SHANTA Cayaaryahan ee ugu wanaagsanayd xilli ciyaareedkan Champions League...
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Xilli ciyaareedka 2019/20 ayaa lagu soo gabagabeeyay in la arko kooxda Bayern Munich oo ku guuleysanaysa koobka xiisaha badan ee UEFA Champions Leagu, kaddib marii ay xalay...
View ArticleRASMI: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee Champion...
(Yurub) 25 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee tartanka Champion League. Tartanka Champion League...
View ArticleMiyaa taageerayaasha loo ogolaan doonaa inay ka qeyb-qaataan kulanka UEFA...
(Yurub) 25 Agoosto 2020. Taageerayaasha ayaa loo ogolaan doonaa inay xaadiraan kulanka UEFA Super Cup, kaasoo Budapest oo ah caasimada dalka Hungary ku dhexmari doona Kooxaha Bayern Munich iyo Sevilla...
View Article“Waan u dhowaan waayey Thiago!” Mason Mount oo afka furtay kaddib cashirkii...
(London) 02 Seb 2020. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Chelsea ee Mason Mount ayaa qirtay in kulankii ay ku wajaheen naadiga Bayern Munich tartanka tartanka Champions League uu cashar adag u yahay...
View ArticleAndrea Pirlo oo shaaca ka qaaday hiigsiga kooxda Juventus ee xilli...
(Turin) 04 Seb 2020. Tababaraha cusub Juventus ee Andrea Pirlo ayaa rajo weyn ka qaba kooxdiisa xilli ciyaareedka cusub, wuxuuna xaqiijiyay inuu doonayo inuu ilaaliyo koobka horyaalka Talyaaniga isla...
View ArticleMbappé oo caddeeyay waxa ay u baahan tahay PSG si ay ugu guuleysato Champions...
(Paris) 06 Seb 2020. Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappé ayaa cadeeyay waxa ay u baahan tahay kooxdiisa Paris Saint-Germain si ay ugu guuleysato koobka Champions League. Kylian Mbappé ayaa...
View ArticleTababare Hansi Flick oo Koobka Champions League geeyey Matxafka Kooxda Bayern...
(Munich) 09 Sebt 2020. Tababaraha Bayern Munich ee Hansi Flick ayaa Koobka Champions League ee ay dhowaan ku guuleysteen geeyey Matxafka Kooxda reer Jarmal. Koobkan ayaa ahaa koobkii dhowaan ay Kooxda...
View ArticleRASMI: Xilliga la sameyn doono isku aadka heerka guruubyada ee Champions...
(Nyon) 09 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey xilliga sameyn doono isku aadka heerka guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21 iyo weliba marka la isku aadin doono kooxaha kale ee ciyaaraya...
View ArticleRaphaël Varane oo tilmaamay waqtigiisii ugu xumaa ee kooxda Real Madrid
(Madrid) 15 Sebt 2020. Daafaca reer France iyo kooxda Real Madrid ee Raphaël Varane ayaa ka hadlay kulankii masiibada ahaa oo ay isaga iyo kooxdiisa la ciyaareen Manchester City, lugta labaad wareega...
View Article“Rajada ku guuleysiga Ballon d’Or wali wey jirtaa” – Robert Lewandowski
(Yurub) 16 Sebt 2020. Xiddiga Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa faallo ka bixiyay go’aanka lagu joojiyay abaalmarinta Ballon d’Or ee ah ciyaaryahanka ugu fiican adduunka sanadkan; sababa la...
View ArticleRASMI: Xiddigaha u sharran abaal-marinnada laacibka boos walba ugu fiican...
(Yurub) 17 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey xiddigaha u sharraxan abaal-marinta boos walba ee ugu fiican sanadka sida Goolhayaha ugu wanaagsanaa, daafaca, khadka...
View Article“Riyadayda waa inaan ku guuleysto Champions League ka hor inta aan ka...
(Yurub) 18 Sebt 2020. Champions League ayaa ah tartanka ugu xiisaha badan heer kooxeed qaarada Yurub, iyadoo xiddig kasta ee kubadda cagta ciyaara uu xiiseynayo inuu mar uun uu ku guuleysto, kahor inta...
View ArticleRASMI: Xiriirka kubadda cagta Yurub oo ku dhawaaqay saddexda Tababare ee ku...
(Yurub) 23 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay liiska saddexda Tababare ee ku tartami doona Abaal-marinta macallinka sanadka ee UEFA. Hansi Flick, Jürgen Klopp iyo Julian...
View ArticleRASMI: Saddexda xiddig ee ku tartami doona abaal-marinta laacibka sanadka ee...
(Yurub) 23 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay liiska saddexda xiddig ee ku tartami doona Abaal-marinta laacibka sanadka ee UEFA. Kevin de Bruyne, Robert Lewandowski iyo...
View ArticleJosé Mourinho oo ka warbixiyay waqtigii ugu xumaa ee xirfadiisa tababarnimo
(London) 24 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee José Mourinho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waqtigii ugu xumaa ee xirfadiisa tababarnimo. José Mourinho ayaa wuxuu si cad u sheegay in...
View ArticleKooxda Bayern Munich oo ku guuleystay koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay...
(Yurub) 25 Sebt 2020. Kooxda Bayern Munich ayaa ku guuleystay koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay ku garaacday naadiga reer Spain ee Sevilla 2-1, ciyaar aad u xiiso badan ay ku wada ciyaareen...
View ArticleRASMI: Manuel Neuer oo ku guuleystay abaal-marinta goolhayaha xilli...
(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa socota, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan. Hadda waxaa la bixiyey abaal-marinta...
View ArticleRASMI: Joshua Kimmich oo ku guuleystay abaal-marinta Difaaca xilli...
(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa socota, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan. Hadda waxaa la bixiyey abaal-marinta...
View ArticleRASMI: Kevin De Brunye oo ku guuleystay abaal-marinta khadka dhexe ee xilli...
(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa socota, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan. Hadda waxaa la bixiyey abaal-marinta...
View ArticleRASMI: Robert Lewandowski oo ku guuleystay abaal-marinta Weeraryahanka xilli...
(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa socota, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan. Hadda waxaa la bixiyey abaal-marinta...
View Article