtii koowaad ee kulan ciyaareedka ayaa ahaa mid aad u xiiso badan , ciyaartoyda...
View ArticleKooxaha u soo baxay wareega 8-da Champions League, sida ay isugu aadi karaan,...
(Europe) 14 Maarso 2019. Waxaa xalay soo idlaaday wareega 16 ka Champions League iyadoo ay si sahlan ku soo bexeen Barcelona iyo Liverpool. Haddaba waxaa berito oo Jimco ah la sameyn doonaa isku aadka...
View ArticleKooxda Barcelona oo rikoor fiican sameysay kaddib markii ay xalay u soo...
(Barcelona) 14 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xalay u soo baxday siddeed dhammaadka Koobka Horyaalladda Yurub ee Champions League. Waxa ay Barca guul 5-1 xalay ka gaartay kooxda Lyon...
View ArticleKaddib labadii gool uu xalay ka dhaliyey Bayern Munich, Sadio Mané oo noqday...
(Munich) 14 Maarso 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mané ayaa xalay taariikh sameeyey kaddib labo gool oo uu ugu shubay naadiga Bayern Munich. Reds ayaa u soo baxday wareegga...
View ArticleUCL: Kooxaha Ingiriiska oo sameeyey rikoor ay ugu dambeysay muddo 10 sanadood ah
(England) 14 Maarso 2019. Kooxaha Ingiriiska ayaa sameeyey rikoor ay ugu dambeysay muddo 10 sanadood ah kaddib markii afar ka mid ah kooxaha UK ay u soo gudbeen wareegga siddeed dhammaadka Champions...
View Article“Qof walba wuxuu filanayaa hoos u dhaca qaab ciyaareedka Cristiano Ronaldo,...
(Yurub) 14 Marso 2019. Tababaraha kooxda Napoli ee Carlo Ancelotti ayaa qeyb ka noqday shaqsiyaadka ka hadlay saddexleydii uu ka dhaliyay xidiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo Atletico Madrid,...
View ArticleMessi oo ammaan ugu qubeeyay Ronaldo kaddib Saddexleydii uu habeen hore ka kacay
(Europe) 14 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa ammaan ugu qubeeyay xiddiga ay xifaaltamaan ee Cristiano Ronaldo kaddib saddexleydii uu habeen hore u dhaliyay Juventus si ay ugu soo gudbaan wareega sideed...
View ArticleCristiano Ronaldo oo hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta...
(Yurub) 14 Maarso 2019. Waxaa lagu dhawaaqay xiddigaha u sharraxan ee ku tartami doona abaal-marinta laacibkii Isbuucan ugu fiicnaa tartanka Koobka Horyaallada Yurub ee Champions League. Xiddigaha u...
View ArticleManchester United oo doonaysa inay la soo wareegto xiddigii xilli...
(Yurub) 14 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay indhaha ku hayso inay la soo wareegto xagaagan weeraryahanka kooxda Sevilla ee Wissam Ben Yedder. Ben Yedder...
View ArticleRonaldo iyo Messi oo lagu sameeyay isbar-bardhig dhan kasta ah…..(Haddaba waa...
(Europe) 14 Maarso 2019. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa u soo wada baxay wareega sideed dhammaadka koobka ugu xiisaha badan ee Yurub Champions League. Ronaldo ayaa saddexleey ka kacay habeen...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka siddeed dhammaadka Champions League oo la sameeyey…...
(Nyon) 15 Maarso 2019. Waxaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland ayaa goordhow lagu sameeyey isku aadka siddeed dhammaadka Champions League iyadoo kulamo adag ay ka soo baxeen. Kooxda kubadda cagta...
View ArticleDEG DEG: Ronaldo iyo Messi waxay isku arki karaan oo kaliya FINAL ka...
(Europe) 15 Maarso 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega sideed dhammaadka Europe League waxaana durba xigtay in lagu dhawaaqay sida ay isku arki doonaan kooxaha wareega afar dhammaadka...
View Article