Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Maanta oo kale sanadkii hore Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryanakii ugu horreeyey ee Champions League…

$
0
0

(Turin) 14 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sanadkii hore ee maanta oo kale taariikh sameeyey.

Dhaliyihii hore ee kooxda Real Madrid, CR7 ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee 100 gool hal koox ugu dhaliya tartanka Champions League.

Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa maanta oo kale sanadkii hore 2018 noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee 100 gool u dhaliya Champions League hal koox, iyadoo naadigaasi ay tahay Real Madrid.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles