“Man City uma imaan inaan ku guuleysto Champions League.”.- Pep Guardiola
(Europe) 17 Abriil 2019. Macalinka Manchester City Pep Guardiola oo hadlay ka hor kulanka caawa ay lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League ku wajahayaan naadiga Tottenham ayaa...
View ArticleMa ogtahay in safkii xalay ee kooxda Ajax oo dhan uu kaga safasho badan...
(Turin) 17 Abriil 2019. Juventus ayaa guuldarro 2-1 xalay kala kulantay kooxda car carka ah ee Ajax iyadoo goolka qura ee ciyaarta uu u dhaliyay Juve, Cristiano Ronaldo. Cristiano Ronaldo ayaa markii...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha FC Porto Vs Liverpool
(Yurub) 17 Abriil 2019. Kooxaha FC Porto Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga boggo...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Manchester City Vs...
(Yurub) 17 Abriil 2019. Kooxaha Manchester City Vs Tottenham Hotspur ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka...
View ArticleKooxda Man City oo qaab aysan maleysan karin kaga haray tartankan Champions...
( Yurub) 17 Abriil 2019 Kooxda Man City ayaa si fool xuma ah kaga hartay tartanka Champions League wallow ay ka badiyeen kulnka misane Tottenham ayaa ku soo baxday goolal Away ah, natiijada ciyaarta ed...
View Article“Ma jirto koox ilaa iyo haatan joojisay Lionel Messi, balse waan isku dayi...
(yurub) 18 Abriil 2019. Macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay qorshaha uu ku joojin lahaa kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi, kulanka soo aadan ay kooxaha Reds iyo Blaugrana ku...
View ArticleRikooraddii laga diiwaan geliyey kulankii kooxda Liverpool ay xalay reebtay...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka Champions League xilli ciyaareedka markii ay guul gaartay labadii lugood oo ay la ciyaartay naadiga FC Porto....
View ArticlePochettino oo ammaan kala dul dhacay ciyaartoydiisa kaddib taariikhdii...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Macalinka kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay, kaddib markii ay kaga soo gudbeen Manchester City wareega afar dhamaadka ee tartanka...
View ArticleRikoorradii laga diiwaan geliyey kulankii waallida ahaa ee xalay dhex-maray...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa kulan waali ahaa oo xalay ay la qaadatay naadiga Manchester City kaddib u soo baxday afar dhammaadka Champions League. Kulanka lugta labaad...
View ArticleHalyeeyga Manchester United ee Gary Neville oo hambalyo u diray kooxda Tottenham
(Yurub) 18 Abriil 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United, isla markaana ah falaqeeye kubadda cagta England ee Gary Neville, ayaa hambalyo u diray Tottenham Hotspur. Kooxda Manchester City ayaa si...
View ArticleSadio Mané oo ka hadlay kulanka Barcelona
(Yurub) 18 Abriil 2019. Jamaahiirta kubadda cagta aduunka ayaa waxay isha ku wada hayaan kulanka xiisaha badan ay kooxaha Barcelona iyo Liverpool ku wada ciyaari doonaan wareega afar dhamaadka ee...
View ArticleSidee ku celin doontaa Lionel Messi?? Van Dijk oo Su’aashan la...
(Europe) 18 Abriil 2019. Liverpool ayaa xalay si xarago leh ugu soo gudubtay wareega afar dhammaadka Europe League kaddib markii ay afar ku xaaqday FC Porto halka Barcelona ay habeen hore ku...
View ArticleARAG: Wixii uu xalay sameeyay Van Dijk markii uu Maxamed Saalax…….+Sawirro
(England) 18 Abriil 2019. Liverpool ayaa si sahlan ugu soo gudubtay wareega afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay FC Porto uga adkaatay 6-1 isku cel celis labada lug ee wareega sideed...
View ArticleTaariikhda la ciyaari doono kulammada afar dhammaadka Champions League oo la...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa xalay la xaqiijiyey oo dhammaystirmay afarta kooxood ee u soo baxday afar dhammaadka Champions League, waxaana ay kala yihiin, Ajax, Barcelona, Tottenham iyo Liverpool....
View ArticleImise gool ayuu Lionel Messi ka dhaliyey kooxaha Ingiriiska, horayse gool ma...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa soo dhammaystirmay afarta kooxood ee u soo baxday afar dhammaadka Champions League habeenkii xalay, waxaana ay kala yihiin, Ajax, Barcelona, Tottenham iyo Liverpool....
View ArticleRASMI: Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta laacibka isbuuca ee Champions...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda ku tartami doona abaal-marinta laacibka Isbuuca ee Champions League kaddib markii xalay iyo habeen hore la ciyaaray lugta labaad ee siddeed...
View ArticleSHAXDA ISBUUCA EE UCL: 11-ka xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa isbuucan...
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda kooxda isbuuca ee Champions League ama 11-ka ciyaaryahan ee ugu bandhigga wanaagsanaa Koobka horyaallada Yurub todobaadkan kaddib markii xalay iyo...
View ArticleHooyada dhashay Cristiano Ronaldo oo shaaca ka qaaday waxa uu Wiilkeedu u...
(Turin) 18 Abriil 2019. Marka aad dhibaatooto ama murugo xun kula soo deristo qofka ugu horreeya ee aad ku carartaa oo aad wehel iyo niyad dhis ka raadisaa waa Hooyadaa, waana midda keentay in...
View ArticleLeroy Sane oo ka mid ah tiro ciyaaryahanno ah oo weydiistay kooxda Manchester...
(Manchester) 19 Abriil 2019. Leroy Sane ayaa la soo warinayaa inuu ka mid yahay tiro ciyaaryahanno ah oo kooxda Manchester City waydiistay inay ka tagaan. Sane iyo Jesus ayaa ka mid ah tirada...
View Article“Barcelona wali lama kulmin koox ku jirta qaab ciyaareedkeena” – James Milner
(Yurub) 19 Abriil 2019. Xidiga kooxda Liverpool ee James Milner ayaa kalsooni ku qaba in kooxdiisa ay garaaci karto Barcelona kulanka ay ku wada ciyaari doonaan wareega afar dhamaadka ee tartanka...
View Article