Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

“Waan kula guuleysan karaa Champions League kooxda Juventus” – Cristiano Ronaldo

(Turin) 07 Feb 2020. Weeraryahanka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in Juventus ay siisay fursad cusub si uu ugu tartamo ku guuleysiga UEFA Champions League. Cristiano Ronaldo oo ku soo...

View Article


“Waxaan ku kalsoon nahay awooda aan u leenahay ku guuleysiga Champions...

(Barcelona) 07 Feb 2020. Daafaca reer Spain iyo kooxda Barcelona ee Gerard Piqué ayaa u muuqda  mid kalsooni ku qaba awooda ay kooxdiisa u leedahay inay ku guuleysato tartanka Champions League xilli...

View Article


Miyuu Kevin De Bruyne ka tagayaa Manchester City kaddib markii Kooxdiisa laga...

(Manchester) 15 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa labo xilli ciyaareed laga ganaaxay ciyaaraha Yurub, haddaba miyey taasi ku hoggaamin kartaa inuu ka tago ciyaaryahankeeda Kevin De...

View Article

RASMI: Neymar & Mbappe oo hoggaaminaya xiddigaha ay Kooxda PSG u xulatay...

(Paris) 17 Feb 2020. Neymar & Mbappe ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha kooxda PSG ee kulanka Champions League uga qeyb galaya ciyaarta Dortmund. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa ku dhawaaqday 21-ka...

View Article

Salah, Mane & Firmino oo hoggaaminaya liiska xiddigaha kooxda Liverpool ee ka...

(Liverpool) 15 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa magacowday 21-keeda ciyaaryahan ee u safreysa caasimada Madrid, si ay kaga qeyb galaan kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Atletico...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Borussia Dortmund vs Paris Saint-Germain… (Wax waliba oo aad uga...

(Dortmund) 18 Feb 2020. Kooxaha Borussia Dortmund iyo Paris Saint-Germain ayaa caawa isku qaban doona lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League. Naadiga reer Jarmal ee Borussia Dortmund ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Atletico Madrid vs Liverpool… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay...

(Madrid) 18 Feb 2020. Kooxda xafidanaysa koobka horyaallada Yurub ayaa u safreysa caawa caasimadda Spain ee Madrid, halkaasoo ay kula soo ciyaari doonto Atletico Madrid lugta hore ee wareegga 16-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Atletico Madrid iyo Liverpool ee tartanka Champions...

(Madrid) 18 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Wanda Metropolitano kulan ka tirsan tartanka Champions League. Waxaa la shaaciyey haatan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Borussia Dortmund iyo PSG ee tartanka Champions...

(Borussia) 18 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa naadiga Paris Saint-Germain ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Signal Iduna Park kulan ka tirsan tartanka Champions League. Waxaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Atletico Madrid oo si dirqi ah kaga adkaatay Liverpool, xilli Erling Haaland...

(Yurub) 18 Feb 2020. Atletico Madrid ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Liverpool garoonkeeda Wanda Metropolitano, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappe oo ka mid ah noqday xiddigaha ugu caawinta badan xilli...

(Dortmund) 19 Feb 2020. Kylian Mbappe ayaa ka mid noqday xiddigaha ugu caawinta badan xilli ciyaareedkan tartanka Champions League, kaddib markii uu xalay gool caawin sameeyey. Mbappe ayaa kula biiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee PSG oo seegaya kulanka lugta labaad...

(Dortmund) 19 Feb 2020. Labo ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee kooxda PSG ayaa ganaax ku seegi doona kulanka lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League oo ay la leeyihiin Dortmund, waana Verratti...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wuu qarwaayay”– Ruud Gullit oo cagta mariyay Virgil van Dijk

(Yurub) 19 Feb 2020. Daafaca caalamiga ah qaranka Holland ee Virgil van Dijk ayaa dhaleeceen badan loo soo jeedinayaa doorkiisa Liverpool ee kulanka lugta hore wareega 16-ka UEFA Champions League,...

View Article


Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay dhaawaca Kabtan Jordan Henderson

(Madrid) 19 Feb 2020. Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Jordan Henderson dhaawac muruqa ah looga saaray intii lagu guda jiray kulankii Liverpool ay guuldarada 1-0 kala kulantay Atletico Madrid ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Atletico Madrid oo noqotay kooxdii saddexaad ee shabaqeeda ka ilaashata...

(Madrid) 19 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa xalay noqotay kooxdii saddexaad ee shabaqeeda ka ilaashata naadiga Liverpool xilli ciyaareedkan. Atletico waxa ay noqotay kooxdii...

View Article


Alvaro Morata oo magacaabay kooxaha u sharaxan hanashada tartanka UCL, kaddib...

(Madrid) 19 Feb 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Atalico Madrid ee reer Spain Alvaro Morata ayaa u arka kooxdiisii hore ee Juventus ay ka mid tahay kooxaha ugu cad cad ee ku guuleysn kara...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Goolhaye Hugo Lloris oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga garoonka...

(London) 20 Feb 2020. Goolhaye Hugo Lloris ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga garoonka ee Man of the Match kulankii xalay ay kooxdiisa Tottenham guuldarrada kala kulantay Leipzig. Kabtanka Kooxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Erling Haaland oo hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka...

(Yurub) 20 Feb 2020. Erling Haaland ayaa hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka Isbuucan u fiicanaa tartanka Champions League, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Lloris, Lodi &...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyuu qeyb ka noqon doonaa David Silva kulanka Real Madrid kaddib dhaawacii...

(Yurub) 20 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay fursada uu David Silva u heysto inuu ciyaaro kulanka Real Madrid ee lugta hore wareega 16-ka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Klopp oo shaaca ka qaaday mudada uu garoomada ka maqnaanayo Henderson kaddib...

(Liverpool) 21 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Jimco ah mudada uu garoomada ka maqnaanayo Jordan Henderson, kaddib markii lagu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live