Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha RB Leipzig iyo Atletico...

(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha RasenBallsport Leipzig iyo Atletico Madrid, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda RB Leipzig oo markeedii ugu horreysay taariikhdeeda gaartay afar...

(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta RasenBallsport Leipzig ee dalka Jarmalka ka dhisan ayaa gaartay afar dhammaadka Champions League markeedii ugu horreysay taariikhdeeda, kaddib markii guul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Barcelona vs Bayern Munich – Shaxda ay ku soo geli karaan,...

(Lisbon) 14 Agoosto 2020. Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ayaa caawa isku qaban doona kulan ka tirsan siddeed dhammaadka Champions League. Kulankan oo kala bax ah isla markaana aan loo ciyaari...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Kooxaha Barcelona vs Bayern Munich ka hor...

(Lisbon) 14 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la ciyaari doonta kulan ka tirsan siddeed dhammaadka Champions league naadiga reer Jarmal ee Bayern Munich. Caawa oo Jimce ah ayay labada...

View Article

Waa kuwee xiddigaha ee u soo wada ciyaaray labadan Kooxood ee Barcelona &...

(Lisbon) 14 Agoosto 2020. Caawa oo Jimce ah labada kooxood ee Barcelona iyo Bayern Munich ayaa isku qaban doonaan magaalada Lisbon ee carriga Portugal kulan qeyb ka ah tartanka Champions League,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha Barcelona iyo...

(Lisbon) 14 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Bayern Munich oo siddeed gool ku saxariirisay Barcelona iskana...

(Lisbon) 14 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa caawa kabaha la dulmartay Barcelona oo ay ku garaacday 8-2 kulan qeyb ka ahaa siddeed dhammaadka Champions League, xilli kulankan uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Manchester City vs Lyon– Shaxda ay ku soo geli karaan,...

(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Manchester City ayaa kulan ka tirsan siddeed dhammaadka Champions League, waxa ay magaalada Lisbon kula ciyaari doontaa naadiga Lyon, waxaana ay doonaysaa Sky Blues in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib xasuuqii xalay Rio Ferdinand oo shaki galiyay mustaqbalka Lionel Messi...

(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa ayaa kula taliyey xiddiga reer Argantina ee Lionel Messi inuu ka tago naadiga Barcelona. Kooxda kubadda cagta Bayern...

View Article


Josep Maria Bartomeu oo si kulul kaga hadlay xasuuqii xalay soo gaaray...

(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay inuu gaari doono go’aano muhiim ah, kaddib markii ay kooxda reer Catalonia xasuuq ba’an kala kulantay Bayern...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha Manchester City...

(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester City iyo Lyon, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Lyon oo iska xaadirisay afar dhammaadka Champions League kaddib markii...

(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Lyon ee reer France ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka tartanka Champions League markii ay miirka ka ceshatay oo ay tartanka ka reebtay Manchester City,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afarta ciyaaryahan ee u sharraxan xiddiga Isbuuca ee Champions League oo la...

(Yurub) 16 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga isbuuca ee tartanka Champion League. Tartanka Champion League ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey… (Lewandowski &...

(Yurub) 16 Agoosto 2020. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday kooxda isbuuca ugu fiicnayd tartanka Champions League. 11-ka ciyaaryahan ee ugu bandhigga fiicnaa tartanka Champions...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Laacibka ku guuleystay abaalmarinta xiddiga isbuuca ee Champion League...

(Yurub) 17 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee tartanka Champion League. Tartanka Champion League...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsooreyaasha dhex-dhexaadin doona kulammada afar dhammaadka Champions...

(Lisbon) 17 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey Garsooreyaasha dhex-dhexaadin doona kulammada Afar dhammaadka Champions League sida kulanka Lyon iyo Bayern Munich & kulanka kale ee u dhexeeya RB...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha RB Leipzig iyo...

(Lisbon) 18 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha RasenBallsport Leipzig iyo Paris Saint-Germain, kuwaasoo ku ballansan afar dhammaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo jaratay tikitka finalka Champions League kaddib markii ay si raaxo leh...

(Lisbon) 18 Agoosto 2020. PSG ayaa jaratay tikitka finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay si raaxo leh kaga adkaatay kooxda RB Leipzig 3-0, kulankii wareega afar...

View Article

Thomas Tuchel oo fariin digniin ah u diray kooxda Bayern Munich

(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa fariin u diray kooxda Bayern Munich kahor kulanka ay caawa kula ciyaari doonaan naadiga Olympique...

View Article

Mbappé oo shaaca ka qaaday kooxda uu jeclaan lahaa inay ku wada ciyaaraan...

(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu jeclaan lahaa inay ku wada ciyaaraan finalka tartanka UEFA Champions League....

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live