RASMI: Maamulka gobolka Catalonia oo go’aan ka soo saaray kulanka Barcelona...
(Catalonia) 10 Mar 2020. Maamulka gobolka Catalonia ayaa ku dhawaaqay maanta oo Talaado ah in kooxaha Barcelona iyo Napoli ay ciyaari doonaan lugta labaad wareega 16-ka tartanka Champions League iyadoo...
View ArticleKooxaha RB Leipzig iyo Atalanta oo u gudbay wareega siddeed dhamaadka UCL,...
(Yurub) 11 Mar 2020. Kooxda RB Leipzig ayaa iska xaadirasay wareega siddeed dhamaadka UEFA Champions League, kaddib markii ay cel celis ahaa labadii lugood ay ku wada ciyaareen wareega 16-ka ay kaga...
View ArticleHorudhac 16 UCL: Liverpool vs Atletico Madrid… (Reds oo doonaysa inay soo...
(Liverpool) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa garoonka Anfield ku soo dhoweynaysa naadiga Atletico Madrid caawa oo Arbaco ah kulanka lugta labaad ee 16-ka Champions League. Reds ayaa...
View ArticleHorudhac 16 UCL: Paris Saint-Germain vs Borussia Dortmund… (PSG oo doonaysa...
(Paris) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa doonaysa inay natiijadii guuldarrada ahayd ee 2-1 ay dhinaca kale u rogaan, marka ay soo dhoweynayaan caawa Borussia Dortmund. Kooxda...
View ArticleVirgil van Dijk oo wacad ku maray in Atletico Madrid ay marsiin doonaan...
(Liverpool) 11 Mar 2020. Daafaca reer Holland iyo kooxda kubadda cagta Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyay in Reds ay ku wajihi doonto Atletico Madrid kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee...
View ArticleGuardiola oo ka hadlay xaallada De Bruyne, Agüero iyo Sané kahor kulanka Real...
(Manchester) 11 Mar 2020. Macalinka reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shir jaraa’id uu ka soo muuqday wuxuu kaga hadlay xaalada dhaawacyo ee xiddigaha Kevin De Bruyne iyo...
View ArticleDiego Simeone oo u hanjabay Liverpool wuxuuna wacad ku maray inuu dhibaateyn...
(Liverpool) 11 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa xaqiijiyay rabitaankiisa ah in kooxdiisa ay soo bandhigto ciyaar fiican, kulanka lugta labaad wareega...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ee tartanka...
(Liverpool) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga Atletico Madrid ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Anfield si ay u wada ciyaaraan tartanka UEFA Champions League. Waxaa la shaaciyey...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha PSG iyo Borussia Dortmund ee tartanka...
(Paris) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa naadiga Borussia Dortmund ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Parc des Princes si ay u wada ciyaaraan tartanka UEFA Champions League. Waxaa...
View ArticleKooxaha PSG iyo Atletico Madrid oo u gudbay wareega siddeed dhamaadka UCL,...
(Yurub) 12 Mar 2020.Kooxda Atletico Madrid ayaa iska xaadirasay wareega siddeed dhamaadka UEFA Champions League, kaddib markii ay cel celis ahaa labadii lugood ay ku wada ciyaareen Liverpool wareega...
View ArticleKlopp oo si cajiib ah kaga hadlay guuldarradii Liverpool ka soo gaartay...
(Liverpool) 12 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa si xasaasi ah kaga hadlay guuldarradii 2-3 aheyd ee xalay kaga soo gaartay naadiga Atletico Madrid garoonka...
View Article“Jan Oblak waa Messi-ga Atletico Madrid” – Simeone oo ku heesaya goolhaayaha...
(Liverpool) 12 Mar 2020. Tababaraha reer Argentina iyo kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa isbar-bardhigay Jan Oblak iyo Lionel Messi marka loo fiiriyo dhanka saameynta, kaddib guushii ay...
View ArticleKumaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga garoonka kulankii xalay dhexmaray...
(Liverpool) 12 Mar 2020. Kulan adag oo ka tirsan lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League ayaa xalay ka dhacay Magaalada Liverpool, iyadoo Reds oo kulankii hore looga soo adkaaday 1-0, markale...
View ArticlePSG oo xalay rikoor cusub u dhigtay Kooxaha Faransiiska kaddib markii ay...
(Paris) 12 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa iska xaadirisay siddeed dhammaadka Champions League kaddib markii ay soo laabasho ku horsameysay naadiga reer Jarmal ee Dortmund. PSG ayaa gaartay...
View ArticleMuxuu ka yiri Marcos Llorente guushii ay xalay ka gaareen Liverpool & labadii...
(Liverpool) 12 Mar 2020. Xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Marcos Llorente ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in kooxdiisa uu ku hogaamiyo sidii ay ugu soo bixi laheyd wareega siddeed dhamaadka...
View ArticleDhammaan saddexdii gool ee xalay Atletico ku heshay garoonka Anfield waxaa...
(Liverpool) 12 Mar 2020. Kulan adag oo ka tirsan lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League ayaa xalay ka dhacay Magaalada Liverpool, iyadoo Reds oo kulankii hore looga soo adkaaday 1-0, markale...
View ArticleNeymar Jr oo si adag ugu jawaabay Haaland kaddib guushii ay PSG xalay ka...
(Paris) 12 Mar 2020. Neymar Jr ayaa si adag ugu jawaabay Haaland kaddib guushii kooxdiisa ay xalay ka gaartay Dortmund ee Champions League, waxaana uu u sheegay in Paris ay tahay caasimadooda ee aysan...
View ArticleAfarta ciyaaryahan ee u sharraxan xiddiga Isbuuca ee Champions League oo la...
(Yurub) 12 Mar 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga isbuuca ee tartanka Champion League. Tartanka Champion League ayaa...
View ArticleVan Dijk oo xaqiijiyay in ciyaartoyda Liverpool ay aad uga naxeen inay ka...
(Liverpool) 12 Mar 2020. Daafaca reer Holland iyo kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa sheegay in ciyaartoyda Reds aysan awoodin inay hadlaan kaddib guuldaradoodii xalay ka soo gaartay Atletico...
View ArticleRASMI: Kulanka Man City iyo Real Madrid ee Champions League oo dib loo dhigay
(Yurub) 12 Mar 2020. Kulanka lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League ee dhax mari lahaa kooxaha Manchester City iyo Real Madrid ayaa dib loo dhigay, sababa la xiriira in markii ugu...
View Article