Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda Juventus oo shaqada ka cayrisay Macallin Maurizio Sarri kaddib...

(Turin) 08 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si rasmi ah u cayrisay macallin Maurizio Sarri kaddib markii uu hal sano la joogay, waxaana uu ku hoggaamiyey horyaalkoodii sagaalaad oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sergio Ramos oo fariin u diray taageerayaasha Real Madrid kaddib markii laga...

(Madrid) 08 Agoosto 2020. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa fariin u diray taageerayaasha Los Blancos, kaddib markii laga reebay tartanka UEFA Champions League. Manchester City ayaa u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Barcelona iyo Napoli oo...

(Yurub) 08 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Napoli ku soo dhoweynaysa garoonka Cump Nou si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Bayern München iyo...

(Yurub) 08 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern München ayaa naadiga Chelsea ku soo dhoweynaysa garoonka Allianz Arena si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern München oo markale dubatay kooxda Chelsea isla markaana iska...

(Yurub) 08 Agoosto 2020. Bayern München ayaa markale dubatay kooxda Chelsea isla markaana iska xaadirisay siddeeda Champions League, kaddib markii ay ku adkaatay 4-1, kulan xiiso badan ay ku wada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo isaga xaadirisay wareega siddeeda ee Champions League kaddib...

(Yurub) 08 Agoosto 2020. Kooxda Barcelona ayaa si raaxo leh isaga xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay 3-1 ku garaacday Napoli oo marti ugu aheyd garoonka Camp...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona vs Bayern Munich: Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka & Afar...

(Yurub) 09 Agoosto 2020. Si rasmi ah ayaa xalay loo soo gabagabeeyey wareegga 16-ka Champions League, waxaana soo dhammaystirmay siddeeda kooxood ee ciyaari doonta siddeed dhammaadka tartankan oo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halyeey Man United ah oo saadaaliyay labada kooxood ee isugu soo hari doonta...

(Yurub) 09 Agoosto 2020. Kaddib markii xalay uu dhameystirmay isku aadka siddeed dhamaadka Champions League, halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay kooxaha isugu soo hari...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kahor kulanka Bayern Munich imisa gool ayuu Lionel Messi ka dhaliyay wareega...

(Yurub) 10 Agoosto 2020. Kaddib markii uu ku hogaamiyay in Barcelona ay garaacdo kooxda Napoli kulankii lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League, isla markaana uu dhaliyay gool cajiib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Atalanta vs Paris Saint-Germain – Shaxda ay ku soo geli karaan,...

(Lisbon) 12 Agoosto 2020. Paris Saint-Germain ayaa caawa la ciyaari doonta Kooxda Atalanta BC kulankeedii ugu horreeyey ee siddeed dhammaadka Champions League, iyadoo u jeedkoodu yahay inay sii...

View Article

Michael Owen oo saadaaliyay kulamada wareega siddeeda ee Champions League…...

(Yurub) 12 Agoosto 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool iyo xulka qaranka England ee Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada wareega siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, gaar ahaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka...

(Barcelona) 12 Agoosto 2020. Quique Setién ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona ee kaga qeyb galaya kulanka adag ee Bayern Munich. Macalin Quique Setién iyo wiilashiisa ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka hor kulanka ay la leeyihiin Barcelona ee Champions League, Kooxda Bayern...

(Munich) 12 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Waddanka Jarmalka ayaa xaqiijiyey in xiddig muhiim ah oo ka tirsan safkeeda uu seegay tababarkii ugu dambeeyey maanta ee ay isugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay magaca ciyaaryahankeeda, kaasoo laga...

(Barcelona) 12 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in ciyaaryahan ka mid ah xiddigaheeda laga helay faafaha Korona Fayras, waxaana hadda si buuxda ay ugu dhawaaqday magaca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Atalanta iyo Paris...

(Lisbon) 12 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Atalanta iyo Paris Saint-Germain, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda PSG ayaa 25-sano kaddib iska xaadirisay afar dhammaadka Champions...

(Lisbon) 12 Agoosto 2020.  Kooxda kubadda cagta PSG ayaa guul soo laabasho ah oo ay ka gaartay Atalanta waxa ay isaga xaadirisay afar dhammaadka tartanka Champions League, markii ugu horreysay tan iyo...

View Article

Muxuu ka yiri Thomas Tuchel guushii soo laabashada aheyd ay ka gaareen kooxda...

(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in naadiga reer Talyaani ee Atalanta aysan u qalmin inay u gudubto wareega afar dhamaadka ee tartanka UEFA...

View Article


“Qof walba ee ka shakisan awooda PSG waa inuu maankiisa badelaa” – Nasser...

(Losbon) 13 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay guusha soo laabashada aheyd ay xalay ka gaareen naadiga reer Talyaani ee Atalanta...

View Article

“Kylian Mbappé iyo Neymar Jr waxay waligood joogi doonaan PSG” – Nasser...

(Paris) 13 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa carabka ku adkeeyay sida ay uga go’an tahay inuu kooxda ku sii haayo labada xddig ee Kylian...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Barcelona oo gaartay Magaalada Lisbon ka hor kulankeeda habeen dambe...

(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa gaartay Magaalada Lisbon ee dalka Portugal ka hor kulankeeda siddeed dhammaadka Champions League. Naadiga reer Spain ayaa kulan adag waxa...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live