Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Dhallinyarada reer Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulanka caawa u...

(Madrid) 26 Feb 2020. Kooxda Manchester City ayaa caawa booqanaysa garoonka Santiago Bernabeu, halkaasoo ay kula soo ciyaari doonto Real Madrid kulanka lugta hore ee 16-ka Champions League, marka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Quique Setién oo ka hadlay barbarihii ay xalay la galeen Napoli,...

(Barcelona) 26 Feb 2020.Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa shaaca ka qaaday sababta ay Blaugrana xalay ugu hor dhibtootay naadiga Napoli. Kooxaha Napoli iyo Barcelona ayaa...

View Article


“Waa macquul inaan ku soo baxno Camp Nou” – Gennaro Gattuso

(Napoli) 26 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Napoli ee Gennaro Gattuso ayaa ammaanay wax qabadka ciyaartoydiisa kulankii ay xalay kula ciyaareen Barcelona garoonka San Paolo. Kooxaha Napoli...

View Article

Muxuu ka yiri Frank Lampard guuldarradii xalay ka soo gaartay kooxda Bayern...

(London) 26 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard in guuldarradii ay xalay kala kulmeen naadiga Bayern Munich inay cashar adag u tahay Blues. Bayern Munich ayaa garoonka...

View Article

Arsene Wenger oo sharaxay sababta ay Chelsea guuldarro culus uga soo gaartay...

(Yurub) 26 Feb 2020. Macalinkii hore kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlayay guuldarradii xalay Chelsea ka soo gaartay naadiga reer Germany ee Bayern Munich. Bayern Munich ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Real Madrid iyo Man City ee tartanka Champions...

(Madrid) 26 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Santiago Bernabeu kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Lyon iyo Juventus ee tartanka Champions League oo...

(France) 26 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Lyon ayaa naadiga Juventus ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Groupama kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Waxaa la shaaciyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester City oo guul soo laabasho ah ka soo gaartay Real Madrid kulanka...

(Madrid) 27 Feb 2020. Manchester City ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaartay Real Madrid kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-2....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lyon oo guul kaga gaartay Juventus Groupama Stadium kulanka lugta hore...

(France) 27 Feb 2020. Lyon ayaa guul kaga gaartay kooxda Juventus Groupama Stadium kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-0. Qeybta...

View Article


Muxuu ka yiri Guardiola guushii ay xalay kaga soo heleen Real Madrid garoonka...

(Manchester) 27 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aaminsan in Real Madrid ay ku guuleysan karto inay sameyso natiijo soo laabasho ah kulanka lugta labaad....

View Article

“Sheekadu wali ma dhamaan, waxaana u bixi doonaa in Man City aan ku soo...

(France) 27 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Los Blancos aysan wali ka harin tartanka UEFA Champions League, inkastoo ay guuldarro ku soo...

View Article

“Man United waxay u baahan tahay inay u soo baxday Champions League xilli...

(Manchester) 27 Feb 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa xaqiijiyay muhiimada ay Red Devils u leedahay tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyey koox reer Spain ah ku guuleysan doontaa Champions League xilli...

(Yurub) 27 Feb 2020. Macalinka reer Germany ee Bernd Schuster ayaa xaqiijiyey inuusan fileynin in koox Isbaanish ah ay ku guuleysan doonto tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan, sababa la...

View Article


Madaxweynaha Real Madrid oo la dhacsan qaab ciyaareedka laba xiddig ka tirsan...

(Madrid) 27 Feb 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka laba xiddig ka tirsan Manchester City. Indhaha Madaxweynaha kooxda kubadda cagta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyuu Ramos aaminsan yahay inuu ciyaari karo kulanka Man City ee lugta labaad...

(Madrid) 03 Mar 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka hadlay rajadiisa ugu weyn kahor kulanka la wada sugayo ay la ciyaari doonaan Manchester City. Real Madrid ayaa ku...

View Article


Virgil van Dijk oo si adag kaga jawaabay eedeymaha loo soo jeediyay kooxda...

(Liverpool) 05 Mar 2020. Virgil van Dijk ayaa si adag uga jawaab celiyay dhaleeceyntii kooxeediisa Liverpool loo soo jeediyay dhawaanahan kaddib markii ay la kulmeen 3 guuldarro, 4-tii kulan ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halyeeyga Real Madrid ah oo shaaca ka qaaday aragtidiisa ku aadan...

(Madrid) 05 Mar 2020. Real Madrid ayaa kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League waxay guuldarro 1-2 ah kala kulantay Manchester City kaasoo ka dhacay garoonka Santiago Bernabéu,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zinedine Zidane oo go’aamiyay badelka Sergio Ramos ee kulanka Manchester City

(Madrid) 06 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa go’aamiyay badelka kabtan Sergio Ramos ee kulanka lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Klopp oo si rasmi ah u xaqiijiyay dhaawaca mid ka mid ah xiddigihiisa ugu...

(Liverpool) 06 Mar 2020. Macalinka reer Germany iyo kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in goolhaayaha reer Brazil ee Alisson Becker uu la kulmay dhaawac dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KUN & KOW: Cristiano Ronaldo oo kulankiisii 1,000-aad iyo kulankiisii 1-aad...

(Turin) 09 Mar 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay kulankiisii 1,000-aad ee xirfaddiisa sare ka hor tagay naadiga Inter Milan ciyaartaasoo qeyb ka ahayd...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live