Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Man City, Real Madrid, Juventus, Tottenham, PSG, Bayern Munich, Atletico...

(Yurub) 26 Nof 2019. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelaya caawa waxaa ka mid ah Man City, Real Madrid, Juventus, Tottenham, Bayern...

View Article


Lenglet oo dib u soo laabtay & Xiddigaha Barcelona ee seegay tababarkii...

(Barcelona) 26 Nof 2019. Ciyaaryahan Lenglet ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Barcelona iyadoo ay xiddigo muhiim ah ay seegeen tababarka naadiga ka hor kulanka habeen dambe ay la leeyihiin...

View Article


Lionel Messi oo isku diyaarinaya dhacdo taariikhi ah kulanka Barcelona ee soo...

(Barcelona) 26 Nof 2019. Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya dhacdo taariikhi ah kulanka ay habeen dambe la ciyaari doonaan naadiga reer Germany ee Borussia Dortmund....

View Article

Wax walba oo ay Ronaldo iyo Messi ka sameeyeen kulamada Shanaad wareega...

(Yurub) 26 Nof 2019. Xiddiga Barcelona Lionel Messi iyo weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu wadaa inay wajahaan loolan adag, kulamada ay kaga hor imaan doonaan kooxaha Borussia...

View Article

Wax walba uu Neymar Jr ka sameeyay kulamadii hore uu ka hor yimid kooxda Real...

(Yurub) 26 Nof 2019. Taageerayaasha kubadda cagta ee adduunka ayaa waxay si weyn u sugayaan kulanka adag ay caawa kooxaha Real Madrid iyo Paris St Germain ku wada ciyaari doonaan garoonka Santiago...

View Article


Pep Guardiola oo ka hadlay saameynta ay Man City ku yeelan karto dhaawaca...

(Manchester ) 26 Nof 2019. Mcalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Sergio Aguero uu seegi doono kulamada soo aadan ay ciyaari doonto Sky Blue, sababa la xiriira dhaawac soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus Iyo Atletico Madrid ee tartanka...

(Yurub) 26 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus Iyo Atletico Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester City Iyo Shakhtar Donetsk ee...

(Yurub) 26 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City Iyo Shakhtar Donetsk kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo PSG ee tartanka Champions...

(Yurub) 26 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid Iyo PSG kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus, Bayern München iyo Tottenham oo guulo gaaray iyo dhamaan...

(Yurub) 26 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda Shanaad heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Juventus, Machester...

View Article

Eden Hazard oo seegi kara kulanka El Clasico kaddib dhaawacii xalay ku soo...

(Madrid) 27 Nof 2019. Wargeyska Sport ayaa warinaya in Eden Hazard uu seegi karo kulanka El Clasico kaddib markii laga saaray ciyaartii PSG ee xalay kaddib dhaawac soo gaaray. Hazard waxaa dhaawacay oo...

View Article

Zidane oo ka hadlay barbarihii ay xalay kula galeen PSG garoonka Santiago...

(Madrid) 27 Nof 2019. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa muujiyay sida uu kaga carreysan yahay barbarihii ay xalay kula galeen Paris St Germain garoonka Santiago Bernabeu. Kooxaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Napoli ee tartanka Champions...

(Yurub) 27 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo Napoli kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona Iyo Borussia Dortmund ee tartanka...

(Yurub) 27 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona Iyo Borussia Dortmund kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Valencia iyo Chelsea oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka...

(Valencia) 27 Nof 2019. Kooxaha Valencia iyo Chelsea ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Mestalla, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 2-2 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulamada shanaad wareega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona iyo Inter oo guulo gaaray & dhamaan natiijooyinka kulamadii caawa...

(Yurub) 28 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda Shanaad heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Barcelona, Borussia...

View Article

Lionel Messi oo rikoor cusub ka sameeyey Champions League, kana sare maray...

(Yurub) 28 Nof 2019. Lionel Messi ayaa rikoor cusub oo Champions League sameeyey xalay kulankiisii 700-aad ee uu u saftay Barcelona. Leo Messi ayaa kulankiisii 700-aad u ciyaaray xalay kooxdiisa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoyda u sharaxan xiddiga Isbuucan ugu fiican Champions League oo la...

(Yurub) 28 Nof 2019. UEFA ayaa ku dhawaaqday liiska musharixiinta abaal-marinta xiddiga ugu fiican kulamadii shanaad ee toddobaadkan laga ciyaaray wareega group-yada ee tartanka Champions League, gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaa jirta hal wado oo lagu joojin karo Lionel Messi” – Tababaraha Borussia...

(Yurub) 28 Nof 2019. Tababaraha kooxda Borussia Dortmund ee Lucien Favre ayaa shaaca ka qaaday wadada kaliya ee lagu joojin karo Lionel Messi kaddib bandhigii waalida ahaa ee uu xalay ku hor sameeyay....

View Article

Tammy Abraham oo hadlay kaddib dhaawacii halista ahaa ee kasoo gaaray...

(London) 28 Nof 2019. Weeraryahanka Chelsea ee Tammy Abraham ayaa soo gaaray dhaawac halis ah intii lagu gudi jiray kulankii xalay ay kooxdiisa kula ciyaartay naadiga Valencia kulamada shanaad ee...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live