Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha Lyon iyo Bayern...
(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Lyon iyo Bayern Munich, kuwaasoo ku ballansan afar dhammaadka taranta xiisaha badan ee...
View ArticleBayern Munich oo u soo baxday finalka Champions League kaddib markii ay ka...
(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Bayern Munich ayaa u soo baxday finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda reer France ee Lyon 3-0, kulankii wareega afar...
View ArticleRASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka Finalka Champions League ee...
(Lisbon) 20 Agoosto 2020. Guddiga garsoorka ee Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka finalka Champions League ee Kooxaha...
View ArticleThiago Silva oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Paris Saint-Germain kahor...
(Paris) 21 Agoosto 2020. Thiago Silva ayaa ka mid ah ciyaartoyda la filayo inay soo gabagabeeyaan mustaqbalkooda kooxda Paris Saint-Germain, kaddib ciyaarta finalka ee tartanka Champions League oo ay...
View ArticleNeymar oo ka hadlay kulanka finalka UCL ay ku wajahayaan kooxda Bayern &...
(Lisbon) 22 Agoosto 2020. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa indhaha ku haya inuu ku guuleysto Koobka Champions League isagoo xiran maaliyada naadiga reer France ee PSG. Kooxaha Paris...
View ArticleHorudhac: Paris Saint-Germain vs Bayern Munich – Shaxda ay ku soo geli...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Kulan adag oo ah kama dambeysta tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2019-20 ayaa caawa waxa uu dhxmarayaa Kooxaha PSG iyo Bayern Munich. Garoonka The Estadio da...
View ArticleXaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka caawa PSG & Bayern...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Garoonka The Estadio da Luz ayaa caawa marti gelinaya Final-ka Champions League 2019-20, kooxda reer France ee Paris Saint-Germain oo markeedii ugu horreysay iska xaadirisay...
View ArticleMuxuu ka yiri Tababare Hans Flick kulanka adag ee finalka Champions League ay...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Hans Flick ayaa sheegay inuu ka war qabo qatarta kaga imaan karta weerarka naadiga reer France ee Paris Saint-Germain. Laakiin Hans Flick...
View Article“Bayern Munich khibrad ayey u leedahay kulamada finalka ah” – Thomas Tuchel
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Tababaraha Jarmalka ah ee leyliya kooxda Paris Saint-Germain Thomas Tuchel ayaa ku tilmaamay Bayern Munich inay tahay koox weyn ee xoogan, isla markaana khibrad u leh kulamada...
View ArticleLuis Figo oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Lionel Messi inuu ka tagayo...
(Yurub) 23 Agoosto 2020. Ciyaaryahankii hore kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ee Luis Figo ayaa xaqiijiyay inay adag tahay in Lionel Messi lagu arko koox kale sanadkan. Hadalka Figo ayaa ku soo aadaya...
View ArticleDe Lima Ronaldo oo ka hadlay suurtogalnimada uu Neymar ku qaadi karo...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo Luís Nazário de Lima ayaa ka hadlay suurtogalnimada uu Neymar ku qaadi karo tartanka Champions League, ciyaarta caawa dhex mari doonta kooxaha...
View Article“Waxaan u imid Paris Saint-Germain si aan ugu guuleysto Champions League” –...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa sheegay inuu ugu biiray PSG, si uu ugu guuleysto tartanka xiisaha badan ee Champions League....
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka caawa ee Final-ka Champions League Kooxaha PSG iyo...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha PSG iyo Bayern Munich, kuwaasoo ku ballansan kama dambeysta taranta xiisaha badan ee...
View ArticleBayern Munich oo markeedii LIXAAD ku guuleysatay koobka Champions League,...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Bayern Munich ayaa markeedii LIXAAD ee taariikhda ku guuleysatay koobka Champions League, kaddib markii ay guul dirqi ah kaga qaaday kooxda Paris Saint-Germain 0-1, kulankii...
View ArticleMuxuu ka yiri Neymar Jr kaddib guuldarradii ka soo gaartay kooxda Bayern...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa saameyn weyn ku yeelatay guuldarradii ka soo gaartay naadiga Bayern Munich ciyaartii finalka aheyd ee...
View Article“Waxaan doonayaa inaan ku guuleysto Barcelona xilli ciyaareedka soo socda” –...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ku laabto kooxda Barcelona inta lagu guda jiro xilli ciyaareedka soo socda. Philippe Coutinho ayaa...
View Article“Paris Saint-Germain waxay ku guuleysan doontaa Champions League” – Nasser...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Nasser Al-Khelaifi oo ah milkiilaha kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa balan qaaday inay ku guuleysan doonaan koobka UEFA Champions League mustaqbalka. Bayern...
View ArticleThomas Tuchel oo sharaxaad ka bixiyay sababta ka dambeysay guuldarradii ay...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa sharaxay sababta ka dambeysay guuldarradii ay kala kulmeen Bayern Munich kulankii xalay ee finalka Champions...
View ArticleKaddib ku guuleysigooda koobka Champions League Robert Lewandowski oo gaaray...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Weeraryahanka Robert Lewandowski iyo kooxdiisa Bayern Munich ayaa xalay wada gaaray guul weyn kaddib markii ay kaga guuleysteen koobka Champions League naadiga Paris...
View ArticleMbappé oo faallo ka bixiyay guuldaradii Champions League wuxuuna hambalyo u...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa muujiyay sida uu ugu xun yahay inay ku guuldarreysteen koobka UEFA Champions League, kaddib guuldarradii ay kala...
View Article