(Europe) 14 Feb 2019. Neymar ayaa si waali ah ugu dabaal degay guushii ay PSG Old Trafford uga soo gaartay Manchester United lugta hore ee wareega 16-ka Champions League.
Laacibka reer Brazil ayaa dhaawac ku seegay ciyaarta balse wuxuu muujiyay sida wayn uu ugu faraxsan yahay guusha ay gaartay kooxdiisa.
Xiddiga ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ayaa gurigiisa ka daawanayay ciyaarta waxaana dhinaciisa ka muuqanay aabihii.
Daawo Bood-boodka Neymar isagoo xitaa sameeyay dabaal degga uu caanka ku yahay Mbappe:
Even when he’s not on the pitch, @neymarjr is with his team every, step, of, the, way. See more at https://t.co/NmeiKUWafP #OurOtherClub pic.twitter.com/U6UXBh6vGj
— OTRO (@OTRO) February 13, 2019
Gool FM.