Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Barcelona oo barbaro la dhaafi weysay Kooxda Slavia Prague oo marti ugu aheyd Camp Nou… +SAWIRRO

$
0
0

(Barcelona) 06 Nof 2019. Barcelona ayaa barbaro la dhaafi weysay Kooxda Slavia Prague oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 0-0 ah, kulankooda afaraad GROUP F ee tartanka Champions League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray barbaro 0-0 ah ay isku mari waayeen labada dhinac Barcelona iyo kooxda martida u aheyd ee Slavia Prague.

Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay dib isugu soo laabteen labada kooxood ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.

Laakii ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay barbaro 0-0 ah ciyaar xiiso badan ay labada kooxood ee Barcelona iyo Slavia Prague ay ku ciyaareen garoonka Camp Nou.

SAWIRRO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles