Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester City iyo Atalanta ee tartanka...

(Manchester) 22 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City Iyo Atalanta kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus iyo Lokomotiv Moscow ee tartanka...

(Turin) 22 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus iyo Lokomotiv Moscow kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Galatasaray iyo Real Madrid ee tartanka...

(Istanbul) 22 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Galatasaray Iyo Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article

Milner oo shaaca ka qaaday meesha ay ka liidato Liverpool kulamada Champions...

(Liverpool) 22 Okt 2019. Xiddiga kooxda Liverpool ee James Milner oo ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay habeen dambe Arbacada ku wada ciyaari doonaan ciyaartooda saddexaad GROUP E ee...

View Article

“Ma jirto cid noqon karta bedelka Hazard” – Lampard

(London) 22 Okt 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in xiddigii hore Blues ee Eden Hazard aysan jirin cid buuxin karta booskii uu kaga baxay. Xiddiga reer Belguim ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid, Juventus iyo Man City, oo guulo gaaray iyo dhamaan natiijooyinka...

(Europe) 22 Okt 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda saddexaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Juventus,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhaca kulanka ay kooxda Inter Milan caawa soo dhowaynayso Borussia...

(Milan) 23 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa kulan ka tirsan Champions League waxa ay caawa soo dhoweynaysaa naadiga reer Jarmal ee Borussia Dortmund. Kooxda reer Talyaani ee Inter ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhaca kulanka ay kooxda Liverpool caawa booqanayso Genk ee Champions League

(Genk) 23 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa kulan ka tirsan Champions League waxa ay caawa soo dhoweynaysaa naadiga reer Belgium ee Genk. Kooxda reer England ee Liverpool ayaa doonaysa inay...

View Article


Guud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee UEFA Champions League &...

(Yurub) 23 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa. Kulammo ka tirsan Guruubyada E, F, G iyo H ayaa la dheeli doonaa...

View Article


Kylian Mbappe oo rikoor Champions League xalay ka jabiyey Lionel Messi

(Yurub) 23 Okt 2019. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa Lionel Messi ka jabiyey rikoor uu horay u haystay, isagoo noqday xiddiga ugu da’da yar ee 15 gool ka dhaliya...

View Article

Tababare Pep Guardiola oo ka baqdin qaba in Rodri uu garoomada ka maqnaado...

(Manchester) 23 Okt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa soo jeediyey in Rodri uu garoomada kaga maqnaan karo muddo bil ah dhaawac dhanka muruqa ah. Intii lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Slavia Prague iyo Barcelona ee tartanka...

(Milano) 23 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Slavia Prague iyo Barcelona kulanka adag ee goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Genk iyo Liverpool ee tartanka Champions...

(Belgium) 23 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Genk iyo Liverpool kulanka adag ee goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Inter iyo Borussia Dortmund ee tartanka...

(Milano) 23 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Inter iyo Borussia Dortmund kulanka adag ee goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo guul soo daahday ka soo heshay kooxda Ajax oo ay booqatay kulan ka...

(Holland) 23 Okt 2019. Chelsea ayaa guul dirqi ah kaga soo gaartay Kooxda Ajax oo ay ku booqatay garoonka Johan Cruijff Arena, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, kulankooda saddexaad GROUP H ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Liverpool, Barcelona, Inter oo guulo gaaray iyo dhamaan natiijooyinka...

(Europe) 23 Okt 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda saddexaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Liverpool, Napoli,...

View Article

Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo xalay rikoor cusub ka sameeyey...

(Barcelona) 24 Okt 2019. Lionel Messi ayaa xalay rikoor cusub ka sameeyey Champions League kulankii ay kooxdiisa Barcelona guusha ka gaartay Naadiga Slavia Prague. Xiddiga xulka qaranka Argentina ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Liverpool oo cunsurinimo kula kacay Divock Origi… (Muxuu ahaa...

(Liverpool) 24 Okt 2019. Sida warbixinnada lagu sheegay Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa fal cunsuriyad ah kula kacay ciyaaryahankooda madow ee Divock Origi. Taageerayaasha Liverpool...

View Article

Maxay tahay Rikoodhka niyadjabka leh uu Ousmane Dembélé ka sameeyay kulankii...

(Europe) 24 Okt 2019. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa daabacay warbixin uu ku soo bandhigay tirikoobka xun ee uu sameeyay xiddiga reer France ee Ousmane Dembélé inta lagu gudi jiray kulankii xalay...

View Article

Shaxda Kooxdii ugu fiicneyd kulamadii saddexaad ee toddobaadkan laga ciyaaray...

(Europe) 24 Okt 2019. Waxaa daaha laga rogay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii saddexaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League labadii maalmood ee la soo dhaafay, iyadoo lagu daawaday...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live