Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Barcelona iyo Inter oo guulo gaaray & dhamaan natiijooyinka kulamadii caawa laga ciyaaray Champions League… +SAWIRRO

$
0
0

(Yurub) 28 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda Shanaad heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Barcelona, Borussia Dortmund Liverpool iyo Napoli.

Barcelona ayaa guul muhiim ah kag gaartay kooxda Borussia Dortmund oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, waxaana goolasha u kala dhaliyay xiddigaha Luis Suarez, Lionel Messi iyo Antoine Griezmann

Dhinaca kale kooxaha Liverpool iyo Napoli ayaa kulan aad u xiiso badan ay ku wada ciyaareen garoonka Anfield, waxay ku kala baxeen barbaro 1-1, waxaana labada dhinac goolasha u kala dhaliyay, Dries Mertens iyo Dejan Lovren.

Sidoo kale kooxda Inter Milan ayaa guul weyn ka gaartay naadiga Slavia Prague, waxayna kaga adkaatay 3-1, goolasha kooxda Inter waxaa u kala dhaliyay xiddigaha kala ah Lautaro Martinez oo 2 gool ah iyo Romelu Lukaku

Haddaba dhanka hoose kaga boggo natiijooyinka kulamadii Shanaad ee caawa laga ciyaaray heerka Group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League:

GROUP E

Genk 1 – 4 Salzburg

Liverpool 1 – 1 Napoli

GROUP F

Barcelona 3 – 1 Borussia Dortmund

Slavia Prague 1 – 3 Inter

GROUP G

Zenit St. Petersburg 2 – 0 Lyon

RB Leipzig 2 – 2 Benfica

GROUP H

Valencia 2 – 2 Chelsea

Lille 0 – 2 Ajax

SAWIRRO:

View image on Twitter

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles