Laba ka mid ah taageerayaasha Liverpool oo seegay kulankii kooxdooda ee UCL,...
(Belgian) 24 Okt 2019. Sida uu warinayo website-ka “Sporza.Be” ee laga leeyahay dalka Belgian Laba ka mid ah taageerayaasha Liverpool ayaa waxay ku guuldareysteen inay xaadiraan kulankii ay kooxdooda...
View ArticleTababare Valverde oo ammaanay guusha cusub Lionel Messi ee tartanka Champions...
(Barcelona) 24 Okt 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa amaanay awooda ciyaareed ee Lionel Messi, kaddib guushii ay xalay kaga gaareen kooxda reer Czech ee Slavia Prague...
View ArticleRASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa...
(Europe) 25 Okt 2019. Waxaa lagu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa kulamadii toddobaadkan laga ciyaaray tartanka xiisaha badan ee Champions League. Xiddiga kooxda...
View ArticleTer Stegen oo hal arrin kaga digay kooxda Barcelona xilli ciyaareedkan
(Barcelona) 25 Okt 2019. Goolhaayaha reer Germany ee Ter Stegen ayaa hal arrin kaga digay kooxdiisa Barcelona xilli ciyaareedkan. Ter Stegen ayaa kaga digay kooxdiisa Barcelona in markale ay la kulanto...
View ArticleMessi oo ka hadlay goolashiisa ugu quruxda badanaa xirfadiisa kubadda cagta...
(Barcelona) 27 Okt 2019. Kabtanka xulka qaaranka Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi oo bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanaya ayaa wuxuu kaga hadlay goolashiisa ugu quruxda badan...
View ArticleJoel Matip oo seegi doona kulanka Man City xilli la sii ogaaday mudada uu...
(Liverpool) 29 Okt 2019. Joel Matip ayaa wajahaya lix todobaad oo uu garoomada kaga maqnaanayo dhaawac dhanka jilibka ah, iyadoo xitaa la soo warinayo inuu seegi doono kulanka ay ka horjeedaan bisha...
View Article“Hanashada koobka Champions League waxay Liverpool ka dhigtay inay kalsooni...
(Liverpool) 29 Okt 2019. Xiddiga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka England ee James Milner ayaa u arka in ku guuleysigooda tartanka Champions League ay kooxda u qaaday marxalad horumarsan marka laga...
View ArticleNélson Semedo oo shaaca ka qaaday furaha ay kooxdiisa Barcelona ugu guuleysan...
(Barcelona) 04 Nof 2019. Daafaca midig Barcelona ee Nélson Semedo ayaa shaaca ka qaaday furaha ay kooxdiisa ugu guuleysan karto xilli ciyaareedkan tartanka Champions League. Nélson Semedo ayaa wuxuu...
View ArticleChelsea vs Ajax, Barcelona vs Slavia Prague & Guud ahaan kulammada caawa la...
(Yurub) 05 Nof 2019. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelaya caawa waxaa ka mid ah Chelsea, Barcelona, Liverpool, Inter Milan iyo kuwo...
View ArticleTababare Jurgen Klopp oo fariin culus u diray ciyaartoydiisa kahor kulanka...
(Liverpool) 05 Nof 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa fariin u diray ciyaartoydiisa kahor kulanka caawa ay naadiga Genk kula ciyari doonaan tartanka Champions League. Jurgen Klopp...
View ArticleZidane oo ka hadlay xaalada Gareth Bale iyo fursada uu Mbappé ku imaan karo...
(Madrid) 05 Nof 2019. Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay habeen dambe kula ciyaari doonaan Galatasaray tartanka Champions...
View ArticleLionel Messi oo ka warbixiyay faa’iidooyinka Frenkie de Jong kaddib...
(Barcelona) 05 Nof 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa amaanay saaxiibkiisa cusub reer Holland ee Frenkie de Jong, isagoo xusay inuusan wax dhibaato ah kala kulmin la qabsiga falsafada...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Genk ee tartanka Champions oo...
(Liverpool) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo Genk kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions. Hadaba dhanka hoose...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Ajax ee tartanka Champions oo...
(London) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo Ajax kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions. Hadaba dhanka hoose kaga...
View ArticleBarcelona oo barbaro la dhaafi weysay Kooxda Slavia Prague oo marti ugu aheyd...
(Barcelona) 06 Nof 2019. Barcelona ayaa barbaro la dhaafi weysay Kooxda Slavia Prague oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 0-0 ah, kulankooda afaraad GROUP F ee...
View ArticleLiverpool oo guul gaartay, Chelsea oo taako loo dhigay & dhamaan...
(Eroupe) 06 Nof 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda afaraad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Liverpool, Chelsea...
View ArticleReal Madrid, Juventus, Man City, Bayern Munich & Guud ahaan kulammada caawa...
(Yurub) 06 Nof 2019. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelayana waxaa ka mid ah Real Madrid, Juventus, Manchester City, Bayern Munich,...
View ArticleMuxuu ka yiri Frank Lampard kulankii xalay ay barabaraha la galeen kooxda Ajax??
(London) 06 Nof 2019. Macalinka Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay in kooxdiisa ay ku hor dhibtootay naadiga Ajax Amsterdam kulankii tartanka Champions League ay xalay ku wada ciyaareen garoonka...
View ArticleBenzema oo bar-tilmaameedsanaya rikoodh gaar u ah kulanka caawa ee Galatasaray
(Madrid) 06 Nof 2019. Real Madrid ayaa caawa ku soo dhoweynaysa kooxda Galatasaray garoonkeeda Santiago Bernabeu, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada afaraad heerka guruubyada Champions...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Lokomotiv Moscow Iyo Juventus ee tartanka...
(Moscow) 06 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Lokomotiv Moscow Iyo Juventus kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....
View Article