UEFA oo shaacisay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii shanaad ee...
(Yurub) 28 Nof 2019. Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub ee “UEFA” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Shanaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League, gaar ahaan...
View ArticleLiverpool oo guul ay ka gaartay Salzburg ku soo xiratay heerka group-yada ee...
(Germany) 10 Dis 2019. Liverpool ayaa guul kaga soo xiratay kulamada wareega group-yada Champions League, kaddib markii ay kooxda Salzburg oo ay booqatay kaga soo adkaatay 0-2, waxayna kaalinta...
View ArticleBarcelona, Chelsea, Borussia Dortmund oo guulo gaaray & dhamaan natiijooyinka...
(Yurub) 11 Dis 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda lixaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Barcelona, Inter...
View ArticleKulammada ugu dambeeya heerka Guruubyada UEFA Champions League oo caawa la...
(Yurub) 11 Dis 2019. Waxaa caawa la soo gabagabayn doonaa heerka Guruubyada UEFA Champions League, inagoo kuu soo gudbin doona kulammada laga ciyaari doono iyo saacadaha ay soo geli doonaan. Kulammada...
View ArticleAnsu Fati oo rikoor cusub ka dhigay tartanka Champions League, isagoo noqday...
(Milan) 11 Dis 2019. Ansu Fati ayaa rikoor cusub ka dhigay tartanka Champions League kaddib markii uu xalay shabaqa soo taabtay kulankii ay Barcelona guusha ka gaartay Inter Milan. Waxa uu noqday Fati...
View ArticleRASMI: 14-ka Kooxood ee illaa haatan iska xaadiriyey wareegga 16-ka UEFA...
(Yurub) 11 Dis 2019. Xilli ciyaareedkan 2019-20 heerka Guruubyada Champions League ayaa la soo gabagabaynayaa bishan December, laakiin 14 kooxood ayaa soo baxay iyadoo 16-kooxood laga doonayo inay u...
View ArticleLuke Shaw oo Romelu Lukaku ku soo dhoweeyey Tartanka Europa League
(Manchester) 11 Dis 2019. Luke Shaw ayaa farxad weyn ka muujiyey inuu arko xalay Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku oo laga soo reebayo tartanka UEFA Champions League. Inter Milan ayaa...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Man City ee tartanka...
(Croatia) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Manchester City kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid ee tartanka...
(Belgium) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus ee tartanka...
(Germany) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....
View ArticleMan City oo guul ay ka gaartay Dinamo Zagreb ku soo xiratay heerka group-yada...
(Manchester) 11 Dis 2019. Manchester City ayaa guul ay ka gaartay Dinamo Zagreb ku soo xiratay heerka group-yada tartanka tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-4, ciyaar ka...
View ArticleReal Madrid, Juventus, Bayern oo guulo gaaray & dhamaan natiijooyinka...
(Yurub) 12 Dis 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda lixaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Real Madrid, Paris...
View Article16-ka Kooxood ee iska xaadiriyey wareegga bug-baxa Champions League & Wax...
(Yurub) 12 Dis 2019. Waxaa xalay la soo gabagabaeeyey heerka guruubyada Champions league, iyadoo ay soo baxeen 16-kooxood oo u gudbay wareegga bug-baxa Champions League. Haddaba waxaan halkaan kuugu...
View ArticleZidane oo u hanjabay kooxda Liverpool kahor isku aadka wareega 16-ka ee...
(Madrid) 12 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax walwal ah ka qaabin kooxda ay kaga beegmi doonto Real Madrid wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Kooxda Real Madrid ayaa...
View ArticleCristiano Ronaldo oo sheegay labada kooxood uu jeclaan lahaa inay isugu soo...
(Turin) 12 Dis 2019. Weeraryhanka Juvenrus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan dooneynin inuu ku wajaho kooxdiisii hore ee Real Madrid wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Laakiin...
View ArticleZidane oo u hanjabay kooxda Liverpool kahor isku aadka wareega 16-ka ee...
(Madrid) 12 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax walwal ah ka qaabin kooxda ay kaga beegmi doonto Real Madrid wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Kooxda Real Madrid ayaa...
View Article“Hogaamiyaasha Yurub waxay ka baqayaan inay wajahaan Tottenham” – Jose Mourinho
(London) 12 Dis 2019. Macalinka kooxda Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa sheegay in dhamaan kooxaha ku soo baxay kaalmaha hore heerka group-yada tartanka Champions League ay ka baqayaan inay...
View Article“Ma jiro qof doonaya inuu ku wajaho Liverpool tartanka Champions League” –...
(Liverpool) 12 Dis 2019. Daafaca garabka bidix kooxda Liverpool ee Andrew Robertson ayaa sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo naadigiisa Reds oo difaacaneysa koobka Champions League. Dhinaca kale...
View ArticleUEFA oo shaacisay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Lixaad ee...
(Yurub) 13 Dis 2019. Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub ee “UEFA” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Lixaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League, gaar ahaan...
View ArticleKooxdee ayeey jeclaan laheyd Liverpool inay ku aado wareega 16-ka ee UCL?…...
(Liverpool) 13 Dis 2019. Xherdan Shaqiri ayaa dareensan in 100% uu diyaar u yahay inuu hoggaamiyo weerarka kooxda Liverpool kulanka soo aadan ay kula ciyaari doonaan kooxda Watford horyaalka Premier...
View Article