Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Gabadhii kusoo dhex oroday garoonka final-kii Champions League – Kinsey...

(Madrid) 06 June 2019. Gabadhii ka yaabsatay dunida ee kusoo dhex oroday garoonka final-kii Champions League bilowgii bishaan (Kinsey Wolanski) ayaa la kulantay ganaaxyo dheeraad ah. Kulankii u...

View Article


Jurgen Klopp oo laga saarayo gurigii uu ka degganaa Magaalada Liverpool,...

(Liverpool) 06 Juunyo 2019. Maalmo yar kaddib markii uu ku guuleystay Champions League macallinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa laga saarayaa gurigii uu ka degganaa Magaalada Liverpool ee dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ricardo Kaka oo magacaabay xiddiga u qalma inuu ku guuleysto abaal marinta...

(Yurub) 07 Juunyo 2019. Halyeeyga kooxaha AC Milan iyo Real Madrid ee reer Brazil Ricardo Kaká ayaa ka hadlay xiddiga u qalma inuu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or 2019. Ricardo Kaká ayaa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jamie Carragher oo saadaaliyey in xiddig aan ahayn Virgil van Dijk uu...

(Liverpool) 10 Juunyo 2019. Halyeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa rumeysan in daafaca Reds ee Virgil van Dijk uusan ku guuleysan doonin abaal-marinta Ballon d’Or sanadkan 2019, inkastoo uu...

View Article

Ma’aaminaysid tirada koobabka waa weyn ee uu ku guuleystay Cristiano Ronaldo...

(Yurub) 10 Juunyo 2019. Cristiano Ronaldo ayaa lagu dhaleeceeyaa inay da’du ka daba-timid oo uu taagan yahay xilligii uu kubadda cagta isaga fariisan lahaa, laakiin xaqiiqadu waxa ay tahay in kabtanka...

View Article


“Waxaana doonayay inaan ka dhuunto adduunkan, kaddib kulankii Liverpool” –...

(Yurub) 15 June 2019. Weeraryahanka reer Uruguay iyo kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa kasoo hor muuqday saxaafada markii ugu horeysay tan iyo markii ay ku hareen wareega afar dhamaadka Champions...

View Article

“Messi ayaa sabab u ah in Barcelona aysan ku guuleysan Champions League” –...

(Yurub) 25 Juunyo 2019.Tababaraha reer Holand ee Louis van Gaal ayaa ku eedeeyay Lionel Messi inuu yahay mid ka mid ah sababaha ka danbeeysa in kooxda Barcelona ay ku guuldareysato tartanka Champions...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diego Godín oo weerar ku qaaday Cristiano Ronaldo, kaddib imaatinkiisa kooxda...

(Italy) 27 Luulyo 2019. Daafaca dhawaangalka ah kooxda Inter Milan ee reer Uruguay Diego Godín ayaa weerar ku qaaday weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo. Cristiano Ronaldo ayaa muran xoogan...

View Article


Sterling oo qof walba ka yaabsaday, kaddib markii uu si cajiib ah kaga hadlay...

(England) 27 Luulyo 2019. Weeraryahanka reer England iyo kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa ka hadlay xili ciyaareedkii lasoo dhaafay iyo dhibaatooyinkii ay isaga iyo kooxdiisa kala...

View Article


Kyle Walker oo ka warbixiyay waxa kaliya ee ka dhiman Manchester City si ay...

(Yurub) 28 Luulyo 2019. Daafaca kooxda Manchester City ee Kyle Walker ayaa sheegay in kooxdiisu ay u baahantahay nasiib wanaag si ay ugu guuleystaan Champions League. Dhinaca kale Kyle Walker ayaa...

View Article

“Bal eeg inta lacag ay qarashgareeyeen walina ma aysan ku guuleysan Champions...

(Yurub) 30 Luulyo 2019. Xiddiga reer Portugal iyo kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in Barcelona ay qarash badan ku bixisay suuqa kala iibsiga 5-tii sano ee lasoo dhaafay, balse ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xiddiga ku guuleysatay abaa-marinta goolkii ugu fiicnaa xili...

(Yurub) 09 Agoosto 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa tartanka Champions League-ga xili ciyaareedkii lasoo dhaafay, kaasoo uu ka...

View Article

“Koobka Champions League kama foga kooxda Juventus iyo Cristiano Ronaldo” –...

(Yurub) 09 Agoosto 2019. Daafaca dambeedka bidix ee reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa aaminsan in koobka Champions League uusan ka fogeyn Juventus. Marcelo ayaa tilmaamay in saxiixa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iván Campo oo Isbar-bardhig ku sameeyay muhiimadda ay leedahay ku guuleysiga...

(Yurub) 15 Agoosto 2019. Laacibkii hore kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Iván Campo ayaa isbar-bardhigay muhiimadda ay leedahay in lagu guuleysto Champions League iyo horyaalka La Liga, wuxuuna...

View Article

Wax walba aad uga baahan tahay inaad ka ogaato Isku Aadka Champions League oo...

(Monaco) 28 Agoosto 2019. Isku aadka Tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League ayaa la sameyn doonaa habeen dambe ee khamiis ah Fiidkii. Liverpool oo ah kooxda xili ciyaareedkii...

View Article


Xiddiga habeen dambe ku guuleysan doono laacibka sanadka ee Yurub oo lasii...

(Monaco) 28 Agoosto 2019. UEFA ayaa ku qaban doonta xaflad weyn ee si heersaro ah loo agaasimay fiidnimada habeen dambe ee khamiista ah magaalada Monaco ee dalka France, si loo sameeyo Isku aadka...

View Article

Klopp oo cadeeyay sida uu u adag yahay loolanka Champions League xili...

(Monaco) 29 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa cadeeyay sida uu u adag yahay tartanka Champions League xili ciyaareedkan cusub ee 2019/20. Haddalka Jurgen...

View Article


Real Madrid waa Boqorada kooxaha Yurub…(Bal Arag Qiimeyntan)

(Yurub) 29 Agoosto 2019. UEFA ayaa soo saartay qiimeyn cajiib ah, taas oo ah sida ay u kala horeeyaan natiijooyinka kooxaha yurub ee Champions League tan iyo 1993 ilaa iyo haatan, kahor xaflada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adidas oo si rasmi ah u soo bandhigtay kubadda lagu ciyaarayo heerka...

(Yurub) 29 Agoosto 2019. Waxaa 17-ka bisha Sebtember si rasmi ah u bilaabmaya wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan. Haddaba sharikadda Adidas ee Jarmalka ee farsameeysa agabka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Goolhayaha ugu fiican sanadka oo lagu dhawaaqay

(Monaco) 29 Agoosto 2019. ​Goolhayaha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Alisson Becker ayaa loo doortay goolhayaha ugu fiican xilli ciyaareedkan. Kaddib markii uu kooxdiisa Reds ku hoggaamiyey...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live