Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Manchester City iyo Real Madrid oo la shaaciyay

$
0
0

(Manchester) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Etihad si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Manchester City iyo Real Madrid.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Man City XI:

Image

Safka hore ee Man City: Ederson, Walker, Fernandinho (C), Laporte, Cancelo, Rodrigo, Gundogan, De Bruyne, Foden, Sterling, Jesus.

Real Madrid XI:

Image

Safka hore ee Real Madrid: Courtois; Carvajal, Varane, Militao, Mendy; Modric, Casemiro, Kroos; Rodrygo, Hazard, Benzema.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles