Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Muxuu ka yiri Zidane, kaddib guuldaradii niyadjabka aheyd ay kala kulmeen...

(Paris) 19 Sebt 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa qirtay inuu si aad ah kaga xun yahay guuldaradii xanuunka badneyd ay xalay kala kulmeen naadiga Paris Saint-Germain. Paris...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: UEFA oo ku dhawaaqday liiska musharaxiinta abaalmarinta xidigii ugu...

(Yurub) 19 Sebt 2019. Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay kulamadii furitaanka lugta koowaad wareega group-yada ee tartanka xiisaha badan Champions League xilli ciyaareedkan 2019/2020. Waxaa labadii...

View Article


Keylor Navas oo daaha ka qaaday dareenkiisa layaabka leh, kaddib kulankiisii...

(Paris) 19 Sebt 2019. Goolhaayaha reer Costa Rica ee Keylor Navas ayaa kasoo hor muuqday saxaafada kaddib guushii weyneyd uu xalay la gaaray kooxdiisa cusub ee Paris Saint-Germain. Paris Saint-Germain...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xiriirka UEFA oo ku dhawaaqay goolasha u sharraxan goolkii ugu quruxda...

(Yurub) 19 Sebt 2019. Habeen hore oo Talaado ahayd iyo xalay oo Arbaco ahayd ayaa la ciyaaray kulamadii koowaad ee heerka guruubyada Champions League iyadoo natiijooyin aan la filayn laga soo...

View Article

Di María oo hogaaminaya Shaxda Kooxdii ugu fiicneyd kulamadii toddobaadkan...

(Yurub) 19 Sebt 2019. Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay kulamadii furitaanka lugta koowaad wareega group-yada ee tartanka xiisaha badan Champions League xilli ciyaareedkan 2019/2020 ee lasoo ciyaaray...

View Article


“Real Madrid waxay heshay wixii ay u qalantay” – Thiago Silva

(Paris) 19 Sebt 2019. Daafaca kooxda Paris St Germain iyo xulka qaranka Brazil ee Thiago Silva ayaa sheegay in Real Madrid ay heshay wixii ay u qalantay, kaddib guushii weyneyd ay xalay kaga gaareen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xiddiga Isbuuca ee Champions League & Goolkii ugu quruxda badnaa ee...

(Yurub) 20 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey xiddigii ugu fiicnaa Champions League isbuucan iyo sidoo kale goolkii ugu quruxda badnaa ee todobaadkan laga dhaliyey tartankaasi xiisaha leh ee Koobka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qisada CR7: Geeridii Aabihiis, Kiiskii kufsiga, Guurkiisa, midda uu jecel...

(Yurub) 21 Sebt 2019. Xiddiga kooxda Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa waxaa uu wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay barnaamijka (Good Morning Britain) ee uu daadihiyo...

View Article


“Waxaa jira dad doqomo ah” – Cristiano Ronaldo oo ku jees-jeesay...

(Turin) 22 Sebt 2019. Cristiano Ronaldo ayaa qiray in kooxdiis Juventus ay dhibaato weyn kala kulantay si ay guul kaga gaarto kooxda Verona. Juventus ayaa saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Verona...

View Article


RASMI: Jurgen Klopp oo ku guuleystay abaal-marinta tababaraha sanadka ee FIFA...

(Milan) 23 Sebt 2019. Macallinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinka sanadka ee The Best oo uu bixiyo xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Goolhayihii iyo Goolkii ugu fiicnaa sanadka ee FIFA The Best oo lagu...

(Milan) 23 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey abaal-marinno kale sida Goolhayihii ugu fiicnaa ragga iyo Dumar & sidoo kale goolkii ugu fiicnaa sanadka ee abaal-marinnada caawa lagu bixinayo Magaalada...

View Article

RASMI: Shaxda Kooxda sanadka ee abaal-marinta FIFPro World XI oo si rasmi...

(Milan) 23 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda sanadka ee FIFPro waxaana looga dhawaaqay abaal-marinnada caawa lagu bixinayo Magaalada Milan ee FIFA The Best. Labo ka mid ah xiddigihii Liverpool la...

View Article

RASMI: Lionel Messi oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee FIFA...

(Milan) 23 Sebt 2019. Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee FIFA THE BEST, waxaana uu ku guddoomay magaalada Milan oo caawa abaal-marinnada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ernesto Valverde oo helay war naxdin leh & Kulammada uu dhaawaca ku seegi...

(Barcelona) 25 Sebt 2019. Xalay oo ahayd Talaado garoonka Camp Nou ma’ahayn mid u fiicnayd kooxda kubadda cagta Barcelona inkastoo ay saddexda dhibcood qaadatay kulankii ay la ciyaartay naadiga...

View Article

25-ka ciyaaryahan ee ugu mushaharka badan Champions League oo la soo saaray &...

(Yurub) 26 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey 25-ka ciyaaryahan ee ugu mushaharka badan tartanka Champions League iyo lacagta ay qaataan sanadkii, iyadoo kooxda ku guuleysatay koobkan dhagaweyne ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Barcelona iyo Inter ee tartanka...

(Catalonia) 02 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Inter, kulanka adag goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Liverpool iyo Salzburg ee tartanka...

(Liverpool) 02 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Salzburg kulanka adag goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka...

(Lille) 02 Oct 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Lille iyo Chelsea kulanka adag goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo ku garaacday kooxda Inter Milan garoonkeeda Camp Nou… +SAWIRRO

(Barcelona) 02 Oct 2019. Kooxda kubaddac cagta Barcelona ayaa guul muhiim ah kaga gaartay naadiga Inter Milan garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulankooda 2-aad GROUP F ee tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo guulo gaaray & guud ahaan natoojooyinka...

(Yurub) 02 Oct 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada labaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2019/2020. Kooxaha Barcelona,...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live