Ma Ogtahay in Man United ay Rikoodh Xun ka heysato Barcelona halka Messi uu...
(Europe) 15 Maarso 2019. Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka wareega 8-da Champions League iyadoo la isku beegay kooxaha Manchester United iyo Barcelona. United ayaa rikoodh xun ka heysata Barca...
View ArticleSidee loo kala hogaaminayaa Gool dhalinta Champions League iyo Europe League??
(Europe) 15 Maarso 2019. Waxaa dhawaan la soo saaray isku aadka wareega 8-da ee Tartamada Champions League iyo Europe League. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Xiddigaha hogaaminaya gool...
View ArticleDavid Moyes oo falanqeeyay kulanka dhex mari doona kooxaha Manchester United...
(Yurub) 16 Marso 2019. Tababarihii hore ee kooxda Manchester United ee David Moyes ayaa ka hadlay fikirkiisa kaga aadan kulanka ku dhex mari doono kooxaha Barcelona iyo Red Devils wareega siddeeda ee...
View ArticleRonaldo oo Messi ku garaacay abaal-marinta laacibka isbuuca ee Koobka...
(Yurub) 16 Maarso 2019. Waxaa lagu dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta laacibkii Isbuucan ugu fiicnaa tartanka Koobka Horyaallada Yurub ee Uefa Champions League. Cristiano Ronaldo oo...
View ArticleMeeqa kulan ayuu Cristiano Ronaldo ka hortagay kooxda Ajax imise gool ayuuse...
(Yurub) 16 Maarso 2019. Waxaa gelinkii dambe ee shalay la sameeyey isku aadka siddeed dhammaadka Champions League, waxaana ka soo baxay kulamo adag sida midka dhex mari doona kooxaha Barcelona iyo...
View ArticleKooxaha Manchester City iyo Tottenham Hotspur oo 11 maalmood gudahood saddex...
(Yurub) 16 Maarso 2019. Waxaa gelinkii dambe ee shalay la sameeyey isku aadka siddeed dhammaadka Champions League, waxaana ka soo baxay kulamo adag sida midka dhex mari doona kooxaha Barcelona iyo...
View ArticleLuis Suarez oo seegi kara kulanka Manchester United ee Champions League
(Spain) 18 Maarso 2019. Luis Suarez ayaa seegi kara kulanka xiisaha badan ay kooxdiisu ku wajaheyso Manchester United tartanka Champions League kaddib dhibaato ka gaartay Canqowga ciyaartii xalay ay...
View ArticleManchester United oo qiimo hooseeya ku soo qaadan karta difaac ka soo haray...
(Manchester) 19 Maarso 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay qiimo hooseeya ku soo qaadanayso suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaagan Kostas Manolas, kaddib markii...
View ArticleMata oo rajeeyay in Messi aysan noqon maalintiisa kulanka ay kaga hor imaan...
(Europe) 19 Maarso 2018. Xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Juan Mata ayaa sheegay in Red Devils-ka ay sameyn doonto wax walba kulanka ay Barcelona kula ciyaari doonaan wareega siddeeda...
View ArticleRASMI: UEFA oo Ganaax dul dhigtay Cristiano Ronaldo kaddib dabaal degii...
(Europe) 21 Maarso 2019. UEFA ayaa ganaax dul dhigay xiddiga Juventus ee Cristiano Ronaldo kaddib dabaal degii anshax xumada ahaa uu sameeyay ciyaartii uu saddexleyda ka dhaliyay Atletico Madrid lugta...
View ArticleBerbatov oo xaqiijiyay in Manchester United ay heysato fursad weyn ay ku...
(Yurub) 23 Maarso 2019. Laacibkii hore ee kooxda Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa xaqiijiyay in Red Devils ay fursad weyn u heysato in Barcelona ay kaga soo gudubto wareega siddeed dhamaadka...
View ArticleSmalling oo ka jawaabay xaqiiqada ku aadan wareysigii uu kaga hadlay Lionel...
(England) 24 Maarso 2019. Daafaca kooxda Manchester United Chris Smalling ayaa isku dayay inuu caddeeyo xaqiiqada ku aadan wareysi la sheegay inuu kaga hadlay Lionel Messi, wuxuuna ugu dameyntii...
View ArticleJose Mourinho oo daaha ka rogay labada kooxood ee ugu cad-cad ku guuleysiga...
(Yurub) 24 Maarso 2019. Macallinka weli shaqo la’aanta ku jira ee Jose Mourinho ayaa daboolka ka rogay labada kooxood ee ugu cad-cad ku guuleysiga tartanka Champions League oo haatan maraya siddeed...
View Article“Juventus hadii ay sameyso hal arin waxay ku guuleysan kartaa Champions...
(Yurub) 26 Maarso 2019. Halyeeyga kubadda cagta dalka Talyaaniga iyo kooxaha Juventus iyo AC Milan Andrea Pirlo ayaa carabka ku adkeeyay in Bianconeri ay awood u leedahay inay kaga adkaato Ajax...
View ArticleLionel Messi taam ma u noqon doonaa kulanka Manchester United ee Champions...
(Europe) 26 Maarso 2019. Manchester United ayaa helaysa aqbaar dhabar jab ku ah kaddib markii la sheegay inay u badan tahay in Lionel Messi uu taam u noqon doono kulanka Barca vs Unied ee Champions...
View Article“Way harayaan 4-ta kooxood ee Premier League waxaana Final ka Champions...
(Europe) 26 Maarso 2019. Muddo kaddib ayaa waxaa wareega sideed dhammaadka Champions League u soo gudbay afar kooxood oo ka dhisan Premier League Manchester United, Liverpool, Manchester City iyo...
View ArticleHalyeeyga reer Holand ee van der Sar oo ku hanjabay in Ajax ay garaaci karto...
(Yurub) 28 Maarso 2019. Goolhaayihii hore reer Netherland ee Edwin van der Sar ayaa xaqiijiyay in kooxda Ajex ay awood u leedahay inay kaga guuleysato Juventus wareega siddeeda ee tartanka Champions...
View ArticleCristiano Ronaldo oo u duulay Magaalada Barcelona… (Muxuu yahay u jeedka...
(Barcelona) 29 Maarso 2019. Dhaliyaha kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa u duulay Magaalada Barcelona ee dalka Spain si halkaasi loogu soo daweeyo. 34-sano jirkaan horay ugu soo...
View ArticlePique oo kaga digay saaxiibadiis halista kaga imaan karta Manchester United,...
(Yurub) 11 Abriil 2019. Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay guushii 1-0 ahayd ay kaga soo gaareen Manchester United kulankii lugta hore wareega siddeed...
View ArticleDAAWO: Sawirro laga soo ururiyay dhaawicii Xalay Messi ka soo gaaray Sanka...
(Manchester) 11 Abriil 2019. Lionel Messi ayaa xalay dhaawac ka soo gaaray gegada Old Trafford ciyaartii ay Barcelona 1-0 uga adkaatay Manchester United kaddib markii uu ku dhacay Smalling. Xiddiga...
View Article