Waa kuma xiddiga buuxin doona booska uu ka maqan yahay Sergio Ramos kulanka...
(Madrid) 05 Agoosto 2020. Waxaa la sii shaaciyey xiddiga booxin doona booska uu ka maqan yahay Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos kulanka ay booqanayaan Kooxda Manchester City ee Champions League....
View ArticleZidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee...
(Madrid) 05 Agoosto 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Manchester City ee lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA...
View ArticleXiddiga ka tirsan Real Madrid ay kala kulmi karaan halista ugu weyn,...
(Manchester) 06 Agoosto 2020. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad ku soo dhaweyn doonto habeen dambe ee Jimcaha ah kooxda Real Madrid, si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee...
View ArticleIsku aadka Kulankii ugu horreeyey ee siddeed dhammaadka Europa League oo la...
(Manchester) 06 Agoosto 2020. Kulammo ka tirsan wareegga 16-ka Europa League ayaa xalay la ciyaaray, iyadoo uu ka soo baxay isku aadka kulankii ugu horreeyey ee siddeed dhammaadka tartankan. Manchester...
View ArticlePep Guardiola oo aragtidiisa ka dhiibtay kulanka ay habeen dambe wajahayaan...
(Manchester) 06 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay dhibaatada kaga imaan karta kubad xakameynta naadiga Real Madrid, sababa la...
View ArticleMaurizio Sarri oo ka hadlay suurtagalnimada ah in laga ceyriyo tababarka...
(Turino) 06 Agoosto 2020. Macalinka reer Talyaani iyo kooxda Juventus ee Maurizio Sarri ayaa ka jawaab celiyay wararka sheegaya suurtagalnimada ku aadan in shaqada laga ceyriyo, haddii ay dhacdo inuu...
View ArticleJuventus vs Lyon: Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa soo...
(Turin) 07 Agoosto 2020. Juventus oo maanka ku haysa in lugtii hore looga soo adkaaday 1-0 ayaa soo dhoweynaysa Lyon lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League. Kooxda lagu naynaaso Bianconeri...
View ArticleHorudhac: Manchester City vs Real Madrid: Shaxda ay ku soo geli karaan,...
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Kooxda Real Madrid ayaa indhaha ku haysta inay soo laabasho sameyso kaddib markii looga adkaaday 2-1 lugtii hore, marka ay caawa garoonka Etihad kula ciyaareyso Manchester...
View ArticleMaurizio Sarri oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa...
(Turin) 07 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Juventus ee Maurizio Sarri ayaa ku dhawaaqay liiska ciyaartoydiisa kaga qeyb galaya kulanka caawa ay la ciyaari doonaan naadiga reer France ee Lyon. Juventus...
View ArticleMuxuu ka yiri Sergio Busquets kulanka ay habeen dambe wajahayaan kooxda Napoli?
(Barcelona) 07 Agoosto 2020. Laacibka qadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay si weyn uga faa’ideysatay tan iyo markii uu dhamaaday horyaalka La Liga, si ay ugu...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Manchester City iyo...
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Etihad si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Juventus iyo Lyon oo la...
(Turin) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa naadiga reer France ee Lyon ku soo dhoweynaysa garoonka Allianz si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka...
View ArticleMan City oo iska xaadirisay wareegga siddeeda ee tartanka Champions League,...
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Manchester City ayaa u soo baxday wareegga Siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay Real Madrid 2-1, kulankii lugta labaad ee wareega 16-ka,...
View ArticleLyon oo u soo baxday wareegga siddeeda ee Champions League kaddib markii ay...
(Turino) 07 Agoosto 2020. kooxda Lyon ayaa iska xaadirisay wareegga siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay ku soo baxday farqiga goolasha 2-2 ah, xilli kulanka caawa ay Bianconeri ku...
View ArticleKulamada CAAWA laga ciyaarayo tartanka UEFA Champions League & saacada la...
(Yurub) 08 Agoosto 2020. Waxaa Caawa la ciyaari doonaa kulamo qaar ee ka tirsan lugta labaad wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Barcelona ayaa waxay caawa garoonkeeda Cump Nou ku soo...
View Article“Manchester City waxay dooneysaa inay ku guuleysato Champions League-ga” –...
(Yurub) 08 Agoosto 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Sky Blue ujeedkeeda uu yahay inay ku guuleysato xilli ciyaareedkan tartanka UEFA Champions...
View ArticleXaqiiqooyin aad uga baahan tahay inaad ka ogaato kulanka caawa garoonka Camp...
(Barcelona) 08 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou caawa ku soo dhoweynaysa naadiga Napoli lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League. Kulankii hore ee ka dhacay...
View ArticleMuxuu ka yiri Zidane kaddib markii ay Man City u soo baxday wareega siddeeda...
(Yurub) 08 Agoosto 2020. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa la hadlay warbaahinta kaddib markii Manchester City ay u soo baxday wareega siddeeda ee tartanka UEFA Champions League....
View ArticleXaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ka ogaato kulanka caawa ay Chelsea...
(Munich) 08 Agoosto 2020.Chelsea ayaa u safreysa Kooxda Bayern Munich si ay ula soo ciyaarto caawa lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League. Kooxda reer England ee Blues ayaa doonaysa inay...
View ArticleMuxuu Eden Hazard ka yiri in Kooxdiisa Real Madrid laga soo reebay tartanka...
(Manchester) 08 Agoosto 2020. Eden Hazard ayaa habeen aan la iloobi karin xalay ku qaaday garoonka Etihad, kaddib markii kooxdiisa Real Madrid looga soo reebay tartanka Champions League. Waxaa loo soo...
View Article