Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Ronaldo waa Boqorka Tartamada Yurub kaddib Goolkii xalay….(Dhan kasta isagaa...

(Europe) 11 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa Champions League ka dhaliyay gool kale uu muhiim ah kaddib markii uu Madaxa ku dhaliyay goolka qura ay Juventus xalay dhalisay ciyaartii ay bar baraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

140-taageerayaal oo la xiray inta aysanba bilaaban ciyaartii xalay ee Ajax...

(Amsterdam) 11 Abriil 2019. Booliska magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa xiray in ka badan 140-taageerayaal ka hor inta aanba la ciyaari kulankii xalay Champions League ee Ajax iyo Juventus ee ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib ciyaartii xalay, Pogba oo si toos ah loo waydiiyay haddii uu ku...

(Manchester) 11 Abriil 2019. Paul Pogba ayaa si toos ah loo weydiiyey haddii uu u dhaqaaqto kooxda Real Madrid kaddib kulankii xalay ay Manchester United guuldarrada 1-0 kala kulantay naadiga Barcelona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka isbuuca ee Champions...

(Yurub) 12 Abriil 2019. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Roberto Firmino uu ku guuleystay abaal-marinta laacibka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KOOXDA ISBUUCA EE UCL: 11-kii xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa todobaadkan...

(Yurub) 12 Abriil 2019. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay kooxda isbuuca ee Champions League ama 11-kii ciyaaryahan ee ugu fiicnaa todobaadkan tartankaas. Xiddigaha 11-ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo kaga badan Messi iyo Raul isku-dar goolasha ay ka...

(Europe) 12 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa Champions League ka dhaliyay gool kale uu muhiim ah kaddib markii uu Madaxa ku dhaliyay goolka qura ay Juventus habeen hore ka dhalisay ciyaartii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo doortay ciyaaryahankii ugu fiicanaa kooxda Manchester United...

(Yurub) 13 Abriil 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa falaqeeyay kulankii lugta koowaad ee wareega siddeed dhamaadka tartanka Champions League ay kooxda Manchester United guuldarada...

View Article

Guardiola oo jawaab ka bixiyay hadal uu sheegay Gündoğan, kadib guuldaradii...

(England) 13 Abriil 2019. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeeray xidigiisa khadka dhexe ee reer Germany İlkay Gündoğan. İlkay Gündoğan ayaa kadib...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League  ee kooxaha Juventus Vs Ajax

(Yurub) 16 Abriil 2019. Kooxaha Juventus Vs Ajax ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League  ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Manchester united iyo Juventus oo laga cirib tiray Champions league...

( Yurub) 16 Abriil 2019 Kooxda Barcelona ayaa cashar u dhigatay Kooxda Manchester United kulanka lugta labaad ee wareega sideed dhamaadka tartanka Champions League kaddib markii ay kaga adkaadeen 3-0...

View Article

Klopp oo si RASMI ah u magacaabay liiska xidigaha kooxda Liverpool ee kaga...

(Yurub) 17 Abriil 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xidigaha Reds ee kaga qeyb galaya kulanka lugta 2-aad wareega siddeed dhamaadka Champions...

View Article

Tababare Solskjær oo ka hadlay guuldaradii ay xalay kala kulmeen Barcelona,...

(Yurub) 17 Abriil 2019. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay ciyaartii xalay ay guuldarada kasoo gaartay Barcelona. Tababare Solskjær ayaa dhinaca kale amaan kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC : Porto VS Liverpool? Kaga bogo macluumaadka kulankan oo dhameestiran

( Yurub) 17 Abriil 2019. Kooxda liverpool oo guul labo gool iyo waxba ah kaga soo gaartay garoonkeeda kooxda Porto kulankii lugtii hore ee wareega sideed dhamaadka ayaa misane caawa kula bara tami...

View Article


Kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyay kooxda Ajax, Ronaldo oo sare u qaaday...

(Yurub) 17 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa halkiisa kasii waday rikoorada uu ka sameenayo wareega siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League, kadib markii uu dhaliyay goolkii daah furka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC : Man City VS Tottenham? Maxaa laga filan karaa kooxda Man City...

( Yurub) 17 Abriil 2019 Kooxda Man City ayaa caawa garoonkeeda ku marti qaadeysa Koooxda Tottenham kulanka lugta labaad ee wareega sideed dhamaadk tartanka Champions League. Tottenham ayaa guul 1-0 ku...

View Article


“Waxaan soo bandhignay ciyaar aad u wanaagsan, tani waxay ahayd dadaalkeena”...

(Yurub) 17 Abriil 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedka cajiibka ah ay soo bandhigtay Blaugrana, kulankii ay xalay kula ciyaareen...

View Article

Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher oo talo muhiim ah u jeediyay tababare...

(Yurub) 17 Abriil 2019. Halyeeyga kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa talo muhiim ah u jeediyay macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp, kahor kulanka ay caawa Porto kula ciyaari doonaan tartanka...

View Article


Valverde oo ka hadlay sirta ka dambeysa dabaaldagii xalay ee Coutinho, kadib...

(Yurub) 17 Abriil 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay guushii 3-0 ahayd ay kaga gaareen Manchester United kulankii lugta labaad wareega siddeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRRO: Qalbi-jabkii xalay ku dhacay Cristiano Ronaldo maadaama uu...

(Europe) 17 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay tan iyo 2010 ku soo haray wareega Sideed dhammaadka Champions League. Juve ayaa guul darro 2-1 kala kulantay kooxda car carka ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Way naga cabsadeen Juventus.”.-

(Europe) 17 Abriil 2019. Ajax ayaa xalay tartanka Champions League ka soo reebtay kooxda Juventus iyadoo  horey ugu soo qubeysatay Camaaliqada Real Madrid. Tababaraha kooxda reer Holland Erik ten Hag...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live