Mauricio Pochettino oo fariin hanjabaad ah u diray kooxda Barcelona
(Champ’ League) 29 Nof 2018. Macalinka reer Argantina iyo kooxda Tottenham Hotspur ee Mauricio Pochettino ayaa iska diiday inuu is dhiibo kahor kulanka ay Spurs-ka kula ciyaari doonto Barcelona wareega...
View ArticleThomas Tuchel oo sheegay sirta ka dambeysa guushii ay xalay ka gaareen kooxda...
(Champ’ League) 29 Nof 2018. Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa ammaanay ciyaartoydiisa ka dib markii ay 2-1 ku garaaceen kooxda Liverpool wareegii shanaad heerka group-yada ee...
View ArticleSidee Liverpool ugu soo gudbi kartaa wareega 16-ka Champions League????….(XOG...
(Europe) 29 Nof 2018. Liverpool ayaa xalay guul dar0 kala soo kulantay PSG oo ay marti u ahayd taa oo khatar galisay rajadeeda inay u soo baxdo wareega 16-ka Champions League. Koox kasta oo ku jirta...
View ArticleNeymar oo Xalay noqday BOQORKA Brazil….(Goolkii uu ka dhaliyay Liverpool oo...
(Europe) 29 Nof 2018. Neymar waa Boqorka Brazil ee tartanka Champions League kaddib goolkii uu xalay uga shubay Liverpool ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen. Xiddiga ugu qaalisan ayaa xalay muujinayay...
View ArticleNeymar oo u soo JAWAABAY tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp kaddib...
(Europe) 29 Nof 2018. Tababaraha Liverpool ayaa xalay si xun u eedeeyay xiddigaha PSG gaar ahaan Neymar kaddib guul daradii 2-1 ay kala soo kulmeen. “Waxay ahady xariifnimo ay sameenayeen xiddigaha PSG...
View ArticleJurgen Klopp oo BAXAR ku jira….(Tababaraha Liverpool oo la Ganaaxi karo...
(Europe) 29 Nof 2018. Jurgen Klopp ayaa Baxar ku Jira iyadoona la ganaaxi karo kulanka Muhiimka u ah kooxdiisa ay ku wajihi doonaan Napoli kaddib markii uu dhaleeceeyay garsooraha dhex dhexaadinayay...
View ArticleHalyayga kooxda Liverpool Jamie Carragher oo si xun u wareeray xidigaha PSG
(Champ’ League) 29 Nof 2018. Difaacii hore kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaan la gambanin in ciyaartoyda Paris St Germain uu ku tilmaamo sida caruurta oo kale. Halyayga reer England ayaa wuxuu...
View ArticleRASMI: UEFA oo ku dhawaaqday in aalada VAR loo adeegsan doono Champions...
(Yurub) 03 Dis 2018. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee (UEFA) ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday in muuqaal caawiyaha garsoorka ee VAR la adeegsan karo tartanka Champions League xili ciyaareedkan,...
View ArticleHalyayga Liverpool Michael Owen oo sharad ku galay garoonka Anfield kulanka...
(Liverpool) 09 Dis 2018. Halyayga reer England iyo kooxda Liverpool Michael Owen ayaa ka hadlay kulanka la wada sugayo ee kooxaha Reds iyo Napoli ay kusoo xiran doonaan wareega group-yada tartanka...
View ArticleTottenham oo halis xoogan wajaheysa kahor kulanka Barcelona ee tartanka...
(Tottenham) 10 Dis 2018. Kooxda Tottenham ayaa ku wajaheysa Barcelona kulanka ugu dambeeya heerka group-yada ee tartanka Champions League, hadii ay Spurs-ka guuleysato kulankan waxay u gudbi doontaa...
View Article“Kulanka Napoli wuxuu inooga muhiimsan yahay xitaa hogaanka Premier League” –...
(Liverpool) 10 Dis 2018.Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka adag tartanka Champions Leagu ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonaan kooxda Napoli...
View ArticleCannavaro oo tilmaamay labada kooxood xili ciyaareedkan ku wada ciyaari doona...
(Champ’ League) 11 Dis 2018. Difaacii hore kooxaha Juentus iyo Real Madrid ee Fabio Cannavaro ayaa wuxuu amaanay naadigiisii hore ee Bianconeri iyo wax qabadkeeda xili ciyaareedkan. Halyayga reer...
View ArticleHORDHAC: Liverpool v Napoli, Kullan Geeri iyo Nolol
( Champ’ League ) 11 Dis 2018. Kulan Geeri iyo Nolol ah ayaa caawa dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Napoli kulamada u dambeeya Wareega group-yada Champions League. Reds ayay qasab ku tahay iney...
View ArticleHORDHAC: Inter Milan v PSV Eindhoven, Nerazzurri oo Rajeyneysa iney Wareega...
( Champ’ League ) 11 Dis 2018. Inter Milan ayaa marti qaadeysa naadiga Netherland ee PSV Eindhoven kulamada u dambeeya heer-ka group-yada Champions League. Nerazzurri ayaa maanka ku heysa iney wareega...
View ArticleLuciano Spalletti oo fariin u diray ciyaartoyda Barcelona, kahor kulanka ay...
(Champ’ League) 11 Dis 2018. Tababaraha kooxda Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa xaqiijiyay sida uu ugu kalsooni qabo ciyaartoyda kooxda Barcelona kahor kulanka ay wajahayaan kooxda Tottenham...
View ArticleHORDHAC: Barcelona v Tottenham, Spurs oo Guul kaliya ay badbaadin karto
( Champ’ League ) 11 Dis 2018. Barcelona ayaa soo dhaweyneysa Tottenham kulamada u dambeeya heerka group-yada Champions League bartamaha todobaadkan. Kooxda reer England ayaa u baahan guul madaama ay...
View ArticleValverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Barcelona ee ka qeyb galaya...
(Champ’ League) 11 Dis 2018. Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Barcelona uu kala hortagi doono kulanka Tottenham Hotspur ay caawa kaga soo xiran doonaan Group B ee tartanka...
View ArticleANFIELD waa Garoonka Soo laabashada !!! Wax ka Baro Shan Soo laabasho oo ay...
( Champ’ League ) 11 Dis 2018. Liverpool ayaa rajeyn doonta iney sameyeeyso habeen kale oo caajiba leh kulanka Champions league ay Anfield kula qaadanayaan Napoli kasoo ah geeri ama Nolo. Guul ay...
View ArticleDi Francesco oo cabsi ay soo wajahday ka hor kulanka Champions League
(Roma) 11 Dis 2018 Tababaraha kooxda Roma ee Di Francesco ayeey soo wajahday cabsi ku aadan shaqadiisa ka hor kulanka Champions League. Roma ayaa habeen dambe u martin doonta kooxda Plzen kulanka ugu...
View ArticleGuardiola oo ka hadlay xaalada xidigaha ka dhaawacan kooxdiisa kahor kulanka...
(Champ’ League) 11 Dis 2018. Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Manchester City ay heysato adeega 15 ciyaartooy ka mid ah xidigaheeda, kulanka ay Arbaca kula ciyaari doonto kooxda Hoffenheim ee tartanka...
View Article