HORDHAC: Juventus v Valencia
( Champ’ League ) 27 Nof 2018. Juventus ayaa marti qaadeysa dhigooda Valencia kulamada shanaad ee heerka group-ka koobka Champions League. Bianconeri ayaa guuldarrada qura ee soo gaartay dhammaan...
View ArticleHORDHAC: Manchester United v Young Boys
( Champ’ League ) 27 Nof 2018. Manchester United ayaa soo dhaweyneysa kooxda Young Boys kulamada shanaad ee heer-ka group-ka koobka Champions League. Red Devils ayaa ku jirta xaalad adag kulamadii...
View ArticleHORDHAC: Roma v Real Madrid
( Champ’ League ) 27 Nof 2018. Kooxda difaacaneysa koobka Champions League ee Real Madrid ayaa u marti AS Roma kulamada 5-aad ee heerka group-ka tartanka. Los Blancos ayaa guuldarro xanuun badan kasoo...
View ArticleHORDHAC: Lyon v Manchester City
( Champ’ League ) 27 Nof 2018. Manchester City ayaa booqaneysa dhigeeda Lyon kulamada 5-aad ee heerka group-ka koobka Champions League. Kooxda Guardiola ayaa is aragii lugta hore ee kooxahan ku...
View ArticleMourinho oo daboolka ka qaaday fariin uu u diray ciyaartoydiisa, kahor...
(Champ’ League) 27 Nof 2018. Jose Mourinho ayaa wuxuu daboolka ka qaaday fariin uu u diray ciyaartoydiisa, kahor kulanka caawa ee Young Boys, kaasoo ka tirsan kulamada 5-aad heerka group-yada ee...
View ArticleMuxuu ka yiri Guardiola kulanka adag ay caawa ku booqan doonaan kooxda Lyon...
(Champ’ League) 27 Nof 2018. Tababare Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kooxda Lyon ay u qalantay guushii ay kaga gaareen kooxdiisa Manchester City, kulankii lugta hore ee wareega koowaad Group F ee...
View ArticleSadio Mane oo halis ugu jira inuu Seego kulanka PSG ee Koobka Champions League
( Merseyside ) 27 Nof 2018. Laacibka Liverpool Sadio Mane ayaa shaki weyn ku jiraa inuu seego cayaarta muhiimka ay Champions League la dheeli doonaan Paris Saint-Germain maalinka arbacada. Garabka...
View ArticleHORDHAC: Tottenham v Inter Milan
( Champ’ League ) 28 Nof 2018. Tottenham ayaa marti qaadi doonta dhigeeda Inter Milan kulamada 5-aad heerka group-ka koobka Champions League. Spurs ayay ka go’an tahay iney guul ka gaaraan kooxda reer...
View ArticleMuxuu ka yiri Allegri laacibkiisa Ronaldo, kadib guushii ay xalay ka gaareen...
(Champ’ League) 28 Nof 2018. Macalinka reer Talyaani iyo kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo uu door weyn ee muhiim ah ku yeeshay safka Bianconeri, kadib markii...
View ArticleJoe Gomez oo kahor kulanka PSG ka warbixiyay sirta ka dambeysa hormarka ay...
(Liverpool) 28 Nof 2018. Difaaca kooxda Liverpool ee Joe Gomez ayaa wuxuu kala soo muuqday tababare Jürgen Klopp shirka jaraa’id kahor kulanka adag ay caawa Reds kula ciyaari doonto kooxda Paris...
View Article“Lyon waxay ka mid tahay kooxaha ugu adag aan kahor imid nolosheyda” – Guardiola
(Champ’ League) 28 Nof 2018. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa si cad ugu muuqday inuu raali ka yahay kadib barbarihii ay xalay kula galeen kooxda Lyon kulankooda 5-aad Group F ee...
View ArticleManchester United waxay u soo baxday wareega 16-ka, balse maxaa ku dhacay...
(Europe) 28 Nof 2018. Manchester United ayaa si naf lacaari ah ugu soo gudubtay wareega 16 ka ee Champions League kaddib gool madi ah oo soo daahay oo ay kaga adkaatay Young Boys. Inkastoo ay Red...
View ArticleMacalinka kooxda Roma oo weerar culus ku qaaday ciyaartoydiisa, kadib...
(Champ’ League) 28 Nof 2018. Macalinka kooxda reer Talyaani ee Roma Eusebio Di Francesco ayaa si xun u weeraray ciyaartoydiisa kadib guuldaradii xalay kaga soo gaartay Real Madrid kulankii Champions...
View ArticleMourinho oo hal fariin u diray saraakiisha kooxda Manchester United, kadib...
(Champ’ League) 28 Nof 2018. Jose Mourinho ayaa dareen farxadeed ka muujiyay kadib guushii ay kaga gaareen kooxda Young Boys kulankii xalay ee tartanka Champions League, isla markaana ay kooxdiisa...
View ArticleEEG SAWIRKA: Far baa ku godan Goolkii ay Xalay Manchester United ugu soo...
(Europe) 28 Nof 2018. Manchester United ayaa si silic ah xalay ugu soo gudubtay wareega 16 ka Champions League kaddib markii uu Fellaini u dhaliyay gool muran ku jiro daqiiqadii ugu dambeysay ciyaartii...
View ArticleARAG: Safafka ay Caawa ku soo gali karaan PSG iyo Liverpool
(Europe) 28 Nof 2018. PSG ayaa caawa mininkeeda ku marti galin doonta kooxda Liverpool kulan ka tirsan wareega Group yada Champions League balse u muuqda sida kulan Final ah. Group C oo ay ku wada...
View ArticlePaul Scholes oo sheegay dhibaatada ugu weyn ee heysata Manchester United
(Champ’ League) 28 Nof 2018.Halyayga reer England ee Paul Scholes ayaa xaqiijiyay in kooxdiisii hore Manchester United ay dhibaato ka heysato awooda isku xirka khadka dhexe iyo weerarka. Dhinaca kale...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Paris Saint-Germain Vs Liverpool
(Champions League) 28 Nof 2018. Kooxaha Paris Saint-Germain Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw Group C ee tartanka Champions League. Hadaba shaxa rasmiga...
View ArticleParis Saint-Germain oo Nooleysay Rajadooda Champions League Kaddib guul...
( Champ’ League ) 28 Nof 2018. PSG ayaa guul dahabi ah ka gaartay Liverpool kulankoodii ay cayaareen markay uga badiyeen 2-1. Dheesha ayaa qeybta hore lagu kala maray 2-1 oo ay ku hogaanimeysay Paris...
View ArticleJurgen Klopp oo weerar ku qaaday Neymar Jr, kadib guuldaradii kasoo gaartay...
(Champ’ League) 29 Nof 2018.Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa muran xogan ku dhaliyay wareysi uu bixiyay kadib guuldaradii 2-1 ahayd ee kasoo gaartay kooxda Paris St Germain, kulankooda...
View Article