(Yurub) 16 Abriil 2019. Kooxaha Juventus Vs Ajax ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League ee soo galaya goor dhaw.
Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Juventus Vs Ajax:
Juventus XI: Szczesny; De Sciglio, Rugani, Bonucci, Alex Sandro; Emre Can, Pjanic, Matuidi; Bernardeschi, Ronaldo, Dybala.
Ajax XI: Onana; Mazraoui, De Ligt, Veltman, Blind; Schöne, Frenkie De Jong, Van de Beek; Neres, Ziyech, Tadic.
Gool FM.