Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax waliba oo aad uga baahan tahay isku aadka wareegga 16-ka Champions League...

(Yurub) 16 Dis 2019. Waxaa maanta la sameynayaa isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League, iyadoo la filan karo inay kooxo waa weyn isku aadaan. Haddaba waxaan halkaan hoose kuugu soo gudbinaynaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka bogo Koox waliba Kooxaha ay ku wajihi karto wareegga 16-ka UEFA Champions...

(Yurub) 16 Dis 2019. Waxaa maanta la sameynayaa isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League, iyadoo la filan karo inay kooxo waa weyn isku aadaan. Haddaba waxaan halkaan hoose ku eegeynaa koox...

View Article


Muxuu ka yiri macalinka Barcelona kaddib markii ay ku beegmeen kooxda Napoli...

(Barcelona) 16 Dis 2019. Tababaraha Barcelona ee Ernesto Valverde ​​ayaa ka hadlay kulanka ay Blugarana kula ciyaari doonto kooxda Napoli wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Waxaa maanta la...

View Article

Mas’uuliyiin ka tirsan kooxaha Real Madrid iyo Man City oo ka hadlay kulanka...

(Yurub) 16 Dis 2019. Waxaa maanta la sameeyey isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo aad u xiiso badan. Isku aadkii wareega 16-ka ee Champions...

View Article

“Waxaan la ciyaari doonaa Barcelona cabsi la’aan” – Gennaro Gattuso

(Yurub) 16 Dis 2019. Tababaraha reer Talyaani iyo kooxda Napoli ee Gennaro Gattuso, ayaa xaqiijiyay inuusan wax cabsi ah ka qabin kulanka ay ku wajahayaan Barcelona tartanka Champions League. Waxaa...

View Article


“Waxaa dhacay wixii aan filayey kahor inta aan la sameynin isku aadka” – Klopp

(Yurub) 16 Dis 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay inuu filayay inay ku ciyaari doonaan caasimada Madrid ee dalka Spain, kahor inta aan la sameynin isku...

View Article

“Real Madrid waa boqorada Yurub” – Pep Guardiola

(Manchester) 17 Dis 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay sida uu u adag yahay kulanka ay isaga hor imaan doonaan Real Madrid wareega 16-ka ee tartanka...

View Article

Michael Owen oo saadaaliyay wadanka laga dajin doono koobka Champions...

(Yurub) 18 Dis 2019. Xiddigii hore xulka qaranka England ee Michael Owen ayaa sheegay in isku aadka wareega 16-ka tartanka Champions League si aad ah loogu adkeeyay Real Madrid maadaama ay kahor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa wax laga xishoodo in Liverpool oo qaaday UCL, haddana xiddigaheeda aysan...

(Yurub) 19 Dis 2019. Laacibkii hore ee kooxda Manchester City Yaya Toure ayaa wuxuu tilmaamay xiddiga uu u arko inuu yahay kan ugu fiican Qaarada Afrika, isla markaana uu u qalmay inuu ku guuleysto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAN rikoodh oo waa weyn ee suurtogal ah in Cristiano Ronaldo uu jabiyo...

(Turin) 02 Jan 2020. Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sugaya inuu sameeyo rikoorro badan ee waaweyn uu ku gaari karo kooxdiisa iyo xulkiisa, laga bilaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo labo sano aan koox u dhalin free-kick… (Meeqa laad oo...

(Yurub) 04 Jan 2020. Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaan muddo labo sanadood ah laad xor ah (free-kick) u dhalin koox, waxaana uu u baahan yahay inuu dib u soo ceshto dhalinta...

View Article

Fabio Capello oo falanqeeyay xaalada Man City, xilli sidoo kale uu ka hadlay...

(Yurub) 05 Jan 2020. Halyeeyga reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “Daily Mail” ee dalka England wuxuu kaga hadlay dhinacyo badan ee ku saabsan kubadda cagta. Fabio...

View Article

Waa Kee dhaawicii ugu halista badnaa uguna xumaa ee soo gaaray Messi...

(Barcelona) 14 Jan 2020. Leonel Messi ayaa kubadda Cagta ka sameeyay dhacdooyin badan oo cajiib ah waxaase mar walba la is weydiiyaa dhaawicii ugu xumaa ee abid soo gaaray Lionel Messi. Haddaba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxdii ugu fiicnayd Champions League sanadkii hore ee 2019 oo la...

(Yurub) 15 Jan 2020. Kooxdii ugu fiicnayd Tartanka Champions League sanadkii 2019 ayaa la go’aamiyey kaddib markii la dhiibtay in ka badan 2,000,000 (Labo Milyan) oo cod. Xiriirka kubadda cagta...

View Article

Christian Karembeu oo ka aragti dhiibtay haddii ay Real Madrid ku guuleysan...

(Madrid) 17 Jan 2020. Xiddigii hore kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Christian Karembeu ayaa xaqiijiyay in Zinedine Zidane inuu dib ugu soo celiyay naadiga Los Blancos wadadii saxda aheyd, kaddib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaa na sugaya kulanka adag ee Madrid Derby, waxaana dooneynaa in xilli...

(Madrid) 30 Jan 2020. Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay sida uu u adag yahay kulanka Madrid Derby ay Sabtida ku soo dhaweyn doonaan Atlético Madrid...

View Article

Raheem Sterling oo shaki la galinayo ka qeyb galkiisa kulanka Real Madrid ee...

(Manchester) 03 Feb 2020. Raheem Sterling  ayaa lagu soo warramayaa in laga cabsi qabo in uu ciyaaro lugta koowaad ee wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League ay la ciyaari doonaan Real Madrid,...

View Article


Aguero, De Bruyne & Sterling oo hogaaminaya liiska xiddigaha Man City ee ka...

(Machester) 05 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Machester City ayaa waxay si rasmi ah u shaacisey liiska xiddigaheeda kaga qeyb geli doono wareega 16-ka tartnaka UEFA Champions League. Machester City...

View Article

Hudson-Odoi, Abraham & Pulisic oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Chelsea ee ka...

(Yurub) 05 Feb 2020. Hudson-Odoi, Abraham & Pulisic ayaa hoggaanka u haya liiska xiddigaha Kooxda Chelsea eek a qeyb galaya wareegga 16-ka Champions League, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Kepa iyo...

View Article

Benzema & Asensio oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb...

(Madrid) 05 Feb 2020. Karim Benzema ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya wareegga 16-ka tartanka Champions League. Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live