Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pep Guardiola oo ka warbixiyay xaaladda dhaawac ee Laporte & Sterling ka hor...

(Manchester) 23 Feb 2020. Hoggaamiyaha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay xaalada dhaawac ee xiddigahiisa kala ah Aymeric Laporte iyo Raheem Sterling ka hor kulanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Benzema oo ammaanay Macallin Pep Guardiola iyo Kooxdiisa Man City ka...

(Madrid) 24 Feb 2020. Weeraryahanka reer France ee Karim Benzema ayaa ammaanay kooxda Manchester City iyo hoggaamiyaheeda Pep Guardiola ka hor kulankooda habeenka Arbacada dhici doona ee Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thomas Muller: “Chelsea ma’ahan waqti xaadirkan Kooxda ugu fiican Yurub”

(Munich) 24 Feb 2020. Gooldhaliyaha sare ee xulka qaranka Germany ayaa aaminsan in Bayer Munich aysan wax walwal ah ka qabin Chelsea, maadaama aysan ahayn kooxda ugu awoodda badan qaaradda Yurub sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Liiska 21-ka xiddig ee Barcelona uga qeyb gali doona kulanka Napoli ee...

(Barcelona) 24 Feb 2020. Waxaa la shaaciyey liiska 21-ka ciyaaryahan ee naadiga Barcelona uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Champions League. Kooxda Barcelona waxa ay u safraysaa dalka...

View Article

“Haddii aynaan ku guuleysan Champions League, waxaan noqon doonnaa kuwo...

(Manchester) 24 Feb 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa sheegay in dadku ay u tixgelin doonaan naadiga Sky blue mid fashalintay haddii ay ku guuldarreysato...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

De Jong oo Barcelona kaga digay halista kaga imaan karta kooxda Napoli, ka...

(Barcelona) 24 Feb 2020. Xiddiga khadka dhexe xulka qaranka Holland iyo kooxda kubadda cagta Barcelona ee Frenkie de Jong ayaa kaga digay Barca halista kaga imaan karta naadiga Napoli. Kooxda Barcelona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Kooxaha Napoli vs Barcelona… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay...

(Naples) 25 Feb 2020. Kooxda Barcelona ayaa u safreysa dalka Talyaaniga si ay ula ciyaarto caawa Naadiga Napoli lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League kaddib markii ay saddex kulan oo isku xiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Chelsea vs Bayern Munich… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay...

(London) 25 Feb 2020. Chelsea ayaa lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League caawa la ciyaareysa kooxda Bayern Munich kaddib markii ay guul ka gaareen Tottenham Hotspur. Dhinaca kale kooxda reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gerard Pique oo ka hadlay mustaqbalka Lionel Messi ee kooxda Barcelona

(Barcelona) 25 Feb 2020. Daafaca caalamiga ah qaranka Spain ee Gerard Pique ayaa shaki galiyay mustaqbalka Lionel Messi ee kooxda Barcelona. Pique ayaa rumeysan in ay suurtogal tahay in hal maalin uu u...

View Article


Frank Lampard oo si xirfadeysan uga jawaabey kooxda awood badan Chelsea iyo...

(London) 25 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa si xirfadeysan uga jawaabey su’aal uu weydiiyay mid ka mid ah weriyaashii qeybta ka ahaa shir jaraa’id uu ka soo...

View Article

Maxay ka dhigan tahay in Lionel Messi uu caawa wajahayo Kooxda Napoli?

(Napoli) 25 Feb 2020. Lionel Messi ayaa Kooxdii 40-aad tartanka Champions League caawa ku wajahaya naadiga uu hoggaamiyo Gennaro Gattuso ee Napoli. Tan iyo markii uu Messi saftay kulankiisii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka...

(Madrid) 25 Feb 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Manchester City ee tartanka UEFA Champions League. Macalin Zinedine...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo ku tilmaamay Guardiola inuu yahay midka adduunka ugu fiican, isaga...

(Madrid) 25 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ammaanay dhigiisa leyliga Manchester City ee City Pep Guardiola kahor kulanka ay habeen dambe wada ciyaari...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea iyo Bayern München ee tartanka Champions...

(London) 25 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Bayern München ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Napoli iyo Barcelona ee tartanka Champions League...

(Rome) 25 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda San Paolo kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Waxaa la shaaciyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guardiola oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Man City ee ka qeyb...

(Madrid) 25 Feb 2020. Pep Guardiola ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Man City ee kaga qeyb galaya kulanka Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League. Pep Guardiola iyo wiilashiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo Stamford Bridge guul weyn kaga soo gaartay Chelsea kulankii...

(Landan) 26 Feb 2020. Bayern Munich ayaa garoonka Stamford Bridge guul kaga soo gaartay kooxda Chelsea kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Napoli iyo Barcelona oo bar-bardhac ku kala baxay kulankii lugta hore...

(Napoli) 26 Feb 2020. Kooxaha Napoli iyo Barcelona oo dhibcaha ku qeybsaday kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay ku kalabaxeen bar-bardhac 1-1 ah. Qeybta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Kooxaha Lyon vs Juventus… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay...

(Lyon) 26 Feb 2020. Kooxda Juventus ayaa wajahaysa naadiga Lyon lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League, iyagoo dib ugu soo laabtay kaalinta koowaad ee kala sarreynta horyaalka Serie A. Inkasta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Kooxaha Real Madrid vs Man City… (Wax waliba oo aad uga baahan...

(Madrid) 26 Feb 2020. Kooxda Manchester City ayaa caawa booqanaysa garoonka Santiago Bernabeu, halkaasoo ay kula soo ciyaari doonto Real Madrid kulanka lugta hore ee 16-ka Champions League. Kooxda...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live