Cristiano Ronaldo oo soo barbareeyay rikoodhkii Paolo Maldini ee tartanka...
(Turin) 06 Nof 2019. Cristiano Ronaldo ayaa soo barbareeyay rikoodhka halyeeyga reer Talyaani ee Paolo Maldini ee ah tirada inta kulan uu ka qeyb galay tartanka Champions League. Weeraryahanka reer...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Galatasaray ee tartanka...
(Madrid) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid Iyo Galatasaray kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Atalanta Iyo Man City ee tartanka Champions...
(Italy) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atalanta Iyo Man City kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...
View ArticleJuventus oo si dirqi ah kaga soo adkaatay kooxda Lokomotiv Moscow oo ay...
(Moscow) 06 Nof 2019. Juventus ayaa si dirqi ah kaga soo adkaatay kooda Lokomotiv Moscow oo ay ku booqatay garoonkeeda RZD Arena, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-2, ciyaar ka tirsaneyd kulamada...
View ArticleReal Madrid oo guul weyn gaartay Man City oo taako loo dhigay & dhamaan...
(Eroupe) 07 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda afaraad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Real Madrid,...
View ArticleWaa kuwee Saddexda Kooxood ee xaqiijiyey inay u soo baxeen wareegga 16-ka...
(Yurub) 07 Nof 2019. Waxaa jira kaliya saddex kooxood oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka Horyaallada Yurub ee Champions League kal ciyaareedkan illaa iyo hadda. Waxa uu tartanka Champions League...
View ArticleRobert Lewandowski oo Rikoodh Champions League ah ka barbareeyay Lionel Messi
(Yurub) 07 Nof 2019. Xiddiga Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa dhigay rikoor cusub kaddib guushii ay xalay kooxdiisa kaga gaartay 2-0 naadiga Olympiacos ciyaar ka tirsaneyd kulamada afaraad ee...
View ArticleToni Kroos oo ka hadlay guushii weyneyd ay xalay ka gaareen Galatasaray,...
(Madrid) 07 Nof 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Germany ee Toni Kroos ayaa difaacay xiddigaha Gareth Bale iyo James Rodríguez kaddib markii eedeymo xoogan la kulmeen...
View ArticleXiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa toddobaadkan...
(Yurub) 08 Nof 2019. Waxaa lagu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa kulamadii afaraad ee toddobaadkan laga ciyaaray heerka group-yada tartanka Champions League....
View ArticleRASMI: Ku guuleystihii Koobka Adduunka ee David Villa oo ku dhawaaqay ka...
(Tokyo) 13 Nof 2019. Ku guuleystihii koobka Adduunka la qaaday xulka Spain ee David Villa ayaa ku dhawaaqay ka fariisashadiisa ciyaaraha kaddib shir jaraa’id oo uu qabtay. 37-sano jirkaan kaasoo hadda...
View ArticleVirgil van Dijk oo abaal-marin kale ku guuleystay isagoo noqday daafacii ugu...
(Yurub) 13 Nof 2019. Xiddiga kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa ku guuleystay abaal-marin kale, waxaana uu noqday daafacii ugu horreeyey ee abaal-marintan ku guuleysta. Virgil van Dijk ayaa ku...
View Article“Ma qarinayo rajadayda ah in Barcelona ay ka harto Champions League” – Xiddig...
(Madrid) 14 Nof 2019. Laacibka ka tirsan kooxda Real Madrid ayaa muujiyay rabitaankiisa ah in naadiga ay xilfaltamaan ee Barcelona aysan gaarin wareegyada bug-baxda ah ee tartanka Champions League....
View ArticleEric Abidal oo hoosta ka xariiqay sababihii ka dambeeyay guuldarradii...
(Barcelona) 17 Nof 2019. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Barcelona ee Eric Abidal ayaa isku dayay inuu falanqeeyo guuldaradii niyadjabka aheyd ay kala soo laabteen Liverpool lugta labaad wareega afar...
View ArticleMiyuu ciyaari doonaaa Saalax kulanka Napoli? Waxaa ka jawaabaya tababare Klopp
(Liverpool) 24 Nof 2019.Liverpool ayaa habeenka Arbacada soo aadan waxay ku soo dhaweyn doontaa kooxda Napoli garoonkeeda Anfield, si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada 5-aad wareega...
View ArticleSHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Paris Saint-Germain vs Real Madrid ka hor...
(Madrid) 25 Nof 2019. Kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ayaa laga sameeyey shax isku dhaf ah ka hor kulankooda ay wada ciyaarayaan habeen dambe ee heerka Guruubyada UEFA Champions League....
View ArticleKlopp oo iska indho tiray Man City, kaddib markii uu magacaabay kooxda sida...
(Liverpool) 25 Nof 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay inuusan aheyn macalin si weyn u hunguriyeynaya inuu markale ku guuleysto tartanka Champions League,...
View ArticleHazard oo ku kaftamay taariikhda PSG, kahor kulanka habeen danbe ay ku wada...
(Madrid) 25 Nof 2019. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa qaab kaftan ah wuxuu hoos ugu dhigay taariikhda naadiga Paris St Germain. Hadalka Eden Hazard ayaa wuxuu imaanayaa...
View Article“Taam ahaanshaha Neymar Jr waxay noqon doontaa ciyaar ku adag kooxda Real...
(Madrid) 25 Nof 2019. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonto kooxda Paris Saint – Germain garoonka Santiago Bernabeu, si ay u wada ciyaaraan kulankooda 5-aad...
View ArticleHorudhac: Juventus vs Atletico Madrid … (Los Rojiblancos oo guul u baahan...
(Turin) 26 Nof 2019. Kooxaha Juventus iyo Atletico Madrid ayaa wada ciyaari doona caawa kulan ka tirsan heerka Guruubyada Champions League, weliba qeybta D oo ay ku wada jiraan. Atletico Madrid ayaana...
View ArticleHorudhac: Real Madrid vs Paris Saint-Germain … (Los Balancos oo guul u baahan...
(Madrid) 26 Nof 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa eegeysa inay Paris Saint-Germain kula biirto heerka bug-baxa Champions League marka ay labada kooxood caawa ku kulmaan Bernabeu. PSG ayaa...
View Article