“Uma dabaal dagi doono sida todobaadkii hore, haddii aan gool ku dhaliyo...
(Yurub) 07 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa xaqiijiyay in ixtiraam buuxa uu u haayo taageerayaasha Liverpool. Dhaliyaha reer Uruguay ayaa carabka ku adkeeyay inuusan u...
View ArticleLiverpool oo gaartay finalka tartanka Champions league kaddib markii si...
(Europe) 7 Maajo 2019 kooxda Liverpool ayaa si mucjiso leh ugu gudubtay finalka Champions league kaddib markii ay 4-0 kaga adkaadeen Kooxda, oo kulankii lugtii hore ku soo badisay 3-0. Kulan...
View ArticleHORDHAC : Ajax VS Tottenham? 90-daqiiqo oo geeri ah iyo midkood labadan koox...
(Europe) 8 Maajo 2019 Kooxda Ajax oo wacadaro la yaab leh ka dhigeysa xilli ciyaareedkan tartanka Champions league ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaweeneysa Kooxda Tottenham kulanka lugta labaad ee...
View ArticleJAH-WAREER: Barcelona oo garoonkii xalay lagu xasuuqay ee Anfield uga dhex...
(England) 08 Maajo 2019. Liverpool ayaa xalay qortay taariikh lama ilaawaan ah kaddib markii ay 4-0 ku xaaqday Barcelona oo lugtii hore ee Semi final ka uga soo adkaatay 3-0. Cid saadaalineysay ma...
View ArticleJose Mourinho oo Salaan u saaray Jurgen Klopp kaddib Xasuuqii ay xalay...
(England) 08 Maajo 2019. Jose Mourinho oo xalay falanqeynayay kulankii Mucjisada ay Liverpool ugu soo baxday Finalka Champions League kaddib markii ay afar gool ku xaaqday Barcelona ayaa ammaan ugu...
View Article“Kooxdee hada u gudubtay kulanka finalka?” – Robertson oo ku jees jeesay Luis...
(Yurub) 08 Maajo 2019. Daafaca kooxda Liverpool Andrew Robertson ayaa ka careysiiyay weeraryahanka Barcelona ee Luis Suarez, kaddib markii ay xalay Reds u gudubtay finalka tartanka Champions League....
View ArticleMuxuu ka yiri Luis Suarez ceybtii xalay kooxda Barcelona kasoo raacday...
(Yurub) 08 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa qiray in saaxiibadiis ay kaga soo hor muuqdeen kulankii ay la ciyaareen Liverpool sida ciyaartoy yaryar oo kale. Luis Suarez...
View ArticleMourinho oo weerar culus ku qaaday ciyaartoyda Barcelona, kaddib guuldaradii...
(Yurub) 08 Maajo 2019. Tababarihii hore ee kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa weerar culus ku qaaday ciyaartoyda Barcelona, kaddib guuldaradii niyadjabka ahayd ay xalay kala kulmeen kooxda...
View ArticleWAR CUSUB: Messi oo la Dagaalay taageerayaasha kooxdiisa Barcelona iyo...
(Europe) 08 Maajo 2019. Lionel Messi ayaa la dagaalay taageerayaasha kooxdiisa Barcelona mar ay ciyaartoyda kooxda xalay saqdii dhexe ka safrayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Liverpool. Messi...
View ArticleLiverpool vs Tottenham: Goorma ayaa la ciyaarayaa Finalka Champions League,...
(Europe) 09 Maajo 2019. Shaki kuma jiro in waqti dheer laga sheekeyn doono sida ay kooxaha reer England ee Liverpool iyo Tottenham ugu soo gudbeen Final ka Champions League. Reds ayaa habeen hore 4-0...
View ArticleRASMI: UEFA oo ku dhawaaqday liiska musharaxiinta abaalmarinta xidigii ugu...
(Europe) 09 Maajo 2019. Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay magacyada 4-ta ciyaaryahan ee u sharaxan inay ku tartamaan ku guuleysiga abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiicanaa kulamada...
View ArticleGeesigii xalay lugtiisa ku soo saaray Tottenham oo hadlay iyo Eriksen oo soo...
(England) 09 Maajo 2019. Lucas Moura ayaa baal dahabi ah ka galay taariikhda kooxda Tottenham kaddib markii uu suuro galiyay inay markii ugu horreysay taariikhda soo hiigsato Final ka tartanka...
View ArticleMuxuu Pochettino ku yiri ciyaartoyda Tottenham kahor Mucjisadii ay Xalay ugu...
(Europe) 09 Maajo 2019. Difaaca kooxda Tottenham Hotspur ee Danny Rose ayaa shaaca ka qaaday hadaladii uu ku yiri tababare Mauricio Pochettino ciyaartoyda Spurs-ka, taasoo sababtay inay ku hor...
View ArticleMa aragtay wixii ay sameeyeen Ciyaartoyda MUSLIMIINTA ah ee kooxda Ajax intii...
(Europe) 09 Maajo 2019. Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah ugu soo baxday Finalka Champions League kaddib guul soo laabasho leh 3-2 ay ka gaareen kooxda Ajax. Ajex oo 2-0 ku hogaamineysay Spurs...
View ArticleWaxyaabihii laga diiwaan geliyey kulankii xalay ay Tottenham soo laabashada...
(Amsterdam) 09 Maajo 2019. Kooxda reer England ee Tottenham ayaa xalay soo laabasho cajiib ah ku sameysay naadiga Ajax ee dalka Holland, waxaana Spurs ay gaartay final-ka Champions League. Spurs ayaa...
View ArticleMaxay ka dhigan tahay in labo Kooxood oo Ingiriis ah ay isugu yimaadaan...
(England) 09 Maajo 2019. Shaki kuma jiro in waqti dheer laga sheekeyn doono sida ay kooxaha reer England ee Liverpool iyo Tottenham ugu soo gudbeen Final-ka Champions League. Reds ayaa habeen hore 4-0...
View ArticleMourinho oo dhaleeceeyay tababaraha Ajax kaddib markii ay ka hareen Champions...
(Europe) 09 Maajo 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa dhaleeceeyay macalinka Ajax Amsterdam ee Erik ten Hag, kaddib markii ay isaga hareen tartanka Champions League. Balse macalinka...
View ArticleLiverpool oo Fariin gaaban u dirtay Tottenham ka hor kulankooda Final ka...
(England) 09 Maajo 2019. Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Tottenham ayaa si mucjiso ah ugu soo gudbay Final ka Champions League kaddib markii ay guulo soo laabasho leh ka soo kala gaareen...
View ArticleLiverpool iyo Tottenham inay Finalka u soo baxaan waxaa ka caawiyay Lambar...
(England) 09 Maajo 2019. Liverpool iyo Tottenham ayaa si isku mid ah oo lama filaan ah ugu soo wada baxay Finalka Champions League. Reds ayaa habeen hore 4-0 uga soo adkaatay Barcelona xilli lugtii...
View ArticleImise tikidh ayey heshay kooxda Liverpool Final-ka Champions League, meeqa...
(Liverpool) 10 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa in loo gacan geliyey oo ay heshay 16,613 tikidh kulanka Final-ka Champions League. Tikidhadan waxa ay kaga qeyb gali...
View Article