Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada sida final-ka Champions League loogu maamuusay xiddigii...

(Yurub) 01 Juunyo 2019. Ciyaaryahankii hoer ee xulka qaranka Spain José Antonio Reyes ayaa maanta ku geeriyooday shil baabuur ee ka dhacay gudaha dalka Spain, waxaana caawa lagu xusay finalka Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Liverpool oo ku guuleysatay UEFA Champions League, kaddib markii ay...

(Yurub) 01 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Champions League kaddib markii ay 2-0 ku garaaceen caawa kulankii Final-ka ahaa naadiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Klopp, Alisson, Salah, Origi, Kane & Guud ahaan rikoorradii laga diiwaan...

(Madrid) 01 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Champions League kaddib markii ay 2-0 ku garaaceen caawa kulankii Final-ka ahaa naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada Kooxda Liverpool oo sare u qaaday koobka Horyaallada Yurub oo...

(Madrid) 01 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Champions League kaddib markii ay 2-0 ku garaaceen caawa kulankii Final-ka ahaa naadiga...

View Article

Waa tuma Kinsey Wolanski? Xog ku saabsan gabadhii xalay kusoo dhex oroday...

(Madrid) 02 June 2019. Inkastoo sharciga ay UEFA dhawaan soo rogtay uu dhibaato ku noqday isla markaana wax badan aysan shaashadaha muuqaalka kasoo muuqan, hadana Kinsey Wolanski ayaa xalay noqotay...

View Article


Maxaa ku sawirnaa funaanadii uu dhamaadka ciyaarta kadib soo xirtay daafaca...

(Madrid) 02 June 2019. Liverpool ayaa ku guuleysatay koobka horyaalada yurub markii lixaad taariikhda kadib markii ay 2-0 ku dileen Spurs, balse qof walba waxey indhahiisa qabteen dafaca bidix ee Reds...

View Article

Inuu u xiisay Xavi & Iniesta, Inuu Whatsapp-ka kula hadlo Neymar, Shaqsiyadda...

(Argentina) 02 June 2019. Kabtanka Argentina Lionel Messi ayaa waxyaabo badan oo isaga khuseeya ka hadlay ka hor inta aysan qarankiisa ciyaarin Copa America oo bishaan gudaheeda ka bilaaban doona...

View Article

Virgil van Dijk oo doortay xiddiga u qalma abaalmarinta Ballon d’Or –...

(Madrid) 02 June 2019. Daafaca Liverpool Virgil van Dijk ayaa kooxdiisa kula guuleystay koobka UEFA Champions League kadib markii ay 2-0 ku dileen kooxda Tottenham Hotspur, durbana waxaa timid hadal...

View Article


“Waxaa ii rumoowday riyada tan iyo carruurnimadayda, waxaana isku dayi doonaa...

(Yurub) 02 June 2019. Laacibka reer Masar iyo kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa ka hadlay in kooxdiisa Liverpool ay ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Champions League, iyo inuu...

View Article


“Waxaan u imid Liverpool si aan u helo wakhtiyadan oo kale” – Virgil van Dijk

(Yurub) 02 June 2019. Daafaca birta ah ee kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Holand ee Virgil van Dijk ayaa awoodi waayay in wax sharaxaad ah uu ka bixiyo dareenkiisa, kaddib markii ay kaga guuleysteen...

View Article

Klopp oo ka warbixiyay waxa ay ku balameen isaga iyo Guardiola, kaddib markii...

(Yurub) 02 Juunyo 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka warbixiyay inuu taleefanka kala soo hadlay dhigiisa kooxda Manchester City ee Pep Guardiola, kaddib markii ay...

View Article

Saalax oo fariin digniin ah u diray Manchester City, kaddib markii ay...

(Yurub) 02 Juunyo 2019. Xiddiga Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa fariin digniin ah u diray kooxda ay ku dagaalamaan horyaalka Premier League ee Manchester City, kaddib markii ay Reds xalay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalin Klopp iyo wiilashiisa oo magaalada Liverpool ku soo wareejiyay koobka...

(Yurub) 02 Juunyo 2019. Ciyaartoyda kooxda Liverpool ayaa dib ugu soo laabtay dalka England, waxayna jamaahiirta kula dabaal dageen wadooyinka Merseyside-ka iyo magaalada Liverpool koobka tartanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiriirka UEFA oo ku dhawaaqay 20-ka ciyaaryahan ee xili ciyaareedkan ugu...

(Yurub) 02 Juunyo 2019. Koobka horyaalada yurub ee Champions League ayaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain, xiriirka UEFA ayaana haatan ku dhawaaqay 20-ka xiddig ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma ogtahay in xiddiga kubadda koleyga LeBron James uu saami ku leeyahay...

(Liverpool) 03 June 2019. Weeraryahanka awoodda leh ee kooxda Los Angeles Lakers – LeBron James ayaa markii ugu horreysay u dabaal dagay guushii ay kooxdiisa Liverpool ka gaartay dhigeeda Spurs markii...

View Article


Liverpool oo kooxda Man United kasoo barbareysay RIKOOR muhiim ah, kaddib...

(England) 03 Juunyo 2019. Liverpool ayaa ku guuleysatey inay la mid noqoto kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United oo ku jirta liiska kooxaha ugu koobabka badan taariikhda dalka England, kaddib...

View Article

“Hadda ayuu ka qoomameynayaa” – Madaxweynaha Liverpool oo weeraray Philippe...

(England) 03 Juunyo 2019. Madaxweynaha Liverpool ee Tom Werner ayaan qarinin carada uu wali u qabo xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho, kaasoo ku qasbay kooxda inay fasaxaan sanad iyo bar kahor,...

View Article


“Liverpool waxay sameyn doontaa wax walba si ay ugu guuleysato koobab badan”...

(England) 05 Juunyo 2019. Xiddiga reer Senegal iyo Liverpool ee Sadio Mané ayaa sheegay in kooxdiisa ay u sameyn doonto wax walba si ay ugu guuleysato koobab badan. Reds ayaa ku guuleysatay tartanka...

View Article

Maxamed Saalax oo fariin u diray warbaahinta qaar iyo taageerayaashiisa

(England) 05 Juunyo 2019. Ciyaaryahanka reer Masar iyo kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa fariin u diray qaar ka mid ah suxufiyiinta iyo taageerayaasha. Maxamed Saalax iyo saaxiibadiis kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo shaacisay goolka ay taageerayaasha u doorteen kii ugu quruxda badnaa...

(Yurub) 05 Juunyo 2019. Xiriirka kubbada cagta yurub ee (UEFA) ayaa ku dhawaaqay goolkii ugu fiicnaa ee tartanka Champions League ee 2018/2019, kaasoo lagu doortay kaddib codeyn uu sameeyay website-ka...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live