UEFA oo go’aan rasmi ah ka soo saartay tartamada Champions League iyo Europa...
(Yurub) 13 Mar 2020. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay dib u dhigista dhamaan kulamada laga ciyaari lahaa isbuuca soo socda, tartamada UEFA Champions League iyo Europa League....
View ArticleXiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka isbuuca ee Champions League oo...
(Yurub) 13 Mar 2020. Halyeeyga kooxda Atalanta ee Josip Ilicic ayaa ku garaacay Jan Oblak abaal-marinta xiddiga Isbuuca ee Champions League, kaddib markii uu 4 gool banaanka ku soo dhaliyay....
View ArticleUEFA oo ay macquul tahay inay soo bandhigto xal layaab leh si loo...
(Yurub) 14 Mar 2020. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA wuxuu qorsheynayaa in la dhameystiro kulamada ka harsan tartamada Champions League iyo Europe League inta lagu gudi jiro xilli ciyaareedkan,...
View ArticleKooxda Barcelona oo mushahar dhimis ku samaynaysa xiddigaheeda… (Sidee wax u...
(Barcelona) 23 Mar 2020. Maamulka kooxda Barcelona ayaa la xaajoonaya kabtannada kooxda, iyagoo kala hadlaya suuro-galnimada ay kaga jari karaan mushaarka ciyaartoyda kooxda u ciyaarta, maadaama...
View Article2013 sanadkii Robben iyo Ribery… (39 gool & 37 caawin ayay wadajir la...
(Munich) 07 April 2020. Si fudud waxaan dhihi karnaa 2013 waxa uu ahaa sanadkii Robbery oo ah magaca labada laacib ee Robben iyo Ribery oo la isku lifaaqay ama la isku daray. Waxa ay labadaan laacib...
View ArticleRio Ferdinand oo sharraxay sababtii uu isaga diiday ku biirista Kooxda Barcelona
(Manchester) 09 April 2020. Difaacii hore ee kooxda Manchester United, Rio Ferdinand ayaa sheegay inuu mar iska diiday ku biirista kooxda Barcelona intii uu ku sugnaa Old Trafford. Xiddigii hore ee...
View Article“Waxaan doonayaa inaan Lo’deyda kula dhex lugeeyo Champions League” – Quique...
(Barcelona) 15 Abril 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa sheegay inuu ku riyoonayo in Barca uu la qaado tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League. Quique Setién...
View ArticleSky Sport Italia oo baahisay qorshaha rasmiga ee UEFA ku dhammeystiri doonto...
(Yurub) 19 Abril 2020. Waxaa lagu soo warramayaa in xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA uu soo bandhigi doono qorshaha dhammeystirika tartanka Champions League xilli ciyaareedkan. Qorshahan...
View ArticleBarcelona waa kooxda seddexaad ee ugu fiican Champions League…. (Kaalintee...
(Yurub) 20 Abril 2020. Wargeyksa “Sport” ee dalka Spain ayaa tooshka ku ifiyay darajooyinka ay ku kala jiraan heerka kala sareynta kooxaha ee tartanka Champions League, sida ku cad codeyn rasmiga ah oo...
View ArticleMuxuu Kabtan Sergio Ramos bartilmaameedsanayaa marka ciyaarista kubadda cagta...
(Madrid) 29 Abril 2020. Kabtanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa bartilmaameedsanaya inuu ku guuleysto koobab xilli ciyaareedkan, laakiin wuxuu diyaar u yahay inuu sugto inta lagu...
View ArticleJose Mourinho oo shaaca ka qaaday kulanka kaliya uu guuldarro darteed la ooyay
(Madrid) 02 Maajo 2020. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday xilliga kaliya uu u ooyay sababa la xiriira kubadda cagta, kaddib markii laga adkaaday isagoo ah tababar ah. Jose...
View ArticleDe Bruyne oo ka nixiyay Manchester City, kaddib markii uu ka hadlay...
(Manchester) 03 Maajo 2020. Xiddiga reer Belgium iyo kooxda kubadda cagta Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa qirtay inuu ka fiirsan doono mustaqbalkiisa Sky Blues, haddii uu sii saarnaado ganaaxa...
View ArticleRio Ferdinand oo shaaca ka qaaday sir cusub oo layaab leh kuna saabsan...
(Yurub) 05 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa shaaca ka qaaday sir cusub layaab leh ee ku saabsan dabeedaca Cristiano Ronaldo, taasoo xiddiga reer...
View ArticleMaanta oo kale hal sano ka hor maxaa ku dhacay Kooxda Barcelona?… + SAWIRRO
(Yurub) 07 Maajo 2020. Hal sano ka hor maanta oo kale kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa mucjiso kula soo kulantay garoonka Anfield. 07 bishii May sanadkii hore ee 2019 ayay ahayd Markii Liverpool ay...
View ArticleMuddada la isticmaalayo shanta baddel, qaabka iyo waqtiyada gaarka ah ee la...
(Zürich) 08 Maaajo 2020. Iyadoo la rajeynayo in kubadda cagta dib loo ciyaaro maaddaama dunida ay ka soo kabaneyso musiibadii caafimaad ee faafaha coronavirus, hay’adda International Football...
View ArticleTaariikhda la dheeli doono kulanka ugu horreeya ee Champions League oo la...
(Yurub) 10 Maajo 2020. Sida la shaaciyey waxaa bisha Agoosto dib u bilaabmi doona tartanka Champions League wareeggiisa 16-ka, iyadoo ay foodda is-gelin doonaan kooxihii ay ciyaaruhu u harsanaayeen....
View ArticleDrogba oo shaaca ka qaaday doorkii muhiimka ahaa ee Mata uu ku lahaa in...
(Yurub) 20 Maajo 2020. Weeraryahankii hore kooxda Chelsea ee Didier Drogba ayaa ka faa’ideystay inuu u dabaal-dego sannad-guuradii siddeedaad ee ka soo wareegatay ku guuleysigii Blues ee tartanka...
View ArticleMaanta oo ay ku beegan tahay maalintii uu Cristiano Ronaldo kulankiisii ugu...
(Madrid) 26 Maajo 2020. Maanta waxa ay ku beegan tahay labo sano ka hor markii ciyaaryahan Cristiano Ronaldo uu kulankiisii ugu dambeeyey u ciyaaray Kooxda Real Madrid, markaasoo ay Los Blancos ku...
View Article“Waxaan diyaar u nahay inaan u tartano La Liga iyo Champions League” – Xiddig...
(Barcelona) 10 Juun 2020. Daafaca kooxda Barcelona ee Clément Lenglet ayaa shaaca ka qaaday diyaargarowga ay kooxdiisa ugu jirto inay u dagaalanto ku guuleysiga horyaalka La Liga ee dalka Spain iyo...
View ArticleRASMI: Taariikhda la ciyaari doono, qaabka kulammada ay noqon doonaan,...
(Yurub) 17 Juun 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ugu dambeyn go’aan ku gaaray in tartanka Champions League qaab kooban loogu dhammeeyo magaalada Lisbon muddo 12 maalmood ah oo...
View Article