Antonio Conte oo ka hadlay guuldaradii ay xalay kala soo kulmeen kooxda...
(Yurub) 03 Oct 2019.Tababaraha kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa aysan u qalmin inay guuldaro ka soo gaarto Barcelona kulankii ay xalay ku wada ciyaareen...
View ArticleTababare Valverde oo farta ku fiiqay halka ay daciif ka aheyd kooxdiisa...
(Barcelona) 03 Oct 2019. Tababaraha Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa farta ku fiiqay halka ay daciif ka aheyd kooxdiisa Blaugrana, taasoo sababtay in Inter Milan ay hogaanka u qabato qeybta hore...
View ArticleMessi oo hal arrin ku dhaleeceeyay maamulka Barcelona, kaddib guushii ay...
(Barcelona) 03 Okt 2019. Xiddiga reer Argantina ee Lionel Messi ayaa ku dhaleeceyn maamulka kooxdiisa Barcelona sababa la xiriira qaabka socdaalka ay kooxda ku baxdo xilliyada diyaar garowga kahor...
View Article“Liverpool waa inay si deg-deg ah cashar uga bartaa kulankii Salzburg” – Klopp
(Liverpool) 03 Okt 2019. Tababare Jurgen Klopp ayaa aaminsan in kooxdiisa Liverpool ay cashar muhiim ah ka baratay kulankii ay xalay kula ciyaareen naadiga Salzburg tartanka Champions League. Kooxda...
View ArticleRASMI: Xiriirka UEFA oo ku dhawaaqay afarta xiddig ee ku tarami doona...
(Yurub) 03 Okt 2019. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday afarta ciyaaryahan ee isugu soo haray tartanka loogu jiro xiddiga ugu fiicanaa todobaadkan tartanka Champions...
View ArticleVan Dijk oo ka hadlay khaladaadkii ay sameeyeen kulankii Salzburg ee tartanka...
(Liverpool) 04 Oct 2019. Daafaca reer Holland ee Virgil van Dijk ayaa aaminsan inay wanaagsan tahay in la aqbalo tirada goolashii ka dhashay kooxda Liverpool kulankii ugu dambeeyay ay kula ciyaareen...
View ArticleRASMI: Xiddigii ugu fiicnaa iyo goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Champions...
(Yurub) 04 Oct 2019. Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay magaca xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka ugu fiican toddobaadka tartanka Champions League, iyo goolka ugu quruxuda badnaa...
View ArticleLionel Messi oo sabab u noqon kara in la iibiyo Antoine Griezmann & laacibka...
(Barcelona) 05 Okt 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay Antoine Griezmann u adeegsan doono sidii ay ula soo saxiixan lahayd Neymar Jr, maadaama...
View ArticleDEG DEG: Kylian Mbappe oo Kooxdiisa Paris Saint-Germain u sheegay inuu ka...
(Paris) 05 Okt 2019. Kylian Mbappe ayaa la soo warinayaa inuu kooxdiisa Paris Saint-Germain u gudbiyey warqad codsi ah oo uu ugu sheegayo inuu ka tagayo xagaaga soo socda haddii aysan xilli...
View ArticleMiralem Pjanić oo qiray riyadiisa ugu weyn uu doonayo inuu ku gaaro kooxda...
(Turin) 09 Okt 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Juventus ee Miralem Pjanić ayaa muujiyay sida ay ugu wanaagsan yihiin horyaalka Talyaaniga, kaddib guushii ay ka gaareen kulankii Derby d’Italia naadiga...
View ArticleJames Milner oo talo muhiim ah siiyay xiddig kasta ee wajahaya Lionel Messi
(Liverpool) 15 Okt 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Liverpool ee James Milner ayaa si xoogan u amaanay kabtanka naadiga Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi. James Milner ayaa ka...
View ArticleZidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb...
(Madrid) 20 Oct 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid uu ula safrayo kulanka Galatasaray ay ku wada ciyaari doonaan kulankooda 3-aad ee wareega group-yada...
View Article“Manchester City diyaar uma ahan inay ku guuleysato…” – Pep Guardiola
(Manchester) 21 Oct 2019. Macalinka Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa aysan diyaar u aheyn ku guuleysiga xilli ciyaareedkan koobka tartanka Champions League, inkastoo ay...
View ArticleMudnaanta koowaad ee kooxda Juventus, goolkiisii 700-aad & dhowr arrimood...
(Turin) 21 Oct 2019. Xiddiga xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa carabka ku adkeeyay sida uu u jecel yahay inuu kula guuleysto koobab wadareedka Juventus, isagoo dhinaca kale tilmaamay in...
View ArticleRamos oo sheegay waxa kaliya ee ka dhiman kooxda Real Madrid kahor kulanka...
(Madrid) 21 Oct 2019. Daafaca reer Spain ee Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday waxa ka dhiman Real Madrid waqtigaan la joogo, ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda reer Turkey ee Galatasaray....
View Article“Kubadda Cagta waa cadaalad darro, waxaan doonayaa inaan weligeey sii joogo...
(Madrid) 21 Oct 2019. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka soo muuqday shir Jaraa’id gaar ah ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda reer Turkey ee Galatasaray. Kooxda Real...
View ArticleGuud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee UEFA Champions League &...
(Yurub) 22 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa. Kulammo ka tirsan Guruubyada A, B, C iyo D ayaa la dheeli doonaa...
View ArticleMiyaa la cayrin doonaa macallin Zinedine Zidane haddii caawa ay Real Madrid...
(Istanbul) 22 Okt 2019. Sida wararku ay sheegayaan macallin Zinedine Zidane ayaa shaqada laga cayrin doonaa haddii kooxdiisa Real Madrid ay caawa guuldarro kala kulanto naadiga Galatasaray. Jariiradda...
View Article“Cidna ma aysan ku guuleysanin inay joojiso Ronaldo” – Tababaraha kooxda...
(Turin) 22 Okt 2019. Tababaraha Lokomotiv Moscow ee Yuri Semin ayaa ka codsaday ciyaartoydiisa inay si buuxda diirada u saaraan kulanka ay caawa la ciyaari doonaan naadiga Juventus. Yuri Semin ayaa ku...
View ArticleRonaldo & Higuain oo hogaaminaya liiska xiddigaha Juventus ee ka qeyb galaya...
(Turin) 22 Okt 2019. Macalinka reer Talyaani ee Maurizio Sarri ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Juventus ee kaga qeyb galaya kulanka caawa ee Lokomotiv Moscow ay ku wada ciyaari doonaan...
View Article