RASMI: Lionel Messi oo loo magacaabay xiddiga isbuuca ee Champions League…...
(Barcelona) 19 Abriil 2019. Lionel Messi ayaa loo magacaabay xiddiga Isbuuca ee Champions League kaddib labadii gool ee uu todobaadkan ka dhaliyey kooxda Manchester United, kulankaasoo ka tirsanaa...
View ArticleJose Mourinho oo sharaxaad ka bixiyey qaladaadkii burburiyay Manchester...
(Yurub) 20 Abriil 2019. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa si weyn u dhaleeceeyay qaab ciyaareedka tababare Ole Gunnar Solskjær kulankii lasoo dhaafay ee Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa...
View ArticleWilfried Zaha oo sheegay inuu doonayo inuu ka ciyaaro Champions League
(London) 20 Abriil 2019. Ciyaaryahanka kooxda Crystal Palace ee Zaha ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka ciyaaro koobka horyaallada Yurub ee Champions League. Xiddiga naadiga Crystal Palace ee Wilfried...
View Article“Sida kaliya oo aad Messi ku celin kartaan waa…”. – Mourinho oo...
(Europe) 20 Abriil 2019. Liverpool iyo Barcelona ayaa isu beegmay semi-final ka Champions League kulan ay wada sugayaan bahda ciyaaraha xiiseysa. Daafaca birta ah ee Reds Van Dijk ayaa mar la waydiiyay...
View ArticleTababare Diego Simeone oo markii 7-aad oo xiriir ah kooxda Atletico u soo...
(Madrid) 22 Abriil 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan waddanka Spain, Diego Simeone ayaa ku sii xidideysanaya naadigaasi, waxaana haatan markoodii 7-aad oo xiriir ah uu...
View ArticleMAANTA OO KALE: Goolkii 500-aad ee Lionel Messi u dhaliyey Barcelona,...
(Yurub) 22 Abriil 2019. Aqristayaasheenna shafarta leh ku soo dhowaada xubintii maanta oo kale maxaa ka dhacay kubadda cagta, waxaana maanta ku soo qaadanaynaa Goolkii 500-aad ee Lionel Messi maanta oo...
View ArticleMAANTA OO KALE: 10 xiddig oo Chelsea oo Champions League ka reebay Barcelona,...
(Yurub) 24 Abriil 2019. Aqristayaasheenna shafarta leh ku soo dhowaada xubintii maanta oo kale maxaa ka dhacay kubadda cagta, waxaana maanta ku soo qaadanaynaa Chelsea oo toban ciyaaryahan ku...
View ArticleHALIS: Roberto Firmino oo shaki weyn la galinayo ka qeyb galkiisa kulanka...
(Yurub) 27 Abriil 2019. Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa shaki ku jira inuu qeyb ka noqon doono kulanka luggta hore ee wreega afar dhamaadka Champions League ay ku booqan doonaan...
View Article“Waxaan kalsooni ku qabnaa nafteena, kulanka Barcelona” – Huddersfield
(Yurub) 27 Abriil 2019. Kabtanka koooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii 5-0 ahayd ay xalay kaga gaareen Huddersfield, kulan ka tirsanaa kulamada 36-aad...
View ArticleTababare Klopp oo ka warbixiyay fursada uu kaga qeyb gali karo Firmino...
(Yurub) 27 Abriil 2019. Kulankii ugu dambeeyay ay xalay wada ciyaareen kooxaha Liverpool iyo Huddersfiel ayaa lagu arkay maqnaanshiyaha xidiga reer Brazil ee Roberto Firmino, sababa la xiriira dhaawac...
View ArticleHORDHAC: Tottenham VS Ajax? Xidigaha maqan, xogta kulanka iyo safafka...
(Yurub) 30 Abriil 2019. Kooxda ka dhisan caasimada Londond ee Tottenham ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaween doonta Kooxda Ajax kulanka lugta koowaad ee wareega afar dhamaadka tartanka Champions...
View ArticleVan Dijk oo markale ka hadlay Lionel Messi ka hor kulanka habeen dambe ee...
(Europe) 30 Abriil 2019. Liverpool ayaa u safreysa Spain si ay habeen dambe Nou Camp kula soo ciyaarto Barcelona lugta hore ee wareega afar dhammaadka tartanka Champions League. Daafaca Reds Van Dijk...
View Article“Camp Nou ma’ahan meel qaas ah” – Klopp oo iska diiday in lagu cabsiiyo...
(Europe) 30 Abriil 2019.Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay kulanka kulanka ay habeen dambe ee Arbacada Barcelona ku booqan doonaan garoonka Cump Nou. Kooxaha Barcelona iyo...
View Article“Liverpool ma’ahan xiddigaha Saalax, Firmino iyo Mane oo kaliya” – Coutinho
(Europe) 30 Abriil 2019. Xiddiga kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa carabka ku adkeeyay baahida loo qabo inay ka taxadiraan inta lagu gudi jiro kulanka ay kula ciyaari doonaan Liverpool...
View ArticleAfar Xiddig oo waa wayn oo ka tirsan Tottenham oo caawa wajahaya kooxdoodii...
(London) 30 Abriil 2019. Kooxda Tottenham ee ka dhisan caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaweyn doonta Naadiga reer Holland ee Ajax kulanka lugta koowaad ee wareegga...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League caawa ee kooxaha Tottenham iyo...
(London) 30 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham iyo Ajax ee Champions League. Kooxda reer England ee Tottenham ayaa garoonkeeda ku...
View ArticleAjax oo lug la gashay Finalka Champions league kaddib markii ay garaaceen...
( Yurub) 30 Abriil 2019 Kooxda Ajax ayaa guul 1-0 ka gaartay Kooxda Tottenham kulanka lugta koowaad ee wareega afar dhamaadka tartanka Champions League. Qeebtii koowaad ee kulan ciyaareedka ayaa ahaa...
View ArticleHORDHAC : Barcelona VS Liverpool? Kaga bogo macluumaadka kulankan oo...
( Yurub) 1 May 2019 Kooxda Barcelona a yaa qalcadeeda balaaran ku soo dhaweeneysa Kooxda Liverpool kulan ka tirsan wareega afar dhamaadka tartanka Champions League. Waa wadadii ugu dambeysay ee lagu...
View ArticleLaacibkii kooxda Arsenal ka reebay Champions League sanadkii 2003 ee John...
(Yurub) 01 May 2019. Laacibka lagu tilmaamo ‘Ninkii dilay Arsenal’ ee goolkii uu ka dhaliyay ay kaga hareen Koobka horyaallada Yurub ee Champions League sanadkii 2003 ee John Carew ayaa shacbiyad ku...
View ArticleBarcelona oo cashar lama ilaawaan ugu dhigtay Camp Nou Kooxda Liverpool xilli...
(Yurub) 1 May 2019 Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Liverpool kulanka lugta koowaad ee wareega afar dhamaadka tartanka Champions League kaddib ciyaar ku dhamaatay 3-0. Qeebtii...
View Article