(Madrid) 26 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Santiago Bernabeu kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League.
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Real Madrid iyo Man City.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Real Madrid XI:
Man City XI: Ederson. Walker, Laporte, Otamendi, Mendy, Rodrigo, Gundogan, Mahrez, De Bruyne (C), Bernardo, Jesus
Subs | Bravo, Sterling, Aguero, Silva, Fernandinho, Cancelo, Foden.
Gool FM.