(Manchester) 11 Abriil 2019. Lionel Messi ayaa xalay dhaawac ka soo gaaray gegada Old Trafford ciyaartii ay Barcelona 1-0 uga adkaatay Manchester United kaddib markii uu ku dhacay Smalling.
Xiddiga reer Argentina ayaa ka dhiigayay sanka waxaana sidoo kale xagtin muuqata ay ka gaartay dahaarka sare ee isha.
Haddaba halkan ka daawo sawirro laga soo ururiyay dhaawicii xalay ee Messi:
Gool FM.