DEG DEG: Isku aadka heerka guruubyada Champions League 2020/21 oo la...
(Geneva) 01 Okt 2020. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada Champions League oo caawa lagu sameeyey Waddanka Switzerland. Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa waxa ay guruub la...
View ArticleDEG DEG: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA oo la...
(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa la soo gabagabeeyey goordhow, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan, abaal-marintii ugu...
View ArticlePavel Nedvěd oo si xiiso leh kaga hadlay kulanka Juventus iyo Barcelona ee...
(Turin) 02 Okt 2020. Madaxweyne ku xigeenka kooxda kubadda cagta Juventus ee Pavel Nedvěd ayaa xaqiijiyay in kulanka ay la ciyaari doonaan naadiga Barcelona uu yahay mid aad u adag. Kooxda reer Spain...
View ArticleKoeman oo ammaanay ciyaartoydiisa… xilli uu sidoo kale ka hadlay isku aadkii...
(Barcelona) 02 Okt 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa muujiyay inuu ku faraxsan yahay guushii ay Barca ka gaartay Celta Vigo. Barcelona ayaa guul ka soo heshay kooxda...
View ArticleMuxuu ka yiri Javier Zanetti kulanka ay Real Madrid ku wajahayaan tartanka...
(Milano) 02 Okt 2020. Madaxweyne ku xigeenka kooxda Inter Milan ee Javier Zanetti ayaa ka hadlay group-ka B oo ay Nerazzurri kaga beeganaty tartanka Champions League xilli ciyaareedkan, kaasoo ay ku...
View ArticleRASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Man United uga qeyb galaya tartanka Champions...
(Manchester) 08 Okt 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda kaga qayb geli doona UEFA Champios League, iyadoo xiddigaha...
View ArticleRASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Liverpool uga qeyb galaya tartanka Champions...
(Liverpool) 08 Okt 2020. Macallin kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha uu kala qeyb-galaya tartanka UEFA Champions League, iyagoo indhaha ku haya inay ku guuleystaan...
View ArticleRASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Manchester City uga qeyb galaya tartanka...
(Manchester) 08 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay xiddigaha uga qeyb gali doona tartanka Champions League, iyadoo ay ku soo baxeen saxiixyada cusub ee City. Tababare Pep...
View ArticleArsene Wenger oo sheegay kooxda uu u arko inay tahay tan ugu fiican Yurub...
(Yurub) 10 Okt 2020. Macalinkii hore kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa sheegay kooxda uu u arko inay tahay tan ugu fiican Yurub xilligan la joogo. Arsene Wenger ayaa aaminsan in Bayern Munich ay...
View ArticleEd Woodward oo diyaar u ah inuu shaqada ceyriyo Macallinka Man United ee Ole...
(Manchester) 11 Okt 2020. Guddoomiye ku xigeenka fulinta Man United ee Ed Woodward ayaa lagu soo warramayaa inuu diyaar u yahay inuu shaqada ka ceyriyo tababaraha kooxda ee Ole Gunnar Solskjaer haddii...
View Article“Chelsea waxay raadineysaa inay ku guuleysato Premier League iyo Champions...
(London) 12 Okt 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Chelsea ee Christian Pulisic ayaa xaqiijiyay in Blues ay hiigsaneyso ku guuleysiga horyaalka Premier League iyo tartanka Champions League xilli...
View Article“Lix kooxood ayaa la tartami karta Bayern Munich” – Jerome Boateng
(Munich) 12 Okt 2020. Daafaca kooxda Bayern Munich ee Jerome Boateng ayaa sheegay inuu doonayo in kooxdiisa ay difaacato dhamaan tartamadii ay ku soo guuleysatay bilihii la soo dhaafay, oo uu ku jiro...
View ArticleRASMI: Weeraryahanka Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo oo laga helay...
(Lisbon) 13 Okt 2020. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijiyey in laga helay Korona Fayras. Kaddib markii maanta la helay KOFID 19...
View ArticleEdinson Cavani oo qaatay tababarkiisii ugu horreeyey ee Kooxda Man United…...
(Manchester) 19 Okt 2020. Saxiixa cusub ee Kooxda Manchester United Edinson Cavani ayaa qaatay tababarkiisii ugu horreeyey ee naadiga ka arrimisa garoonka Old Trafford. Wiilka cusub ee kooxda...
View ArticleChelsea, Juventus, Barcelona iyo Man United – Ka bogo guud ahaan kulamada...
(Yurub) 20 Okt 2020. Waxaa caawa la daah furi doonaa kulamada heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn ee nasiibka u yeeshay inay...
View ArticleCésar Azpilicueta oo sheegay halka ay daciif ka tahay kooxdiisa Chelsea
(London) 20 Okt 2020. kabtanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee César Azpilicueta ayaa sheegay inay muuhiim tahay inay joojiyaan qaladaadka shaqsiyadeed ay sameynayaan, isla markaana ay qaataan go’aamo...
View ArticleMessi oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Kooxda Barcelona ee caawa wajahaya...
(Barcelona) 20 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay caawa kala hortagayso naadiga Ferencvaros, Lionel Messi ayaa hoggaaminaya, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Pjanic &...
View ArticleSuarez oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Kooxda Atletico Madrid ee habeen...
(Madrid) 20 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Atletico ay habeen dambe kala hortagayso naadiga Bayern Munich, Suarez ayaa hoggaaminaya, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Torreira &...
View ArticleMan United, Juventus iyo Barcelona, oo guulo gaaray iyo dhamaan natiijooyinka...
(Yurub) 20 Okt 2020. Waxaa caawa la daah furay kulamada heerka group-yada ee tartanka UEFA Champions League, xilli ciyaareedkan 2020/21 iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Juventus,...
View ArticleReal Madrid, Bayern, Liverpool iyo Man City – Ka bogo guud ahaan kulamada...
(Yurub) 21 Okt 2020. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn ee nasiibka u yeeshay inay...
View Article