(Europe) 17 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay tan iyo 2010 ku soo haray wareega Sideed dhammaadka Champions League.
Juve ayaa guul darro 2-1 kala kulantay kooxda car carka ah ee Ajax iyadoo goolka qura ee ciyaarta uu u dhaliyay Ronaldo.
Haddaba waxaa sawirro laga soo ururiyay qalbi jabka Ronaldo maadaama uu markii ugu horreysay gaari waayay wareega afar dhammaadka ee CL tan iyo 2010.
DAAWO:
Gool FM.