Maxay tahay sababta uu xiriirka UEFA ku doortay inay Magaalada Istanbul ka...
(Yurub) 17 Juun 2020. Waxaa wali la is-weydiinayaa sababta uu xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA kaga beddelay marti-galinta final-ka tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2019-20...
View ArticleDHALASHO WACAN Lionel Messi… (Wax ka ogow toddobo rikoor oo gaar u ah...
(Barcelona) 24 Juun 2020. Maanta oo kale sanadkii 1987 waxaa dunida ku soo biiray ciyaaryahanka u dhashay dalka Argentina oo lagu magacaabo Lionel Andrés Messi Cuccittini, kaasoo xirfaddiisa heerk sare...
View ArticleTababare Pep Guardiola oo shaaca ka qaaday in ciyaarta Arsenal ay ka dhigan...
(Manchester) 28 Juun 2020. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola waxa uu shaaca ka qaaday in kooxdiisa ay diiradda saareyso kulanka isugu dhimman Real Madrid lugta labaad ee wareegga 16-ka...
View ArticleReal Madrid oo noqotay Kooxdii 10-aad ee xaqiijisata booskeeda Champions...
(Madrid) 28 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan caasimadda Spain ayaa xalay guul ka gaartay Espanyol oo ay marti u ahayd kulan ka tirsan horyaalka La Liga, iyadoo uga soo adkaatay...
View ArticleKooxda Barcelona oo qorsheynaysa inay shaqada ka cayriso Tababare Quique Setien
(Barcelona) 28 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa qorsheynaysa inay shaqada ka cayriso tababaraheeda Quique Setien dhammaadka xilli ciyaareedkan, haddii uusan...
View ArticleWax walba aad uga baahan tahay inaad ka ogaato Isku Aadka wareega siddeeda ee...
(Neon) 10 Luulyo 2020. Waxaa markale dib u bilaaban doono bisha August tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League, tan iyo markii loo joojiyay ciyaaristiisa sababa la xiriira...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Champions League oo la...
(Neon) 10 Luulyo 2020. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo waa weyn. Kooxda ugu guulaha badan ee tartankan ee Real...
View ArticleRASMI: Xiddig ka tirsan Manchester City oo seegaya inta ka dhiman xilli...
(Manchester) 10 Luulyo 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay inuu ka maqnaan doono inta ka dhiman xilli ciyaareedka xiddiga reer...
View ArticleMaxkamadda CAS oo Man City ku wargelisay goorta ay ku dhawaaqayso go’aanka...
(Manchester) 11 Luulyo 2020. Maxkamadda ciyaaraha ee CAS ayaa shaaca ka qaaday goorta ay ku dhawaaqayso go’aankii ay ka gaartay racfaankii ay u soo gudbisay Kooxda Manchester City ee ay ka qaadatay...
View ArticleRASMI: Kooxda Manchester City oo ku guuleysatay ganaaxii labada sano ahaa ee...
(Manchester) 13 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa si rasmi ah ugu guuleysatay ganaaxii labada sano ahaa ee laga saaray tartanka UEFA Champions League. Maxkamadda Garsooraha iyo...
View ArticleMuxuu ka yiri Lampard suurtogalnimada ay ugu soo bixi karaan Champions Leagu...
(Manchester) 23 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay in kooxdiisa ay wali fursad u heysato inay u soo baxdo tartanka Champions League xilli ciyaareedka soo socda....
View Article“Waan ka adkaan karnaa Real Madrid la’aanta Sergio Aguero” – İlkay Gündoğan
(Manchester) 29 Luulyo 2020. Xiddiga Manchester City ee İlkay Gündoğan ayaa kalsooni weyn ka muujiyay inay ka gudbi doonaan la’aanta Sergio Aguero kulanka adag lugta labaad ee wareega 16-ka Champions...
View ArticleRaphaël Varane oo ka hadlay kulanka la wada sugayo ay Man City ku booqanayaan...
(Madrid) 01 Agoosto 2020. Daafaca reer France iyo kooxda Real Madrid ee Raphaël Varane ayaa ka hadlay kulanka lugta labaad ee wareega 16-ka tartanka Champions League ay kooxdiisa kula ciyaari doonto...
View ArticleMuxuu ka yiri Éder Militão kulanka la wada sugayo ee Man City &...
(Manchester) 02 Agoosto 2020. Daafaca reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Éder Militão ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay inuu buuxiyo booska uu ka maqan yahay Sergio Ramos kulanka Manchester City....
View ArticleMacallin Arsene Wenger oo magacaabay labada Kooxood ee midkood ku guuleysan...
(Yurub) 03 Agoosto 2020. Macallinkii hore ee kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsene Wenger ayaa magacaabay labada Naadi ee midkood ku guuleysan doonta tartanka Champions League kal ciyaareedkan...
View ArticleHazard oo tilmaamay goolkii ugu fiicnaa ee uu ku arkay tartanka Champions League
(Madrid) 03 Agoosto 2020. Xiddiga kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa ka hadlay dhameystirka kulamada tartanka Champions League, kaddib in muddo ah ee loo joojiyay caabuqa Coronavirus. Real Madrid...
View Article“Sergio Ramos wuxuu awoodaa inuu ciyaaro illaa inta uu ka gaarayo 40 sano”–...
(Madrid) 04 Agoosto 2020. Sergio Ramos waa difaaca ugu fiican Adduunka, waxaana uu sii ciyaari karaa illaa uu ka gaaro da’da 40 sano, sidaas waxaa warinaya xiddigii hore ee Kooxda Real Madrid ay ka...
View ArticleKooxda Napoli oo weyn karta Lorenzo Insigne kulanka Champions League ee ay...
(Naples) 04 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa weyn karta adeegga xiddigeeda weerarka uga ciyaara ee Lorenzo Insigne marka ay Jimcaha u safrayaan Barcelona, halkaasoo ay kula soo...
View ArticleHalyeey kooxda Real Madrid ah oo saadaaliyay natiijada kulanka la wada sugayo...
(Yurub) 05 Agoosto 2020. Barcelona ayaa ka soo heshay barbardhac 1-1 ah kooxda Napoli kulankii lugta hore wareega 16-ka ee Champions League, kahor inta aan tartanka loo joojinin sababa la xiriira...
View Article“Real Madrid waxay heysataa fursad ka weyn tan ay ku soo bixi karto...
(Yurub) 05 Agoosto 2020. Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu guuldarro 1-2 ah waxay kala kulantay Manchester City, kulankii lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League....
View Article