Mourinho oo ka hadlay xaalada kooxdiisa Manchester United, kahor kulanka...
(Champ’ League) 12 Dis 2018. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa la hadlay saxaafada ka hor kulanka ay caawa kooxda Manchester United kula ciyaari doonto koooxda Valencia tartanka Champions...
View ArticleHORDHAC: Young Boys v Juventus
( Champ’ League ) 12 Dis 2018. Juventus ayaa booqaneysa naadiga Young Boys kulamada u dambeeya heerka group-yada Champions League. Bianconeri ayaa xaqiijisay wareega 16-ka laakiin waxa ay xooga saari...
View ArticleAllegri oo ka hadlay sababta uu u ciyaarsiinayo Ronaldo kulanka aan muhiimka...
(Champ’ League) 12 Dis 2018. Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa shaaca ka qaaday sababta uusan u nasin doonin Cristiano Ronaldo kulanka aan wax micno ah ugu fadhinin Bianconeri ee...
View ArticleMacallinka Valencia oo ka hadlay dhibaatada ugu weyn ee Eric Bailly ku...
(Champ’ League) 12 Dis 2018. Macallinka kooxda Valencia Marcelino García ayaa amaanay difaaca birta ah ee kooxda Manchester United Eric Bailly. Eric Bailly ayaa xili ciyaareedkan si xoogan ugu...
View Article“Napoli waxay la kulmeen koox diyaar ah” – Klopp oo ka hadlay dareenkiisa...
(Champ’ League) 12 Dis 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa farxad ka muujiyay kadib guushii adkayd ay Napoli kaga gaareen kulankooda ugu dambeeyay Group C ee tartanka Champions...
View Article“Ma jirto wax qoomamo ah ee ku aadan kooxda Napoli” – Ancelotti oo ka hadlay...
(Champ’ League) 12 Dis 2018.Tababaraha kooxda Napoli ee Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay inaysan jirin wada u qoomameeyaan, kadib markii ay isaga hareen tartanka xiisaha badan ee Champions League....
View Article“Afkii baa juuqda gabay, weligeey ma arag wixii uu Alisson sameeyay oo kale.”.
(Europe) 12 Dis 2018. Liverpool ayaa xalay u soo gudubtay wareega 16 ka Champions League kaddib markii ay gool madi ah kaga adkaatay Napoli. Maxamed Saalax yaa dhaliyay goolka qura ay ku adkaatay Reds...
View ArticleKooxdii ebid ugu fiicneyd Champions League oo la soo saaray….(Yaa kaga jira...
(Europe) 12 Dis 2018. UEFA ayaa soo saartay Shax ay ka sameysay xiddigihii ugu fiicnaa ebid tartanka Champions League. Shaxda waxaa u badan xiddigaha kooxaha Real Madrid iyo Barcelona. Laacibiinta ay...
View ArticleMohamed Salah oo wal wal ku abuuray taageerayaasha Liverpool! (Dhaqan cusub...
(Liverpool) 12 Dis 2018 Weerar yahanka reer Masar ee Mohamed Salah ayaa wal wal ku abuuray taageerayaasha kooxda Liverpool. Mohamed Salah ayaa gool u dhaliyay xalay kooxdiisa Liverpool kaas oo ka...
View ArticleSantiago Solari oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid kaga qeyb galaya...
(Champ’ League) 12 Dis 2018. Tababaraha kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa magacaabay liiska xidigaha Real Madrid kaga qeyb galaya kulanka caawa CSKA Moscow ee tartanka Champions League. Waxaa...
View ArticleDybala oo fariin u diray kooxaha la filayo in midkood ay kaga aadi karto...
(Champ’ League) 13 Dis 2018. Paulo Dybala ayaa fariin u diray kooxaha la filayo in Juventus ay kaga beganto wareega xiga ee 16-ka kooxood ee tartanka Champions League, inkastoo ay xalay guuldaro 2-1 ah...
View ArticleDani Carvajal oo difaacay Francisco Isco kadib guuldaradii CSKA Moscow
(Real Madrid) 13 Dis 2018. Difaaca garabka midig ee kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain Dani Carvajal ayaa qiray in kooxdiisa aysan soo bandhigin qaab ciyaareed wanaagsan intii ay socotay...
View ArticleGuardiola oo difaacay ciyaartoydiisa, isagoo dhinaca kale ka digay falalka...
(Champ’ League) 13 Dis 2018. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka digay ku faafida falalka cunsuriyadeed ee garoomada Yurub. Kooxda Manchester City ayaa guul soo laabasho ah ka...
View ArticleMarcelo oo faahfaahin ka bixiyay qeylada ay jamaahiirta Real Madrid kaga soo...
(Champ’ League) 13 Dis 2018. Difaaca garabka bidix ee kooxda Real Madrid Marcelo ayaa xaqiijiyay in hab dhaqankii uu sameeyay Francisco Isco ee dhanka calaamada kabtanimada inta ciyaarta ay socotay, ay...
View ArticleMiyay isku aadi karaan Kooxaha isku Dalka ah ee u soo gudbay wareega 16-ka...
(Europe) 13 Dis 2018. Waxaa xalay la soo afjaray wareega Group yada ee Champions League iyadoo ayna si xanuun badan ku hareen kooxaha Napoli iyo Inter Milan. Haddaba waxaan halkan kugu heynaa wax kasta...
View ArticleKa hor wareega 16-ka Champions League sidee loo kala hogaaminayaa Gool...
(Europe) 13 Dis 2018. Waxaa xalay la soo afjaray wareega Group yada Champions League iyadoona loo gudbay wareega 16-ka oo isku aadkiisu la sameyn doono Isniinta soo socota. Cristiano Ronaldo oo ah...
View ArticleIsco oo si xun ula dhaqmay taageerayaasha Real Madrid kadib guul daradii...
(Madrid) 13 Dis 2018 Laacibka Real Madrid ee Isco ayaa si xun ula dhaqmay taageerayaasha kooxdiisa kadib guul daradii ka soo gaartay CSKA Moscow. Kooxda reer Ruush ayaa xalay cashir fiican u dhigtay...
View ArticleKUBBAD mise KARATEE: Muller oo Muraadkiisa la marsiiyay…+SAWIRRO
(Europe) 13 Dis 2018. Thomas Muller ayaa xalay loo taagay Kaarka cas kaddib markii uu Laad madaxa uga dhuftay Nicolas Tagliafico sida qof ciyaaraya Karatee ciyaartii ay Bayern Munich bar baraha 3-3 la...
View Article“Real Madrid kuma jirto waqtiyadeeda ugu fiican” – Halyayga reer Brazil...
(Real Madrid) 13 Dis 2018. Halyayga reer Brazil Ronaldo ayaa qiray in kooxdiisii hore ee Real Madrid aysan xiligan ahayn koox fiican, wuxuuna hadalkiisan imaanayaa kadib guuldaradii xalay kasoo gaartay...
View ArticleMuller oo Twitter ka kula soo hadlay laacibkii uu Taakada Karateega madaxa...
(Europe) 13 Dis 2018. Thomas Muller ayaa xalay loo taagay Kaarka cas kaddib markii uu Laad madaxa uga dhuftay Nicolas Tagliafico sida qof ciyaaraya Karatee ciyaartii ay Bayern Munich bar baraha 3-3 la...
View Article