Muxuu ka yiri tababare Klopp guuldaradii xalay ay kala kulmeen kooxda...
(Yurub) 02 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa sheegay inay suurgal ahayd in kooxdiisa ay u ciyaarto si ka fiican sidii ay u ciyaareen kulankii xalay ay guuldarada kala kulmeen...
View ArticleTababare Valverde oo ka cabsi qaba in markale ay la kulmaan dhacdadii Roma,...
(Yurub) 02 Maajo 2019. Tababaraha Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa kaga digay kooxdiisa halista kaga imaan karta kulanka lugta labaad ay ku booqan doonaan Liverpool garoonka Anfield. Kooxda Barcelona...
View ArticleMaxaa xalay ka Careysiiyay Messi oo uu u aamusiyay Taageerayaash Barcelona!!???
(Europe) 02 Maajo 2019. Lionel Messi oo caro xoogan ka muuqata mar uu dhaliyay goolka labaad ee ciyaarta ayaa aamusiyay taageerayaasha uguna baaqay inay sabciyaan kulankii xalay ay Barca 3-0 uga...
View Article“Anfield waa garoon aad u adag, dhinaca kale waxaan nasiib ku lahaa goolkii...
(Yurub) 02 Maajo 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay awood u lahayd inay dhaliso goolal intaas ka sii badan kulankii ay xalay la ciyaareen Liverpool. Lionel...
View ArticleWaxyaabihii laga bartay kulankii xalay ay Barcelona guuldarrada dusha u...
(Barcelona) 02 May 2019. Kooxda Barcelona ayaa guuldarro xanuun badan xalay dusha u saartay naadiga reer England ee Liverpool, waxaana ay kaga soo adkaatay Reds 0-3. Kulankan oo ahaa lugta hore ee afar...
View Article“Messi waa LAMA JOOJIYE aad baana uga helaa.”.- Jurgen Klopp
(Europe) 01 Maajo 2019. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa qiray awooda uu leeyahay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi kaa oo 2-gool ka dhaliyay ciyaartii xalay ee 3-0 kaga adkaatay Barcelona....
View Article“Waa idin baryaa Jaceylka kubbada cagta darteed yaan mardambe Messi lala...
(Europe) 02 Maajo 2019. Waxaa sii korortay is bar-bardhiga had iyo jeer lagu sameeyo Lionel Messi iyo Cirstiano Ronaldo kaddib markii uu laacibka reer Argentina xalay ka daba tagay xiddiga reer...
View ArticleVan Dijk oo hadlay kaddib guul daradii xalay
(Europe) 02 Maajo 2019. Liverpool ayaa xalay guul darro 3-0 kala soo kulantay Barcelona lugta hore ee wareega afar dhammaadka Champions League. Van Dijk oo dhawaan loo caleemo saaray laacibka sanadka...
View ArticleWaa kee ciyaaryahanka uu Cristiano Ronaldo doonayo inay Juventus kala soo...
(Turin) 03 Maajo 2019. Waxaa la soo sheegayaa ciyaaryahanka uu doonayo Cristiano Ronaldo inay kooxdiisa Juventus kala soo saxiixato naadiga Barcelona ee ka dhisan dalka Spain. Cristiano Ronaldo ayaa...
View Article“Nasiib ayaan ku leeyahay inaan markasta ka hor imaaneyn Messi isla markaana...
(Europe) 03 Abriil 2019. Daafaca ugu fiican Premier League Van Dijk ayaa ka dhawaajiyay inuu nasiib ku leeyahay inuusan ka ciyaarin horyaalka La Liga isla markaana uusan kal ciyaareed kasta ka hor...
View ArticleRASMI: Lionel Messi oo ku guuleystay xiddiga isbuuca ee Champions League
(Liverpool) 03 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa mar kale ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee Champions League. Mucjisada Barcelona ayaa labo gool...
View ArticleLionel Messi oo xaday Saddex Mitir (Metre) ka hor inta uusan Liverpool ka...
(Spain) 04 Maajo 2019. Lionel Messi ayaa kubbada u sikiyay dhanka goolka Liverpool ka hor inta uusan ka dhalin Free kick gii cajiibka ahaa ciyaartii ay 3-0 uga adkaadeen arbcadii la soo dhaafay....
View Article“Uma maleynayo inay jirto, rajo ay Liverpool ugu soo laaban karto garoonka...
(Yurub) 04 Maajo 2019. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa falanqeeyay guuldaradii 3-0 ahayd ee Liverpool ka soo gaartay kooxda Barcelona kulankii lugta hore wareega afar dhamaadka tartanka...
View ArticleRASMI: Roberto Firmino oo seegaya kulanka habeen dambe ee kooxda Barcelona
(England) 06 Maajo 2019. Tababare Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay in weeraryahanka reer Brazil ee Roberto Firmino uusan diyaar u ahayn inuu ciyaaro kulanka Barcelona ee habeen dambe Talaadada. Klopp ayaa...
View ArticleHORDHAC : Liverpool VS Barcelona? Reds mar kale ma muujin doontaa iney tahay...
( Europe) 7 Maajo 2019 Kooxda liverpool ayaa qalcadeeda balaaran ku soo dhaweeneysa Kooxda Barcelona kulanka lugta labaad ee wareega afar dhamaadka tartanka Champions League, xili Barcelona ay ku soo...
View ArticleSalah iyo Firmino oo maqan sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo...
(Liverpool) 07 Maajo 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda ay kooxda kubadda cagta Liverpool ku soo geli doonto kulanka caawa ay ka horjeedaan Naadiga Barcelona. Kooxda Reds lagu...
View ArticleSidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo geli doonto kooxda...
(Liverpool) 07 Maajo 2019. Waxaa la shaaciyey sida ay u muuqan karto shaxda ay kooxda kubadda cagta Barcelona ku soo geli doonto kulanka caawa ay ka horjeedaan Naadiga Liverpool. Kooxda Barca ayaa...
View ArticleSAWIRRO: Kooxda Barcelona oo tababar ku sameynaysa Anfield ka hor kulankeeda...
(Liverpool) 07 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa tababar ku sameynaysa garoonka Anfield ka hor kulankooda caawa ay la leeyihiin naadiga Liverpool ee Champions League. Kooxda reer Spain...
View ArticleSHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Barcelona vs Liverpool ka hor kulankooda...
(Liverpool) 07 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku marti gelinaysa naadiga Barcelona kulan ka tirsan Champions League. Kooxda reer Spain ayaa booqanaysa...
View ArticleTababare Valverde oo ka hadlay maqnaanshiyaha Saalax iyo Dembélé ee kulanka...
(Yurub) 07 Maajo 2019. Macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ku booriyay ciyaartoydiisa inay iska ilaabaan natiijada kulankii lugta hore, kahor ciyaarta caawa ka dhici doonta garoonka...
View Article