Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Barcelona iyo Napoli oo la shaaciyay

$
0
0

(Yurub) 08 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Napoli ku soo dhoweynaysa garoonka Cump Nou si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Barcelona iyo Napoli.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Barcelona XI:

Image

Napoli XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles