Liverpool oo Guul Raxaa ka gaartay FK Crvena Zvezda iyo Barcelona oo La’aanta...
( Champ’ League ) 24 Okt 2018. Naadiga Liverpool ayaa guul aysan ku dhibtoon waxay ka gaareen kooxda FK Crvena Zvezda markii ay uga badiyeen 4-0. Qeybta hore cayaarta ayaa lagu kala maray 2-0 oo ay ku...
View ArticleLionel Messi oo fariin la wadaagay saaxiibadiis kooxda Barcelona, kadib...
(Barcelona) 25 Okt 2018. Laacibka reer Argantina ee Lionel Messi ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisa Barcelona kaga gaartay Inter Milan kulankooda 3-aad wareega group-yada ee tartanka Champions League,...
View ArticleLuciano Spalletti oo weerar ku qaaday ciyaartoydiisa kadib guuldaradii kasoo...
(Champions League) 25 Okt 2018. Macalinka reer Talyaani ee Luciano Spalletti ayaa weerar ku qaaday ciyaartoyda kooxdiisa Inter Milan, kadib guuldaradii kaga soo gaartay Barcelona kulankii Champions...
View ArticleMohamed Salah oo si jees jees ah ugu jawaab celiyay shaqsiyaadka shakiga...
(Champions League) 25 Okt 2018. Xidiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka warbixiyay sida uu ugu faraxsan yahay in markale uu dib ugu soo laabto wadada gooldhalinta, kadib markii uu 2 gool kaga...
View ArticlePaulo Dybala oo qirtay inuu carooday markii la badalay kulankii Manchester...
(Turin) 25 Okt 2018 Weerar yahanka reer Argentina ee Paulo Dybala ayaa qirtay inuu carooday kadib markii tababare Allegri uu badal u taagay kulankii Manchester United. Paulo Dybala ayaa u dhaliyay...
View ArticleUnited oo Guul soo laabasha ah xili dambe ka gaartay Juventus Halka City iyo...
( Champ’ League ) 07 Nof 2018. Manchester United ayaa guul muhiima kasoo hoyatay Juventus markii ay kaga badiyeen 2-1 Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 0-0. Balse markii dib loogu soo laabtay...
View ArticleMuxuu ka yiri Santiago Solari kadib guushii weyneed ay xalay kaga gaareen...
(Real Madrid) 08 Nof 2018. Tababaraha Real Madrid Santiago Solari ayaa ka hadlay sida uu ugu qanacsan yahay guushii ay kooxdiisa ka gaartay Victoria Plzen, kulankooda afaraad ee wareega group-yada...
View Article“Waxaan awoodnay inaan guul taariikhi ah ka gaarno Manchester United balse…”...
(Juventus) 08 Nof 2018. Macalinka reer Talyaani ee kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa si caro leh kaga hadlay guuldaradii xalay kaga soo gaartay kooxda Manchester United kulankooda afaraad ee...
View ArticleMuxuu ka yiri Jose Mourinho fal celintii uu xalay ku hor sameeyay jamaahiirta...
(Manchester) 08 Nof 2018. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa muran xoogan dhaliyay kadib marka uu soo idlaaday kulankii dhex maray kooxaha Juventus iyo Manchester United, kaasoo kusoo...
View ArticlePaul Scholes oo si weyn u dhaleeceeyay hab dhaqanka Jose Mourinho
(Manchester) 08 Nof 2018. Xidigii hore khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa si weyn kaga soo hor jeestay fala celintii uu Jose Mourinho ku hor sameeyay jamaahiirta Juventus, kadib...
View ArticleMaxaa Xalay kala qabsaday Jose Mourinho iyo xiddigaha Juventus???+SAWIRRO
(Europe) 08 Nof 2018. Manchester United ayaa xalay guul soo laabasho leh oo muhiim u ahayd ka gaartay Juventus oo mininkeeda joogta kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1. Jose Mourinho oo soo galay...
View Article“Santiago Solari waa inuu sii joogaa kooxda ilaa iyo dhamaadka xili...
(Real Madrid) 08 Nof 2018. Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in macalinka ku meel gaarka ah ee Santiago Solari uu sii wado shaqada tababarka ee Los...
View ArticleCristiano Ronaldo oo si Xun Baalasha uga rifay kooxdiisii hore ee Man...
(Europe) 08 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa weeraray kooxdiisii hore ee Manchester United isagoona sheegay inay nasiib ku badiyeen ciyaartii xalay isla markaana aysan sameyn wax ay guul ugu qalmeen...
View Article“Yaa ku leh Labadeena.”. Jesse Lingard oo soo saaray SAWIR uu isaga...
(Europe) 08 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ku dabaal degay kooxdiisii hore ee Manchester United ciyaartii xalay inkastoo Juventus looga adkaaday 2-1. Xiddiga reer Portugal ayaa gool caaqibo leh ka...
View ArticleDybala oo kashifay wixii dhex maray isaga iyo Jose Mourinho!!!
(Europe) 10 Nof 2018. Paulo Dybala ayaa daaha ka rogay wixii dhex maray isaga iyo tababare Jose Mourinho kaddib kulankii Juventus iyo Manchester United. Macalinka reer Portugal ayaa sameeyay arin ay...
View ArticleSAWIRRO: Labada Xiddig ee ugu Qaalisan kubbada Cagta oo hal habeen wada...
(Europe) 21 Nof 2018. Liverpool ayaa aqbaar fiican helaysa ka hor kulankeeda usbuuca soo socda ee PSG kaddib markii garoonka dhaawacyo looga saaray Neymar iyo Mbappe. Kooxda reer France ayaa labadeeda...
View ArticlePSG oo war ka soo saartay Dhaawacyada Neymar iyo Mbappe ka hor kulankooda...
(Europe) 22 Nof 2018. Labada xiddiga ee ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Neymar iyo Mbappe ayaa dhaawacyo soo gaaray hal habeen mar ay gudanayeen waajibaadka xulalkooda Brazil iyo France. Neymar...
View ArticleMUUQAAL CUSUB OO LA HELAY: Arag wixii uu sameeyay Goolhaye Buffon markii uu...
(Europe) 24 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa Labaaleey ka xareeyay Juventus Lugta hore ee Siddeed dhamaadka Champions League kal ciyaareedkii tagay ka dhacay gegada Allianz Stadium Goolka ayaa waxaa u...
View ArticleMuxuu ka yiri Thomas Tuchel suurtogalnimada ay kaga qeyb gali karaan Neymar...
(Champ’ League) 25 Nof 2018. Macalinka kooxda Paris-St Germain ee Thomas Tuchel ayaa ka dhawaajiyay suurtogalnimada ay kaga qeyb gali karaan xidigaha Neymar Jr iyo Kylian Mbappé kulanka Liverpool ee...
View ArticleThiago Silva oo shaaca ka qaaday hubkooda ugu weyn ay kaga hortagi doonaan...
(Champ’ League) 26 Nof 2018. Kabtanka kooxda Paris Saint-Germain ee Thiago Silva ayaa xaqiijiyay in ay muhiim tahay inay guul ka gaaraan kooxda reer England ee Liverpool, kulanka ay habeenka Arbacada...
View Article