RASMI: Xiddiga kooxda Liverpool ee Virgil Van Dijk oo loo doortay daafaca...
(Monaco) 29 Agoosto 2019. Daafaca kooxda kubadda cagta Liverpool ee Virgil Van Dijk ayaa loo doortay daafacii ugu fiican xilli ciyaareedka. Kaddib markii uu kooxdiisa Reds ku hoggaamiyey Champions...
View ArticleRASMI: Frenkie de Jong oo loo doortay khadka dhexe ee ugu fiicanaa sanadka
(Monaco) 29 Agoosto 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Frenkie de Jong ayaa loo doortay laacibkii khadka dhexe ee ugu fiicanaa xilli ciyaareedka. Kaddib markii uu kooxdiisa Ajax ku soo...
View ArticleRASMI: Lionel Messi oo loo doortay weeraryahankii ee ugu fiicanaa sanadka
(Monaco) 29 Agoosto 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa loo doortay gooldhaliyihii ugu fiicanaa xilli ciyaareedka. Kabtanka kooxda Barcelona ee Leo Messi ayaa loo gacan...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka heerka guruubyada Champions League oo la sameeyey…...
(Monaco) 29 Agoosto 2019. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada Champions League oo caawa lagu sameeyey Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska. Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa...
View ArticleRASMI: Virgil Van Dijk oo garaacay Messi iyo Ronaldo, kuna guuleystay...
(Monaco) 29 Agoosto 2019. Daafaca kooxda kubadda cagta Liverpool ee Virgil Van Dijk ayaa loo doortay xiddigii ugu fiicnaa sanadka Yurub. Daafaca reer Holland ayaa abaal-marinta xiddiga sanadka Yurub...
View ArticleDaawo: Sawiradii ugu muhiimsanaa xafladii abaal-marinada lagu bixiyay ee...
(Monaco) 29 Agoosto 2019. Waxaa caawa lagu qabtay magaalada Monaco ee dalka France xaflada si heersare ay u soo agaasimeen xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA. Waxaa inta ay xaflada socotay la...
View ArticleCristiano Ronaldo oo ka aragti dhiibtay sida uu noqon doono loolanka...
(Monaco) 30 Agoosto 2019. Xiddiga reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa kasoo hor muuqday warbaahinta, kaddib xafladii xalay ka dhacday magaalada Monaco ee dalka France, halkaasoo...
View ArticleRASMI: FIFA oo ku dhawaaqday saddexda tababare ee ku tartami doona...
(Yurub) 02 Sebt 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay saddexda tababare ee isagu soo haray abaal-marinta macallinka sanadka ee The Best, waxaana dhammaantood ay yihiin...
View ArticleRASMI: FIFA oo ku dhawaaqday saddexda ciyaaryahan ee ku tartami doona...
(Yurub) 02 Sebt 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey saddexda xiddig ee kama dambeysta ah oo ku tartami doona abaal-marinta xiddiga sanadka ee The Best. Virgil van Dijk ayaa ka...
View ArticleRASMI: FIFA oo ku dhawaaqday saddexda goolhaye ee ku tartami doona...
(Yurub) 02 Sebt 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey saddexda xiddig ee kama dambeysta ah oo ku tartami doona abaal-marinta goolhayaha sanadka ee The Best. Abaalmarinta...
View ArticleJuventus oo ku dhawaaqday liiska xiddigaha kaga qeyb galaya kulamada...
(Turin) 03 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska xiddigaha qaaska ah ee kaga qeyb galaya tartanka Champions League inta lagu gudi jiro xili ciyaareedkan...
View ArticleAlisson Becker oo ka warbixiyay xilliyadii ugu fiicanaa ee xirfadiisa kubadda...
(Liverpool) 04 Sebt 2019. Goolhayaha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Alisson Becker ayaa sheegay in soo laabashadii Reds ay ku hor sameysay Barcelona kulankii lugta labaad ee wareega afar dhamaadka...
View ArticleLiiska xiddigaha kooxda Liverpool ee ka qeybgalaya tartanka Champions League...
(Liverpool) 04 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah xiddigaha Reds ee isku diyaarinaya ka qeyb qaadashada tartanka Champions League...
View ArticleSanchez oo kalsooni ka muujiyay inay kaga guuleysan karaan Barcelona kulanka...
(Milano) 07 Sebt 2019. Laacibka reer Chile ee Alexis Sanchez, oo xagaagan kusoo biiray kooxda Inter Milan ayaa cadeeyay qaabka ay guul ku gaari karaan kulanka ay Barcelona kula ciyaari doonaan wareega...
View ArticleWaa sidee xaallada xiddigaha Lionel Messi iyo Luis Suarez kahor kulanka...
(Barcelona) 10 Sebt 2019. Sabtida soo aadan kooxda Barcelona ayaa ku marti qaadi doonta naadiga Valencia garoonka Camp Nou, si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada 4-aad ee horyaalka La Liga...
View ArticleAncelotti oo helaya war cusub ee naxdin leh kahor kulanka Liverpool ee...
(Italy) 12 Sebt 2019. Wararka ka imanaya gudaha dalka talyaaniga ayaa waxay shaaca ka qaadeen war naxdin leh oo aan la fileynin, kaasoo u soo yeeray macalinka kooxda Napoli ee Carlo Ancelotti, kahor...
View Article10-ka dhacdo ee Layaabka leh oo la saadaalinyo dhammaadka xilli ciyaareedkan…...
(Yurub) 12 Sebt 2019. Bilawga kal ciyareed walba waxaa la saadaaliyaa dhacdooyinka lagu taamayo inay dhacaan, iyadoo aan loo fiirinaynin dhanka taageerenimada, qaar ka mid ah saadaashaasi waxay noqotaa...
View ArticleManchester City oo guul raaxo leh ka soo gaartay kooxda Shakhtar Donetsk… +...
(Ukrain) 18 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa guul raaxo leh ka soo gaartay Shakhtar Donetsk ay ku booqdeen Stadion Metalist, kulankeeda ugu horeeyay GROUP C ee tartanka Champions...
View ArticleParis Saint-Germain oo cashir u dhigtay Real Madrid, xilli Di Maria uu...
(Paris) 18 Sebt 2019. Paris Saint-Germain ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay Real Madrid kulankeeda ugu horeeyay GROUP A ee tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0 Qeybta hore...
View ArticleKooxaha Atletico Madrid iyo Juventus oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka...
(Madrid) 18 Sebt 2019. Kooxaha Atletico Madrid iyo Juventus ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Wanda Metropolitano kulankeeda ugu horeeyay GROUP D ee tartanka Champions League, kaddib markii ay...
View Article