Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Harry Keane oo ka hadlay haddii uu diyaar u yahay kulanka finalka Champions...

(London) 27 Maajo 2019. Harry Kane ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu ka qeyb galo kulanka finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan Liverpool sabtida magaalada Madrid ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sadio Mane oo loo kaxayn doono Masjidka Al-Azhar ee Masar & Salah oo hadiyad...

(Liverpool) 27 Maajo 2019. Kooxda Liverpool ayaa bilowga bisha soo aaddan waxa ay la ciyaari doontaa final-ka Champions League naadiga ay isku waddanka yihiin ee Tottenham, waxaa la soo sheegayaa in...

View Article


Hazard oo si dadban u sheegay inuu ka tagayo Chelsea kaddib ciyaarta finalka...

(London) 28 Maajo 2019. Xiddiga reer Belgian ee Eden Hazard, ayaa si maldahan u sheegay inuu ka tagayo kooxda Chelsea kaddib kulanka habeen dambe ee finalka koobka  UEFA Europa League, si uu ugu biiro...

View Article

“Ma uusan gaarin finalka Champions League muddo dheer” – Klopp oo ku jees...

(Yurub) 28 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka finalka Champions League ay sabtida soo aadan kula ciyaari doonaan Tottenham Hotspur....

View Article

Klopp oo ka warbixiyay xaalada xiddigaha ka dhaawacan Liverpool, kahor...

(England) 28 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id, kahor inta aysan u safrin magaalada Madrid, finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea vs Arsenal ka hor kulankooda...

(London) 28 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa habeen dambe Magaalada Baku kula ciyaari doonta naadiga Arsenal kulanka Final-ka tartanka Uefa Europa League. Inkastoo kulanka Arbacada ee...

View Article

“Waan ku faanayaa xirashada maaliyada kooxda Liverpool” – Virgil van Dijk

(England) 28 Maajo 2019. Difaaca heerka caalami ee Virgil van Dijk ayaa wareysi ku bixiyay website-ka kooxda Liverpool, kahor kulanka finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan Tottenham sabtida...

View Article

Maxamed Saalax oo muujiyay waxa uu ku riyoonayo kahor kulanka finalka ee...

(Yurub) 29 Maajo 2019. Xiddiga heerka caalami ah iyo xulka qaranka Masar ee Maxamed Saalax ayaa muujiyay sida xoogan uu u doonayo inuu gool kaga dhaliyo kulanka finalka Champions League ay Sabtida soo...

View Article


Sadio Mané oo niyadjab ku riday kooxda Real Madrid

(England) 29 Maajo 2019. Laacibka reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mané ayaa ka hadlay waxyaabo badan ee ku saabsan kulanka finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan Tottenham Hotspur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macallin Jürgen Klopp oo Mane iyo Maxamed Saalax ku taageeray soonkooda iyo...

(Yurub) 29 Maajo 2019. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay sida uu u arko in qaar ka mid ah xiddigihiisa ay isku diyaariyaan finalka Champions League iyagoo sooman. Xidigaha...

View Article

“Wax cadaadis nama saarna tani waa fursadii aan ugu guuleysan lahayn...

(Yurub) 30 Maajo 2019. Xiddiga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Netherland ee Georginio Wijnaldum ayaa kalsooni weyn ka muujiyay in Reds ay awood u yeelan doonto inay soo bandhigto qaab ciyaareed...

View Article

Supercomputer oo saadaaliyay kooxda guuleysan doonta final-ka Champions...

(Yurub) 30 Maajo 2019. Kooxaha reer England ee Tottenham iyo Liverpool  ayaa wada ciyaari doono kama dambeysta koobka horyaalada yurub ee Champions League, Supercomputer ayaana saadaaliyay kooxda...

View Article

Jurgen Klopp oo si RASMI ah u magacaabay liiska ciyaartoyda Liverpool ee kaga...

(Yurub) 31 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay maanta oo Jimco ah liiska 23-ka ciyaartoy uu kala qeyb galayo kulanka habeen dambe ee finalka Champions League ay...

View Article


Klopp oo ka hadlay dhowr arimood uu qeyb ka yahay Firmino kahor kulanka...

(Yurub) 31 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay in xiddiga reer Brazil ee Roberto Firmino uu diyaar u yahay ka qeyb qaadashada kulanka habeen dambe ee finalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Andrey Arshavin oo sheegay horyaalka uu arko inuu yahay kan ugu fiican...

(Yurub) 01 Juunyo 2019. Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal ee Andrey Arshavin ayaa ka hadlay kulankii finalka UEFA Europa League ay Chelsea 4-1 kaga adkaatay Gunners Arbacadii lasoo dhaafay. Andrey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida ay u eg tahay kubadda  Caawa lagu ciyaari doono FINAL-KA Champions...

(Madrid) 01 Juunyo 2019. Waxaa la faafiyey sawirrada iyo muuqaalka sida ay u ekaan doonto kubadda caawa lagu ciyaari doono final-ka Champions League. Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool ayaa isugu...

View Article

Tuugo Tikidhada ka dhacaya Taageerayaasha ka qeyb galaya final-ka Champions...

(Madrid) 01 Juunyo 2019. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo gudaha dalka Spain gaar ahaan magaalada Madrid ee caasimadda waddankaasi waxaa ka soo ifbaxay burcad tikidhada ka dhacaya taageerayaasha...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka finalka Champions League ee kooxaha Tottenham...

(Yurub) 01 Juunyo 2019. Kooxaha Tottenham Hotspur Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan finalka Champions League ee soo galaya goor dhaw. Hadaba dhanka hoose kaga...

View Article

Xiddigii shilka gaari maanta ku geeriyooday oo lagu xusayo finalka Champions...

(Yurub) 01 Juunyo 2019. Ciyaaryahankii hoer ee xulka qaranka Spain José Antonio Reyes ayaa maanta ku geeriyooday shil baabuur ee ka dhacay gudaha dalka Spain, waxaana caawa lagu xusayaa finalka...

View Article

RIKOORRO: Muxuu ka dhignaa goolkii furitaanka kulanka caawa ee finalka...

(Yurub) 01 Juunyo 2019. Kulanka finalka Champions League ayaa wuxuu caawa ku dhex marayaa kooxaha Liverpool iyo Tottenham Hotspur garoonka Atlético Madrid ee Wanda Metropolitano, Reds ayaana...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live